Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AU troops hands over a military base in Jubaland to Somali army

Jubaland, 14 November 2024 – The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has concluded Phase Three of its drawdown. The Burgavo Forward Operating Base (FOB) in Jubaland State is the last base to be transferred to the Somali National Armed Forces (SNAF).   Located in Somalia’s southern coast, 530 kilometers from Mogadishu, the ATMIS Kenya Defence Forces (KDF)-controlled military base,...

Sawirro: Taliye Asad oo kulan deg-deg ah la yeeshay saraakiisha ciidanka Booliska

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir degdeg ah la yeeshay Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Baanadir Macalin Mahdi, dhammaan taliyeyaasha saldhigyada iyo kuwa qeybaha, kaas oo looga hadlay xaalada amni ee Muqdisho.   Taliye Asad ayaa saraakishan ku adkeeyay in ay si wanaagsan ula dhaqmaan maxaabiista, iyagoo ilaalinaya xuquuqda muwaadinimo, islamarkaana aysan...

Wasiirka maaliyadda oo la kulmay safiirka Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mr. Alper Aktas.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo badan oo ay ka mid yihiin qorshayaasha dib-u-habeynta Maaliyadda iyo taageerada joogtada ah ee Dowladda Turkiga ay la...

Wasiir Khadiija Al-makhzoumi oo shir muhiim ah uga qayb-gashay London + Sawirro

LONDON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa maanta hoolka UK (?? ????????) ee #COP29 kala qeyb gashay madal ay soo qaban qaabisay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee UK, Marwo ????????? ?????.   Wsiir Khadija ayaa khudbadeeda kusoo bandhigtay waayo aragnimada Soomaaliya ee ku guuleysatay $79.7 milyan oo ka timid Sanduuqa Caalamiga ah ee Cimilada...

SoDMA head Calls for Action on La Niña Effects in Somalia at COP29

BAKU, Azerbaijan — At the heart of the COP29 climate summit, Mohamud Moalim, the Commissioner of Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA), took to the stage to deliver a stark warning about the implications of La Niña for the Horn of Africa. His impassioned plea for international assistance and preparedness was a focal point of discussions on November 14th.   Moalim detailed...

Somali Lower House Speaker Meets UK Counterpart to Bolster Parliamentary Ties

LONDON - The Speaker of the Parliament of the Federal Republic of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Noor (Madobe), has arrived in London for a significant meeting with the Speaker of the UK's House of Commons, Lindsay Hoyle, aimed at enhancing parliamentary cooperation between the two nations.   The discussions centered on fortifying the bilateral relationship, with emphasis on sharing parliamentary experiences...

Madaxweyne Laftagareen oo kulamo ka wada magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi ka wado kulamo uu la qaadanayo Safiirada Beesha Caalamka ayaa qaabilay Danjiraha Dowladda France ufadhiya Soomaaliya Amb Arnaud Suguet.   Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Arnaud Suguet ayaa iska Xog waraystay Xaalada Dalka Dhinacyada Siyaasada, Amniga, Mashaariicda Hormarineed ee Socda iyo Arimaha Bini’adanimadda iyo sidii wax looga qaban...

Sawirro: Guddiga u xilsaaran xeerarka doorashooyinka oo bilaabay wadatashi

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Ku meel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha, ayaa maanta daahfuray la tashiga qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka iyo Ururrada Siyaasadda ee Hindisaha Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda.   Guddoomiyaha Guddiga ku meel...

Guddoomiyaha SoDMA oo Shir-weynaha COP29 kaga hadlay saameynta La Niña

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qaybgalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 ee ka socda magaalada Baku, Azerbaijan, ayaa ka mid noqday madaxdii ka hadashay kulan muhiim ah oo looga doodayay saameynta La Niña ee la filayo in ay ku yeelato gobolka Bariga Afrika iyo abaarta ka...

Somali Foreign Minister Engages in Strategic Talks with Malaysian Ambassador

MOGADISHU, Somalia — In a significant step towards fostering international relations, Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi convened with Ambassador Ruzaimi Bin Mohamad of Malaysia, who represents his country in both Kenya and Somalia, on the sidelines of the National Transformation Plan event held in Mogadishu.   The event itself aimed to outline the strategic direction for Somalia's future development. During their...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...