Xisbiga Himilo Qaran oo Soo Dhoweeyay Bayaanka Saaxiibada Caalamka
Muqdisho, Soomaaliya – Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo dhoweyn iyo taageero u muujiyey bayaanka wadajirka ah ee ay soo saareen saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya, kuwaas oo taageeray wadahadalka qaranka ee uu soo jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh.
Xisbiga ayaa xaqiijiyey in uu diyaar u yahay inuu ka qayb qaato dhisidda midnimo qaran iyo in la hubiyo in codadka dhammaan...
Himilo Qaran Party welcomes Int’l partners’ statement on inclusive national dialogue.
Mogadishu, Somalia – The Himilo Qaran Party expressed its support for the joint statement issued by the international partners, endorsing an inclusive national dialogue.
The statement aligns with the proposal put forth by the Federal Government of Somalia (FGS) President Hassan Sheikh Mohamud during his Eid Al-Fitr address to the nation.
The leading Somali political party reaffirmed its commitment to fostering...
Trade Unions Support ICA’s Bold Action Against Child Labour Smuggling and Urge Prosecution of Traffickers
The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) applauds the Immigration and Citizenship Agency of Somalia's (ICA) courageous and commendable actions in dismantling organised trafficking rings that have been smuggling underage Somali girls and boys to the Gulf States and Europe under the guise of employment.
The ICA's decisive involvement has broken a highly distressing practice in which minors, some as...
Former Somali Prime Minister Khaire Pays Tribute to Late General Shegow
MOGADISHU, Somalia - Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has paid tribute to the late General Ahmed Ali Shegow, who passed away in Mogadishu on Monday.
Shegow, a respected senior officer in the Somali National Army, was widely recognized for his dedication and significant contributions to the military and the country’s security efforts.
In a heartfelt statement, Khaire praised...
Xasan Cali Khayre oo ka hadlay geerida Jeneraal Sheegow
MUQDISHO, Soomaaliya - Xasan Cali Khayre, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay geerida Jeneraal Sheegow Axmed Cali, oo shalay ku dhintay Isbitaalka Difgeer.
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waa maalin kale oo aan weynay sarkaal qiima badan oo waqti badan geliyay dadaallada dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta ee caadeystay daadinta dhiiga ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Guud ahaan ummadda...
Siidow: Jeneraal Sheegow waa la sumeeyay, waana la qarinayay geeridiisa labo bilood
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa shalay Isbitaalka Digfeer ku dhintay Jeneraal Sheegow Axmed Cali oo dowladda u xirnaa mudo ku dhaw labo sano, isagoo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay gurigiisa magaaladda Muqdisoho.
Inkastoo wasiirka Caafimaadka uu sheegay in uu u dhintay xanuunka Cagaarshowga, haddana Siyaasiga Siidow Maclin ayaa sheegay in la sumeeyay Jeneraalka, islamarkaana dowladda ay labo bilood qarinaysay...
Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Aboorey oo katirsan gobolka Hiiraan
ABOOREY, Soomaaliya - Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saakay hawlgal culus ku qaadeen Al-Shabaab, iyagoo kala wareegay tuulada Aboorey ee gobolka Hiiraan.
Ciidammadu waxay gebi ahaanba ka saareen Al-Shabaab Aboorey, waxaana hadda ay saldhig ka sameysteen gudaha iyo daafaha deegaanka, si ay uga hortagaan weerar rogaal-celis ah, sida ay sheegeen qaar kamid ah saraakiisha amniga.
Al-Shabaab waxaa ku...
Al-Shabaab oo sii daysay odayaal u dhashay Kenya
NAIROBI, Kenya - Shan oday dhaqameen oo u dhashay Kenya, kuwaasoo lagu haystay gudaha Soomaaliya ayaa lasoo daayay kadib wada-xaajood socday labo bilood ah, oo lala yeeshay Al-Shabaab.
Warbaahinta Kenya ayaa soo warisay in Odayaasha xalay fiidkii la geeyay goob ku taalla gobolka waqooyi bari iyagoo bad-qaba, waxaana dib loogu celiyay deegaanada ay kasoo jeedeen.
Arintan ayaa timid kadib markii odayaal...
Five Chiefs Abducted by Al-Shabaab in Mandera Ahead of Ruto’s Visit Freed
NAIROBI, Kenya - The five Kenyan chiefs who were abducted by suspected Al-Shabaab militia in February while going for a security meeting to plan for President William Ruto's tour have been released.
The five were released on Sunday evening, after being dropped by unknown men following what local authorities reported were successful negotiations between the elders from the region and...
Gudoomiyaha SoDMA oo kulamo la yeeshay Madaxda Hay’addo Samafal
MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareysa Hay’addaha SOS Germany iyo SOS Soomaaliya.
Kulankaan ayaa looga hadlay xaaladdaha Banii’aadannimo ee dalka, iyadoo sidoo kale lagu falanqeeyay saameynta ay yeelatay hoos u dhaca ku yimid deeqaha gargaar ee looga jawaabi jiray arrimaha Banii'aadanimo ee...










