Sawirro: Duqa Muqdisho oo la kulmay dhiggiisa magaalada Qaahira
QAAHIRA (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dalka Masar kulan kula qaatay Duqa Magaalada Qaahira Dr. Ibrahim Saabir, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireen ee ka dhaxeeya shacabka walaalaha ah ee Masar iyo Soomaaliya.
Sidoo kale labada dhinac ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo...
Fiqi oo kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda dalka Suudaan + Sawirro
RIYADH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan laba-geesood ah kula yeeshay Riyadh Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Suudaan, Safiir Cali Yuusuf Al Shariif, si ay u adkeeyaan xiriirka walaaltinimo ee joogtada ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan. Wadahadallada ayaa xoogga lagu saaray xushmadda iyo qiimaha ay Soomaaliya u hayso xiriirka taariikhiga ah ee...
BF oo ansixiyay habraaca Guddiga KMG ah ee u xilsaaran doorashooyinka dalka
MUQDISHO (SMN) - Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa,ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa, Hindise Sharciyeedka Ururrada iyo Xisbiyadda Siyaasadda JFS, Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo midka dhismaha guddiga Madabanaan ee doorashooyinka iyo soohdimaha.
Wasiirka arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa labada Gole ka hor akhriyay ahmiyadda...
Somali, Sudanese Foreign Ministers Strengthen Bonds in Riyadh, Pledge Peace and Cooperation
RIYADH, Saudi Arabia — In a significant diplomatic encounter, Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Ahmed Moalim Fiqi, engaged in a pivotal sideline meeting with Sudan's Foreign Minister, H.E. Ali Yussuf Al Sharif, here in Riyadh today.
This gathering came amidst a broader conference, yet the focus was distinctly on the deep-rooted historical ties and mutual support...
Kismayo Security Heightened Amidst Jubaland-FGS Tensions
KISMAYO, Somalia — The coastal city of Kismayo, the capital of the Lower Jubba region, has seen a significant increase in security measures over the past few hours.
Local reports indicate that additional troops from the Jubaland administration have been deployed throughout the city, initiating robust security operations.
The military presence has also been fortified at Kismayo's airport, where extra personnel...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo loogu baaqay inuu yimaado Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Jubbaland.
Sheekha oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa farriin u diray madaxweyne Axmed Madoobe, wuxuuna ugu baaqay inuu yimaado Muqdisho, lana heshiiyo dowladda dhexe.
Sidoo kale wuxuu kula taliyay inuu ka joogsado doorashada uu ku qabanayo Kismaayo, isla...
Somali Leader Lands in Riyadh for Crucial Arab-Islamic Summit
RIYADH, Saudi Arabia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has touched down in Riyadh on Sunday evening for the Extraordinary Arab and Islamic States Summit.
This high-level meeting, initiated by Saudi Arabia, is set against the backdrop of escalating conflicts and humanitarian crises in both Palestine and Lebanon, aiming to forge a unified stance among Arab and Islamic nations.
President Mohamud,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galayo shir madaxeedka dalalka Islaamka
RIYADH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, halkaas oo ay kaga qeyb-galayaan shirar degdeg ah oo ay yeelanayaan madaxda dalalka Islaamka iyo Carabta.
Madaxda ayaa ka wadahadlaya colaadda iyo gumaadka ka dhanka ah dadka Falastiin iyo Lubnaan, gaar ahaan joojinta xasuuqa iyo sidii gurmad degdeg...
Ammaanka magaalada Kismaayo oo si weyn loo adkeeyay + Ujeedka
KISMAAYO (SMN) - Wararka laga helayo magaalo xeebeedkanKismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyay si weyn loo adkeeyay ammaanka magaaladaasi.
Jubbaland ayaa lasoo wariyay in ciidamo dheeraad ah ay kusoo daadisay waddooyinka magaalada, kuwaas oo bilaabay dhaq-dhaqaaqyo culus.
Sidoo kale ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan kuwa Jubbaland ayaa lagu kordhiyay ciidamadii horay u joogay garoonka...
Kulanka wadatashiga dadweynaha ee Dastuurka oo ka socda Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Kulanakaan oo ay sida wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Lasocodka Dastuurka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Khaatumo ayaa shalay si wadajir magaalada Laascaanood uga qabtay kulanka La-tashiga Odayaasha dhaqanka iyo Culimada SSC ee waxkabedelka soo jeedinta cutubyada 5aad ilaa 9aad ee...











