Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday deegaanka Camaara
CAMAARA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn saaka ay diyaarado dagaal ka fuliyeen gudaha deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, taas oo lala beegsaday Al-Shabaab.
Duqeynta ayaa si gaar ah loola beegsaday guri ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Wararka ayaaa intaasi kusii daraya inuu jiro khasaare...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Soomaaliya oo shir ka furay Qaahira
QAAHIRA (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Qaahir ee dalka Masar ka daahfuray kulanka kor u qaadista arrimaha xalka waara ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii loo maalgelin lahaa horumarka magaalooyinka, si loo xoojiyo xalalla waara ee loogu talagalay dadka barakacay iyo guryeynta bulshada Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare ku...
Somalia Secures ¥14 Billion Debt Relief from Japan
MOGADISHU, Somalia — In a significant move bolstering Somalia's economic recovery, Finance Minister H.E. Bihi Iman Egeh signed a debt relief agreement with Japan on Thursday, amounting to ¥14 billion, approximately a hundred million dollars.
The agreement was inked alongside Mr. Ogihara Hiroshi, the Deputy Head of Mission at the Japan Embassy in Kenya.
"This follows the successful debt relief process...
Somalia’s Council of Ministers Steps Up Anti-Terrorism and Money Laundering Efforts
MOGADISHU, Somalia — In its weekly session, Somalia's Council of Ministers, under the leadership of Prime Minister Hamsa Abdi Barre, delved into a comprehensive review of the nation's strategies and achievements in combating terrorism and financial crimes.
The primary focus was on disrupting the financial networks supporting Al-Shabaab, a terrorist group that has long plagued the region with its insurgent...
Somalia’s Intelligence Agency Arrests Two Al-Shabaab Affiliates in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA) of Somalia announced on Thursday the arrest of two men with ties to the militant group Al-Shabaab in the capital city of Mogadishu.
The detainees have been identified as Sakariye, son of a senior Al-Shabaab figure, Said Abdullahi Sulsul, and Abdullahi Ahmed Hassan, a soldier accused of aiding the insurgents.
According...
Shirka golaha wasiirada XFS oo lagu soo bandhigay warbixino xasaasi ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda iyo lacag dhaqista maadama dowlada Soomaaliya hirgelisay joojinta ilaha dhaqaale ee ay ku tiirsanaayeen kooxaha Khawaarijta.
Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay...
Dowladaha Soomaaliya iyo Japan oo Kala Saxiixday Heshiis Deyn Cafin ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee Dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi ayaa maanta si wadajir ah u saxiixay heshiis Dowladda Japan ay ku cafinayso lacag dhan 14-Bilyan oo lacagta Japan ah, doolar ahaan u dhiganta in ka badan Boqol Milyan oo Doolar.
Heshiiskaan uu maanta saxiixay Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa daba...
DF Soomaaliya oo guul ka sheegatay howlgal ka dhacay Jubbada Hoose + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa guul wayn ka sheegtay howlgal ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ka fuliyeen gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan laguna beegsaday Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanada Cag Libaax iyo Orgiyoow , iyada oo khasaare lagu gaarsiiyay kooxda.
Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay in howlgalkan ay kusoo furtay...
Somalia Defense Minister Outlines New African Union Mission in Regional Tour
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Minister of Defense, Abdiqadir Mohamed Noor, has been actively engaging with troop-contributing countries for the forthcoming African Union mission, set to start in 2025.
Joined by Major General Ibrahim Sheikh Muhuddin, the Commander of the Somali National Army, along with other federal government and military officials, Minister Noor has been discussing the regional security framework and...
Jaamac oo faah-faahiyay socdaal uu ku marayo dalalka qeyb ka ah hawlgalka M/Afrika
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku marayo dalalka Soomaaliya ciidamadu ka joogaan iyo kuwa cusub ee lagu wado inay ku biiraan hawlgalka Midowga Afrika ee la qorsheynayo inuu bilowdo sanadka 2025.
Safarka waxaa ku wehliyay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas İbrahim Sheekh Muxudiin, iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda...










