Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Breaking Chains and Smashing Barriers Through Organised Defence of Women Journalists’ Rights in Somalia

On this International Women’s Day, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) pays tribute to the courage, resilience and professionalism of women journalists in Somalia. Women in the media play a vital role in shaping public discourse, holding power to account and amplifying the voices of the marginalised. However, they do so while enduring some of the most appalling...

Shir ku saabsan amniga Muqdisho oo ka dhacay xarun G/Banaadir

MUQDISHO - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka Benaadir.   Kulanka ayaa diirradda lagu saaray qorshaha horumarinta amniga caasimadda iyo degmooyinka ku xeeran, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa ammaanka shacabka ku nool Gobolka, loona adkayn lahaa iskaashiga...

At Least 20 Al-Shabaab Fighters Killed in Clashes in Boos-Hareeri, Somalia

JOWHAR, Somalia – The Somali government has confirmed that at least 20 Al-Shabaab militants were killed in a battle that took place yesterday in the Boos-Hareeri area of the Middle Shabelle region.   The fighting reportedly began on Friday when Al-Shabaab launched an attack on positions held by Somali government forces in the region, after which they took control of the...

Dowladda Soomaaliya oo Guulo ka sheegatay dagaalka Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 20 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Boos-hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Dagaalka ayaa la sheegay inuu bilowday markii Al-Shabaab ay weerar kusoo qaadey fariisimo ciidanka dowladda ay ku leeyihiin deegaankaas, oo kadibna la wareegtay. War-saxaafadeedka ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay...

Ciidamada Itoobiya oo kusoo biiray dagaalka Al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe

FEERFEER, Itoobiya – Ciidamo ka tirsan Ciidanka Difaaqa Qaranka Itoobiya (ENDF) ayaa lagu waramayaa in ay isugu soo urureen magaalada Feerfeer, oo ku taalla xadka Itoobiya iyo Soomaaliya, sida ay warbixinnada milatariga soo sheegeen Sabtidii.   Isku-ururintan ayaa timid xilli xiisad amni ay kordheyso, iyadoo ciidamada Itoobiya ay diyaar garoobayaan si ay u taageeraan howlgallada lagaga hortagayo weerarada Al-Shabaab ee ka...

Ethiopian Troops Mass Near Somalia Border to Counter Al-Shabaab Offensive

FERFER, Ethiopia — A significant contingent of Ethiopian National Defense Force (ENDF) troops have been stationed near the border town of Ferfer, close to Ethiopia’s frontier with Somalia, military sources reported Saturday.   The deployment comes amid heightened tensions as the troops prepare to support operations against an ongoing Al-Shabaab offensive in Somalia’s Hiran and Middle Shabelle regions. The militant group Al-Shabaab,...

Dowadda oo ka hadashay Digniinta Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Dhawaan, Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni oo muujinaysa cabsi laga qabo weeraro ka yimaada Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeynayo inay qorsheynayaan in ay weeraro ka geystaan goobaha muhiimka ah ee magaalada Muqdisho.   Digniinta amni ayaa keentay in laba shirkadood oo waaweyn oo laga leeyahay Turkiga iyo Qatar ay joojiyaan duulimaadyadii ay ku imaan...

Somali Forces Battle Al-Shabaab in Previously Cleared Areas Near Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali government forces are locked in fierce combat with Al-Shabaab militants in regions near the capital that were declared free of the extremist group three years ago, underscoring the persistent security challenges facing the Horn of Africa nation.   The clashes, spanning the past three years, have centered on the Middle Shabelle, Hiran, Galgadud, and Southern Mudug regions,...

Dowladda oo Al-Shabaab kula dagaalamaysa goobo sanado kahor laga saarey [Warbixin]

MUQDISHO - Waxaa saddexdii Sanadihii lasoo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kula dagaalamaysa deegaanno iyo degmooyin kooxda laga saarey oo ku dhaw magaaladda Muqdisho. Howlgaladaasi ayaa dowladdu isku dayaysaa inay kula wareegtay deegano iyo degmooyin oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Koonfurta Mudug. Ceel Cali. Cali fool dheere, Alkowsar, Daarunca, Degmada Ceelbaraf, Deeganka Cadaan laxeey, Boos Hareeri, Biyacadde, Mirtaqwo, Balcad iyo...

Ethiopian Military Carry Out Rare Airstrikes Targeting Al-Shabaab in Somalia

MOGADISHU, Somalia – Ethiopian warplanes launched precision airstrikes on Friday against Al-Shabaab bases in Somalia’s Middle Shabelle region, Somali Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur said, marking a fresh offensive in the battle against the Al-Qaeda-linked militants. The bombardment, involving missile strikes, targeted key positions held by the group in the volatile region, located north of the capital Mogadishu. Nur told...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...