Turkish Airlines oo joojisay duulimaadka magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Shirkadda Turkish Airlines, ayaa muddo aysan cayimin joosiyay duulimaadyadii ay ka sameynaysay Muqdisho, kadib digniin amni oo ka soo baxday Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho.
Digniinta ayaa ku saabsan inay jiraan halis amni oo ka jirta Soomaaliya, taasoo keentay in shirkaddu go'aan ka gaarto joojinta duulimaadyada caalamiga ah ee isku xirayay Muqdisho iyo Yurub.
Shirkaddu waxay dadka ku wargelisay...
Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho
MUQDISHO - Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin ku saabsan weeraro suurtagal ah oo laga yaabo inay ku soo wajahan yihiin magaalada Muqdisho, gaar ahaan meelo muhiim ah oo ay ku jiraan Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.
Qoraal ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in ay raadinayaan macluumaad la xiriira weeraradaasi, isla markaana la joojiyay dhammaan dhaq-dhaqaaqyada...
U.S. Embassy Issues Security Alert for U.S. Citizens in Somalia
MOGADISHU, Somalia — The U.S. Embassy in Somalia issued a security alert for American citizens, reminding them of ongoing risks in the country despite the lifting of restrictions for official U.S. Embassy travelers at Aden Adde International Airport.
The U.S. Department of State's Level 4 travel advisory for Somalia — urging Americans to "Do Not Travel" — remains in effect due...
Mogadishu Mayor Launches Annual Quran Recitation Contest
MOGADISHU, Somalia – The Mayor of Mogadishu and Governor of Banaadir Region, Mohamed Ahmed Amir, officially inaugurated the annual Quran Recitation Competition for Ramadan on Tuesday in the capital.
The event, organized by the Banaadir Regional Administration and the Mogadishu City Council, brings together students from various Quranic schools across the districts of the Banaadir Region.
The competition, which is held...
Mohamed Abdi Hassan Wins Seat 248 in Somalia’s Parliament
DHUUSAMAREEB, Somalia – The Independent Electoral and Boundaries Commission of Somalia held the election for the vacant Seat 248 in the House of the People of the Federal Parliament today, in the central city of Dhuusamareeb, the capital of Galmudug State.
Mohamed Abdi Hassan secured the seat after a smooth election process this morning. The seat was previously held by...
Dhuusamareeb: Doorashada Kursiga 248 oo Ku Guuleystay Maxamed Cabdi Xasan
DHUUSAMAREEB - Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Maanta, oo taariikhdu tahay 4-ta Maarso, ku qabtay magaalada Dhuusamareeb doorashada Kursiga 248 ee ka banaanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Maxamed Cabdi Xasan ayaa ku guuleystay kursigan, kadib doorasho saaka ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Kursigan ayaa hore ugu fadhiyay Saadaq Cumar Xasan, oo...
Gudoomiye Amiir oo daah furay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan
MUQDISHO - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, kaas oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa ku tartami doono Arday ka kala socda Dugsiyadda Quraanka Kariimka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Xildhibaan Xaadoole...
UN Security Council Extends Sanctions Against Al-Shabaab
NEW YORK - The United Nations Security Council has officially extended the authorization for member states to stop any ships from exporting weapons or charcoal illegally from Somalia, a sanction that will remain in effect until December 13, 2025.
The Council also renewed the mandate of the Expert Panel supporting the sanctions against Al-Shabaab, which will now run until January...
Gollaha Ammaanka oo Cusboonaysiiyay Xayiraadaha Al-Shabaab
NEW YORK - Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u kordhiyay oggolaanshaha wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay inay joojiyaan doon kasta oo sida hub sharci-darro ah ama dhuxul laga dhoofinayo Soomaaliya, xayiraaddan oo sii jiri doonta ilaa 13-ka Diseembar 2025.
Sidoo kale, Golaha ayaa dib u cusboonaysiiyay howlgalka Guddiga Khubarada ee taageera cunaqabateynta Al-Shabaab, taasoo...
Somali Government Forces Repel Al-Shabaab Attack
BOOS-HAREERI, Somalia — Somali government forces, backed by local clan militias known as Macwiisley, repelled an attack by Al-Shabaab militants in the Boos-Hareeri area of the Aadan-Yabaal district, Middle Shabelle region, security officials said.
The intense fighting erupted after Al-Shabaab launched an assault on the government-controlled area, which it has held for several years.
The clash is part of a broader...








