Diyaaradaha Itoobiya oo Duqeymo ka Fuliya Gobolka Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha dowladda Itoobiya ay duqeymo ka fuliyeen deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Wasiirku wuxuu sheegay in duqeymahan ay ahaayeen kuwo gantaalo la riday, iyadoo aan weli la shaacin wax khasaare ah oo ka dhashay.
Wasiir Cabduqaadir ayaa sidoo kale tilmaamay...
Somali Police Chief Ramps Up Security Plans for Ramadan Amid Al-Shabaab Threat
MOGADISHU - Somaliaโs police commander, Major General Asad Osman Abdullahi, chaired a high-stakes security meeting this week to fortify protections in Mogadishu ahead of Ramadan, as authorities warned of heightened risks from Al-Shabaab militants targeting the capital, officials said Friday.
Joined by Deputy Commander Major General Osman Abdullahi Mohamed, widely known as "Kaniif," Abdullahi gathered senior police officers and unit...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay Kulanka Amni
MUQDISHO - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa shir guddoomiyay kulanka hoggaanada iyo qeybaha Booliiska.
Kulankaasi ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray sidii loo sugi lahaa amniga dalka, gaar ahaan Caasimadda Muqdisho intii lagu guda jiray Bisha Ramadaan.
Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa ugu...
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฐ๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ฒ ๐ ๐จโ๐๐๐ง๐ง๐จ ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ฃ๐๐ก๐๐ง ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐
Muqdisho :- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Raโiisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay dardargelinta dagaalka Khawaarijta, bogaadinta guulaha ciidanka, iyaga oo soo saaray goโaanno dhowr ah oo la xiriira amniga.
Goโaanno culus ee ay soo saareen Golaha Wasiirrada ayaa ku wajahan dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, kuwaas oo inta...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza
MUQDISHO โ Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xooggan uga hadlay arrimaha barakicinta shacabka reer Falastiin ee ka dhanka ah Israaiil, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay si buuxda uga soo horjeedo hadalladii iyo falalka ka soo baxay Israaiil ee xad-gudubka ku ah xuquuqda aadanaha iyo heshiisyada caalamiga ah.
Raโiisul Wasaaraha ayaa sheegay in falalkaas...
Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Labaadย oo kulamo kawada Baydhabo
BAYDHABO ย โ Raโiisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta tababbar usoo xiray dufcadii 9-aad ee Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Munaasabadda xiritaanka tababbarka waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed.
Ciidanka loo soo xiray tababarka ayaa loogu diyaarshay inay ka qeyb qaataan hawlaha sifeynta kooxaha khawaarijta...
U.S. Ambassador Meets FESTU Leaders to Discuss Workers’ Role in Advancing Conducive Environment for Investment in Somalia
MOGADISHU, Somalia, โ U.S. Ambassador to Somalia, Richard H. Riley, has met with the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) top leadership to discuss Somali workers' crucial role in national development.
During the meeting, Ambassador Riley engaged FESTU leadersโGeneral Secretary Omar Faruk Osman, President Ahmed Osman Said, and Deputy President Nasra Haji Ahmedโon workers' representation.
The discussions focused on workers' representation...
U.S. Halts Financial Support for Somali Danab Commandos
MOGADISHU, Somalia - Somalia's Finance Minister has announced that the United States has suspended its financial support for the Danab commandos, a key force in the fight against Al-Shabaab.
In a speech delivered to the Somali Parliament today, Minister Bihi Egeh stated that this decision will have a negative impact on the countryโs financial situation. He also warned that the...
Mareykanka oo Joojiyay Taageerada Maaliyadeed ee Ciidamada Danab
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanka ay hakisay taageerada maaliyadeed ee ciidamada Danab, kuwaasoo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ahย Al-Shabaab.
Bihi Egeh, ayaa ka sheegay khudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya Maanta, in go'aankan uu saameyn taban ku yeelan doono xaalada dhaqaale ee dalka, isagoo sidoo kale ka digay in hakinta...
Turkish Airlines Suspends Mogadishu Flights After U.S. Embassy Issues Security Warning
MOGADISHU, SomaliaโTurkish Airlines announced on Tuesday that it has halted its flight operations to Mogadishu following a security alert from the U.S. Embassy in the Somali capital.
The embassy warned of unspecified security risks in Somalia, prompting Turkish Airlines to suspend its international flights connecting Mogadishu to Europe. The move disrupts a vital air link for the country, which has...










