Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgal Ka Dhacay Deegaanka Lafo Guri ee Gobolka Jubada Hoose

KISMAAYO - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Lafo Guri ee hoos taga degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ee maamulka Jubaland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay howlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidamada maamulka Jubaland.   Howlgalkaas ayaa lagu burburiyey maxkamad ay Al-Shabaab ku lahayd deegaanka, waxaana lagu soo qabtay madaxii maxkamadda, sida xogaha ay tilmaamayaan. Maamulka Jubaland ayaa...

Somalia and Ethiopia Strengthen Bilateral Ties After Diplomatic Crisis Resolution 

ADDIS ABABA, Ethiopia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed met on the sidelines of the 38th Ordinary Summit of the Assembly of Heads of State and Government of the AU in Addis Ababa, reaffirming their commitment to deepening bilateral relations and enhancing regional security.   The meeting came after both countries successfully resolved a diplomatic...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

ADDIS ABABA - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Meeratada 38-aad ee Shir-madaxeedka Midowga Afrika ayaa kulan-doceed la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed.   Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Labada dal, iyadoo la dhiirri-gelinayo iskaashiga horumarineed ee ku salaysan daris-wanaagga iyo is-ixtiraamka,...

Kenyan Khat Ban Affects Somali Market, Strains Ties Between Somalia and Kenya

MOGADISHU, Somalia - A near 10-day ban on the importation of khat from Kenya to Somalia has raised concerns about the growing impact on trade relations and the wider economy. The ban has led to uncertainty, with no clear indication of when Kenyan khat will return to the Somali capital, Mogadishu.   New information from sources within the Somali government suggests...

Airstrikes Target ISIS Positions in Bari Region, Killing 30 Fighters

BOSASO, Somalia - At least two airstrikes, believed to have been carried out by the U.S. military hit the Sheebaab area in the Calmiskad Mountains of Bari Region in Puntland.   The overnight airstrikes have resulted in significant casualties among ISIS fighters, with reports indicating that at least 30 militants were killed. According to a statement from Puntland’s Forces, the airstrikes targeted...

Duqeymo Xoogan oo Lagu Qaaday Buuraha Calmiskad: 30 Xubnood oo Daacish ah oo La Dilay

BOOSAASO - Ugu yaraan laba duqeymo oo xooggan ayaa ka dhacay deegaanka Sheebaab ee Buuraha Calmiskad ee Gobolka Bari, kuwaasoo loo maleynayo inay fuliyeen diyaarado dagaal oo laga yaabo inay yihiin kuwa Mareykanka.   Duqeymahan ayaa si weyn u saameeyey xubno ka tirsan ururka Daacish, waxaana la sheegay in duqeymahaasi ay sabab u noqdeen khasaare badan. War ka soo baxay taliska...

Xanibaadda Qaadka oo Muqdisho ka Jirta: Saameynta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

MUQDISHO - Muddo ku dhow 10 maalmood, Qaadka laga keeno Kenya ee loo iib-keeni jiray Soomaaliya ayaa xaniban, iyadoo ilaa hadda aysan jirin wax qorshe ah oo muujinaya in Qaadkaasi uu soo gaari doono Muqdisho waqti dhaw.   Xanibaadda Qaadka Miirowga ayaa sii kordhinaysa welwelka ku saabsan saameynta ay ku yeelan karto xiriirka ganacsi ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo...

Somali President Arrives in Addis Ababa for 38th African Union Summit

ADDIS ABABA, Ethiopia - Somali President Dr. Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa on Friday for the 38th African Union Summit, where leaders will discuss the continent's future and elect new AU leadership.   The summit agenda includes electing a new president and vice presidents for the African Union, alongside addressing issues of peace, unity, and sovereignty to set the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa lagu soo dhaweeyay

Adis Ababa (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, halkan oo uu kaga qeyb galayo Shir-madaxeedka 38-aad ee Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayo mustaqbalka iyo danaha guud ee qaaradda.   Madaxda Afrika ayaa u ballansan doorashada hoggaanka cusub ee Midowga Afrika iyo ku-xigeennadiisa, xoojinta nabadda, midnimada iyo madaxbannaanida dalalka...

Fifth Quadrennial Congress of FESTU Concludes with Firm Resolve to Defend and Advance Workers’ Rights, Social Justice and Democratic Transition

The Fifth Quadrennial Congress of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) concluded triumphantly in Mogadishu on 11-12 February 2025, marking a historic milestone for the Somali labour movement. The Congress brought together 328 delegates - 53% men and 47% women - including 243 from the regions representing the five Federal Member States and 85 from Mogadishu.   The Congress, held...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...