Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xog: Aadan Madoobe oo dadaal geliyay in beeshiisu hesho R/W ku xigeenka labaad

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)  ayaa dadaal badan ku bixiyey sida ay Shabelle ogaatay in Beesha uu ku metelo Siyaasada ee Digil iyo Mirifle hesho Ra'iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee XFS.   Jagadaan oo ay horey beeshu ugu fadhiday ayaa kor u laalneyd tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu Dalka ka baxay Kumeel-gaarnimadii. Guddoomiyaha...

Itoobiya oo xukun ku riday in ka badan 50 Al-Shabaab ah oo dagaal lagu qabtay

ADDIS ABABA (SMN) - Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa 60 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab waxay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya 2 ilaa 18 sano kaddib markii lagu qabtay dagaallo ay la galeen ciidamada Itoobiya.   Xubnahan ayaa la qabtay labo sano ka hor kadib markii ay ka soo gudbeen xadka Soomaaliya ay la wadaagto dalka Itoobiya, halkaasi oo ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta wada-hadal la yeelanayo dhigiisa Kenya

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay gaaray dalka Kenya isagoo socdaal shaqo ku maraya dalalka qeybta ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).   Madaxweynaha ayaa wadahadallo muhiim ah la yeelan doona dhiggiisa dalka Kenya, Mudane William Ruto, iyaga oo ka wada hadli doona arrimo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga labada...

Ethiopia Jails 60 Al-Shabab Militants, Including Leaders

ADDIS ABABA - Ethiopia's authorities have sentenced 60 members of the Somalia-based militant group al-Shabab to prison terms of between 2.5 and 18 years, following their arrest after crossing into Ethiopia from Somalia.   The militants, captured during a July 2022 operation in Ethiopia's Afdheer region, were part of a broader scheme to establish a foothold in the country's Somali region,...

Somalia Appoints First Second Deputy Prime Minister Since Interim Government

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has appointed Abdisalan Abdi Ali as the country's Second Deputy Prime Minister, a position that has not been filled since the interim government.   In a reshuffle that also saw several other key appointments, Abdisalan, who previously held the position of Minister of Public Works, Reconstruction, and Housing, was succeeded by Dr....

Xukuumadda Soomaaliya oo yeelatay ra’iisul wasaare ku xigeen labaad

MUQDISHO (SMN) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaare Xamse ayaa Cabdisalaan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka howlaha guud ee Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya loogu magacaabay inuu noqdo Raysal wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Soomaaliya.   Wasiirka Howlaha guud ee uu baneeyay Cabdisalaan Cabdi Cali ee ayaa waxaa isna loo magacaabay Cilmi Maxamuud Nuur oo horay mar u soo noqday Wasiirka...

Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay safiirka Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay safiirka Dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Wang Yu, iyaga oo kawada hadlay arrima dhowr ah oo la xariira horumarinta Caasimadda iyo xoojinta iskaashiga labada dhinac.   Kulankan oo goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Maamulka...

Kooxo hubeysan oo maanta dil qorsheysan ka gaystay degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo ay maanta kooxo hubeysan askari ka tirsanaa ciidanka booliska ugu gaysteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Aadan Geelle, wuxuuna kamid ahaa ciidamada booliska ee ka howlgala magaaladaasi. Rag hubeysan ayaa toogasho ku dilay marxuumka kadibna baxsaday, sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Jabuuti? + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ayaa waxaa Qasriga Madaxtooyada Jabuuti ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Kulan gaar ah oo dhexmaray Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga walaalnimo ee labada dal iyo qodobo kale oo muhiim ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

 UNHCR Facilitates Repatriation of 157 Somali Nationals from Yemen

ADEN, Yemen - The United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) has successfully supported the repatriation of 157 Somali nationals from Yemen, where they faced dire conditions.   The group, consisting of men, women, and children, departed from Aden, southern Yemen in a boat, marking a significant operation to aid vulnerable populations. Somalia's Embassy in Yemen, with logistical support from UNHCR,...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...