UN Agrees To Wind Down Somalia Mission Over Next Two Years
NEW YORK - The UN Security Council on Wednesday voted to begin a two-year withdrawal of its political mission in Somalia, which has been in the East African country for more than a decade.
UNSOM was established in 2013 by the UN Security Council to support Somali authorities in the transition to democracy and the rule of law after more...
Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Dileyta Maxamed Dileyta oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda ay u leedahay labada dal ee Jabuuti iyo Soomaaliya iskaashi diblomaasiyadeed, iyo ka shaqeynta wax wada qabsi wadajir ah, taas...
Sawirro: Xamsa oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka
MUQDISHO (SMN) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025 – 2029), oo si habsami leh uga socda xarunta Hangarka Afisyoone.
Ra'iiul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhagaystay Khubarrada ku howlan qorista Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029, wuxuuna kormeeray Sheybaarrada kala duwan ee ay shaqadu ka socoto...
Guddoomiye Madaale oo shirweyne muhiim ah ka daah-furay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada, kaasi oo loogu hadlaayo doorka ay dhalinyarada ku dhex leeyihiin bulshada.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in aan la dhayalsan karin doorka dhalinyarada, isla markaana ay yihiin laf-dhabarka bulshada, waxa uuna kula dar-daarmay in lagu dadaalo waxbarashada,...
Intense Clashes Erupt in Luuq District of Gedo Region, Claiming Lives
LUUQ, Somalia — The town of Luuq in Somalia's Gedo region has once again become the epicenter of violent conflict, with reports of intense fighting erupting on its eastern outskirts today.
The latest bout of gunfight marks a distressing escalation in the region, known for its historical instability due to clan rivalries and the broader security challenges faced by Somalia.
The conflict,...
Madaxweynaha JFS oo farriin culus u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe
MUQDISHO (SMN) - Munaasabadda xalay ka qabsoomtay Madaxtooyadda taas oo madaxweynaha qaranku ku maamuusay Xildhibaanada laba aqal ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, iyo kuxigeennadiisa, iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada; Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye; Koonfur-galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed; iyo Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey Madaxda Dowlad-goboleedyada ka...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo dib uga qarxay degmada Luuq
LUUQ (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu dib iga qarxay gudaha degmada Luuq ee gobolkaasi, kaas oo u dhexeeyo maleeshiyaadkii dhowaan ku dagaalamay halkaasi.
Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay duleedka bari ee degmadaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka maanta ku...
Somalia’s President Meets with Federal Parliament in National Unity Bid
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia hosted a dinner meeting with the Chairman and members of the Federal Parliament last night, signaling a push for national cohesion and legislative cooperation.
The Villa Somalia gathering was also attended by Prime Minister Hamse Abdi Barre, his deputies, and leaders from several regional states, including Galmudug's Ahmed Abdi Kariye, Southwest's...
U.N. Security Council to Vote on Transition of Somalia Mission
UNITED NATIONS — The U.N. Security Council is set to vote on a draft resolution Wednesday that would initiate a two-year transition of the U.N. Assistance Mission in Somalia (UNSOM) to the U.N. Country Team (UNCT), starting November 1. The move aims to shift responsibilities from the specialized mission to local and broader U.N. frameworks.
The draft follows a request...
Golaha Ammaanka oo muddo kordhin u samaynaya howlgalka QM ee Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Dowladaha Golaha amaanka oo 15 xubnood ka kooban ayaa Maanta shir gaar ah ka yeelanaya howlgalka QM ee Soomaaliya oo waqtigiisa dhamaanayo bishan, xili dalka isku diyaarinayo doorasho qof iyo cod ah.
Kulanka Golaha amaanka ayaa lagu ansixin doonaa qaraar cusub oo mudo kordhin 2 sano ah loogu sameynayo howlgalka UNSOM, taasoo ka billaabanaysa 1da November...













