Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay soo dhaweynta Markabka Oruç Reis + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay Dekedda Muqdisho oo lagu soo dhaweynayay Markabka ORUC REIS, kaas oo baaris ku sameyn doona shidaalka Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa uga mahadceliyay shacabka iyo dowladda Turkiga, gaar ahaan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, doorka muhiimka ah ee ay...
Markabka Oruç Reis oo soo gaaray dekedda wayn ee magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale uu dekedda ku soo xirtay markabka Turkish-ka ee Oruç Reis ee shidaal sahminta ka sameynaya Soomaaliya.
Waftiga Turkish-ka ayaa waxaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida lagu sheegay qoraal kooban oo Villa Somalia...
Somali-DRC Luncheon Highlights Investment Potential in Africa
NAIROBI, KENYA - The Somali Embassy, in partnership with the Embassy of the Democratic Republic of Congo (DRC), organized a luncheon. The event, held to explore business and investment opportunities in the DRC, attracted a vibrant group of Somali entrepreneurs eager to leverage their enterprising spirit in new markets.
Somali Ambassador Jibril highlighted the significance of the occasion, stating, "This...
Turkish Vessel Oruc Reis Docks At Mogadishu Port Ahead Of Oil and Gas Exploration Off Somalia’s Coast
ANKARA, Turkey — In a move to bolster its energy security and assert its maritime exploration capabilities, Türkiye's state-of-the-art seismic research vessel, Oruc Reis, has embarked on a significant mission to explore the seabed off Somalia for potential oil and natural gas deposits.
The announcement was made by Turkish Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar on Friday, marking a...
Madaxweyne Laftagareen oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Dowlad Goboledkaasi.
Wareegtadaan oo maanta oo taariikhdu tahay 25 ka octobar ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu kala diray garsoorayaasha maxkamadda facfaanka,kan gobolka Sh.Hoose iyo ku xigeenada garsoorayaasha.
Wareegtadaan ka soo baxday maamulka K/Galbeed waxa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaasi oo ka qeybgalaya Munaasabadda taariikhiga ah ee soo dhawaynta Markabka Oruc Reis ee howlaha shidaal sahminta ah u yimid dalkeenna.
Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo mas’uuliyiinta dowladda Turkiga,...
Ma Al-Shabaab ayaa aano 15 sano kahor ah u dilay Wariye Amuun Cabdullaahi?
MUQDISHO (SMN) - Amuun Cabdullaahi oo aheyd Suxufiyad Soomaaliyeed oo mudo dheer ku nooleyd Dalka Sweden ayaa dhawaan lagu dhex dilay beer ay ku laheyd nawaaxiga degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose.
Koox hubeysan oo loo maleynayo AS ayaa dilay islamarkiiba ka baxsaday goobta.
Amuun oo ka shaqeynaysay Radio Sweden qeybteeda Af-Soomaaliga ayaa 2009-kii barnaamin dabogal ah ka diyaarisay dhaqdhaqaaqa ay...
Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo kulan u qabatay ganacsatada Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Safaaradda dalka DRC-Congo ayaa kulan wada-jira u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. Kulankaan ayaa ahaa mid ay codsatay dowlada DRC kaas oo ay ku dooneyso inay ganacsatada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto fursadaha ganacsi ee ka jira dalkeeda.
Ganacsatada Soomaaliyeed oo guulo ganacsi ka gaaray qaar mida dalalka Afrika,...
Somalia and Canada Host Key Event on Women, Peace and Security Agenda in New York
New York, USA – On 24 October 2024, Somalia, in collaboration with Canada, hosted yesterday a major side event titled “From National Ambitions to Local Realities: Somalia’s Journey in Localizing the Women, Peace and Security (WPS) Agenda” in New York. The event marked a critical step in the nation’s ongoing efforts toward promoting gender equity and peace-building.
Jointly organised by...
Somalia’s Internal Security Minister Meets British Ambassador to Boost Security Cooperation
MOGADISHU, Somalia — Abdullahi Sheikh Ismail (Fartag), Somalia's Minister of Internal Security, met with British Ambassador Michael Nithavrianakis today to discuss enhancing security ties between Somalia and the United Kingdom.
The meeting, held in Mogadishu, focused on strategies to strengthen support for Somalia's security apparatus, aiming to fortify the nation's stability.
During the discussions, both officials emphasized the importance of collaborative...











