Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

NISA: 16 Al-Shabaab Fighters Killed in Lower Shabelle Airstrikes

MOGADISHU, Somalia – The Somali government reported on Sunday that 16 Al-Shabaab fighters were killed in two separate airstrikes in the vicinity of Basra, in the Lower Shabelle region, late on Saturday night.   Basra, a strategic farming area located between Bal’ad and Afgoye, has been a hotspot for Al-Shabaab activity despite repeated airstrikes and ground operations targeting the group in...

NISA oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay gobolka Shabeellaha Hoose

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay aagga deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo la burburiyay gaadiid dagaal oo ay wateen.   Howlgalka ayaa qeyb ka ahaa dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo ka hortagga weerarada Al-Shabaab ee ka jira gudaha Soomaaliya. Ciidamada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho shaqo ku tagay Imaaraatka Carabta

ABU DHABI – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Imaaraatka, Sheekh Maxamed Binu Zayed Al Nahyan, isagoo booqasho shaqo ku jooga Imaaraatka.   Kulanka waxaa goob-joog ka ahaa Sheekh Mansuur Binu Zayed Al Nahyan, Madaxweyne kuxigeenka, Ra’iisul wasaare ku xigeenka, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Madaxtooyada, iyo sidoo kale Sheekh Hamdaan Binu Maxamed Binu...

Explosion and Gun Attack Target Anti-Al-Shabaab Meeting In Beledweyne

BELEDWEYNE, Somalia — This morning, an explosion struck a house in Beledweyne, the capital of the Hiran region, where government officials, leading traditional elders, and other military officers were having a meeting on the Al-Shabaab war.   According to eyewitnesses, a vehicle laden with explosives targeted the front gate of the house, located in the Howlwadaag neighborhood. This was followed by...

Qarax ka dhacay Beledweyne iyo dagaalyahanno gudaha u galay goob muhiim ah

BELEDWEYNE, Soomaaliya - Waxaa saakay qarax lagu weeraray Guri ay mas'uuliyiin ku shirayeen oo ku yaalla magaaladda Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan.   Sida ay sheegeen goobjoogiyaal, gaari qarax saaran ayaa lagu dhuftay albaabka Guriga, ku yaalla xaafadda Howlwadaag, waxaana xigay weerar toos ah oo dagaalyahano gudaha ku galeen. Ciidamada dowladda ayaa goobta kula dagaalamaya dagaalyahanada, oo markii gudaha dhismaha galeen...

Somali President on a working visit to the UAE amid war at home

ABU DHABI, UAE  - President His Highness Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan today welcomed His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, who is on a working visit to the UAE.   The meeting was attended by His Highness Sheikh Mansour bin Zayed Al Nahyan, Vice President, Deputy Prime Minister, and Chairman of the Presidential Court,...

Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeer muhiim ah

MOGADISHU (SMN) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba xeer muhiim ah, kuwaas oo kala ah Xeerka Caddaaladda Dhallinyarada iyo Xeerka Canshuurta Dakhliga.   Xeerka Caddaaladda Dhallinyarada ayaa ansixiyay 139 xildhibaan, iyadoo laba ka mid ah ay ka soo horjeesteen, iyadoo aanay jirin cid ka aamustay. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Maxamed Maxamuud, ayaa...

Somali Parliament Approves Key Youth Justice, Income Tax Bills

MOGADISHU, Somalia – The House of the People of the Federal Parliament of Somalia approved two significant pieces of legislation on Monday, including the Youth Justice Bill and the Income Tax Bill.   The Youth Justice Bill was passed with overwhelming support, receiving 139 votes in favor, two against, and no abstentions. Minister of Justice and Constitutional Affairs, Hassan Moallim Mohamud,...

Ethiopia plans to buy 6 cargo ships to expand trade fleet

ADDIS ABABA - Ethiopia will purchase six new cargo ships to boost its maritime trade capabilities, the state-run Ethiopian Shipping and Logistics Services Enterprise announced Thursday, a deal that could cost between 150 million US dollars and 250 million US dollars based on global market prices.   The Enterprise said two Ultramax dry bulk carriers, each with a 62,000-ton capacity, were...

Itoobiya oo sii iibsanaysa Maraakiib ganacsi

ADDIS ABABA - Ethiopia ayaa qorsheynaysa inay soo iibsato lix markab oo cusub oo kuwa xamuulka qaada, si ay u xoojiso awooddeeda ganacsiga badda, oo ku tiirsan in ka badan 12- milyan oo qof oo dalkaas ku nool.   Maraakiibta ayaa waxay Itoobiya ku soo iibsanaysaa qiimo dhan 250 milyan oo doolar, waxayna ku biiri doonaa 10 markab oo horey u lahayd,...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...