Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Secures Landmark Climate Funding for Sustainable Agriculture Initiatives

MOGADISHU, Somalia – In a major step for climate adaptation and agricultural resilience, Somalia has received a historic funding from the Green Climate Fund (GCF) during its recent board meeting held in Songdo, Incheon, South Korea, from October 21 to 24, 2024.   Titled "Climate Resilient Agriculture in Somalia (Ugbaad)," the project has garnered USD 94.9 million, making it the highest...

Somali Prime Minister Meets UN Official to Discuss Security Transition

MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia held a productive meeting with Atul Khare, the Under-Secretary-General for Operational Support at the United Nations, focusing on the country's security transitions.   The talks, which took place recently, emphasized the collaborative efforts with the African Union (AU), the UN, and other international partners concerning the post-AMISOM mission, now referred to...

Hay’adda Duulista oo beenisay in mid kamid ah diyaaradaha DF ay shil gashay

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay’adda ayaa been abuur ku tilmaantay warar baraha bulshada lagu faafiyey.   “Hay’adda Duulista oo mas’uul ka ah kor joogtaynta diyaaradaha uu wadanku leeyahay waxay u cadaynaysaa shacabka inay wararkaasi yihiin kuwo been abuur ah oo...

Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiis ka koobay 4 qodob + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya, halkaas oo uu kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya, Mudane William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Kenya, arrimaha amniga gobolka Geeska Afrika iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarinta...

Sawirro: Xamza oo la kulmay ku xigeenka xoghayaha guud ee QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Taageerada Hawlgallada, Mudane Atul Khare, waxana ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta taageerada xagga amniga...

Somalia Swears in New Second Deputy Prime Minister and Cabinet Members

MOGADISHU, Somalia — Abdisalan Abdi Ali was sworn in as the country's new Second Deputy Prime Minister today at the Federal Parliament, marking a notable expansion of the government's leadership structure.   This ceremony was part of a broader cabinet reshuffle initiated by Prime Minister Hamza Abdi Barre, aimed at fortifying governance and accelerating development projects across various critical sectors. The swearing-in...

Daawo: R/W ku-xigeenka labaad iyo wasiirada kale ee cusub oo la dhaariyay

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali iyo xubnaha kale ee la magacaabay ee golaha wasiirada ayaa maanta lagu dhaariyay kulan ay xildhibaanada golaha shacabka ku yeesheen magaalada Muqdisho.   Xubnaha cusub ee la dhaariyay ee uu ugu horreeyo ra'iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ayaa  guda geli doono shaqooyinka loo igadmaday ee xukuumadda Soomaaliya. Xukuumadda...

Somali and Kenyan Presidents Meet In Nairobi to Bolster Security and Trade

NAIROBI, Kenya - In a significant diplomatic encounter, Somali President Hassan Sheikh Mohamud convened with Kenyan President William Ruto at the State House in Nairobi on October 22, marking a pivotal moment in the strengthening alliance between Somalia and Kenya.   The agenda of their meeting was comprehensive, focusing on three critical areas: regional security, bolstering trade ties, and encouraging investment....

Guddoomiyaha Hodan Cali Fahle oo kormeer ku tagay xaafadaha degmadaas

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka degmada Hodan, Cali Fahle oo dib ugu soo laabtay xafiiskiisa, kadib shaqo joojin lagu sameeyay ayaa xalay kormeer ka sameeyay xaafadaha degmadaasi.   Ujeedka kormeerka ayaa ahaa mid loogu kuur-galayay amniga degmada Hodan, waxaana guddoomiyaha wehlinayay saraakiisha laamaha amniga ee degmadaasi. "Baabuurta la dhigaayo laamiyada waxay musiibo ku yihiin degmada Hodan iyo amniga guud" ayuu yiri guddoomiye...

Soomaaliya oo loo ansixiyey mashruuc ay ku kaceyso $100 milyan + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 40aad ee Guddiga Sare ee Sanduuqa Green Climate Fund.   Kalfadhigan oo lagu qabtay magaalada Incheon Songdo ee dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta lagu ansixiyey $100 Malyuun oo Doollar taasi oo lagu fulinayo Mashruuc kor loogu qaadayo Adkeysiga Cimillada...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...