Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha ciidanka Booliska oo la kulmay culimada Soomaaliyeed + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay, qaar ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo uu kala hadlay in ay ka qayb qaataan dadaalada lagu xoojinayo Nabadda, dib u heshiisiinta, wadajirka bulshada iyo ciribtirka Al-Shabaab.   Kulankan oo uu ka qayb galay Taliye ku xigeenka koowaad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi...

Somalia’s President Unveils National Transformation Plan

MOGADISHU, Somalia - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Monday announced the launch of the National Transformation Plan (NTP) for 2024-2025, marking a significant effort to advance development and stability in the country.   This initiative follows a series of consultations and planning sessions, culminating in what has been described as a comprehensive strategy to address Somalia's multifaceted challenges. The launch event,...

Muxuu yahay ujeedka shirka ka socda Muqdisho ee uu ka qaybgalayo Mw Xasan?

MUQDISHO (SMN) - Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbadalka Qaranka ayaa ka socota Magaalada Muqdisho waxaana goob joog ah munaasabadda Madaxweynaha Qaranka oo isagu si rasmi ah u daah furaya Barnaamijkaan, Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda DanQaran iyo ku xigeenkiisa.   Golaha Wasiirada Xukuumadda, xildhibaanno, masuuliyiin ka socota Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay ayaa sidoo kale ka qeyb galaya...

Somali FM Grilled by Senate Committee on Diplomatic Affairs 

MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi was grilled by the Senate Foreign Affairs Committee, led by Senator Maryan Farah Kahiye, to delve into critical topics including the ongoing Somalia-Ethiopia negotiations, the budgeting for diplomatic missions, and reforms within the Ministry of Foreign Affairs.   This closed-door session in the capital underscores the government's commitment to transparency and bolstering...

Somali Forces Strike Al-Shabaab Bases, Kill 10 Militants in Southern Mudug

MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army (SNA) executed a targeted operation in the early hours of Tuesday in the Southern Mudug region, successfully neutralizing 10 Al-Shabaab militants and dismantling their hideouts near Qeycad village, according to a statement from the Minister of Defence.   The operation, which signifies ongoing efforts to dismantle Al-Shabaab's infrastructure, involved both ground troops and intelligence...

“Pearl Beach” Project: President Hassan Sheikh Sees a Prosperous Future for Somalia

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud today laid the foundation stone for the Xeebta-luulka real estate project, marking a significant leap in urban development for Somalia.   Funded by local entrepreneurs, this ambitious project aims to house 50,000 residents, signaling robust confidence in Somalia's burgeoning real estate market. The Xeebta-luulka, which translates to "Pearl Beach," will not only offer residential homes...

Shirweyne looga hadlayo qorshaha isbadalka oo ka furmaya Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa sheegay in maalinta barri ah uu Muqdisho ka furmayo shirweyne looga hadlayo qorshaha isbadalka Qaranka.   Shirka oo uu furi doono madaxweynaha Jamhuuriyadda FS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer looga hadlayaa arrimaha dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo arrimo kale oo dalka muhiim u...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Reer hebel aduunyada nagama dabageyn karaan”

MUQDISHOM(SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qabiilka iyo calamada kala duwan ee gacmaha lagu sito, wuxuuna sheegay in arrintaasi laga haboon yahay, ayna dhaacaweyso qaranimada & dowladnimada.   Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in laga hortego colaadaha sokeeye, si loo yareeyo naceybka iyo dhiigga daadanaya. "Reer Hebel ayaa inta baxaan dowlado shisheeye la macaamilaaya,...

Wasiir Fiqi oo hortegay guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Sare + Sawirrro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Aqalka Sare, oo ay guddoominaysay Senator Maryan Farah Kahiye.   Wasiirka ayaa ku adkeystay mabda’a hufnaanta iyo isla xisaabtanka ee Wasaaradda, isagoo xoogga saaraya arrimaha muhiimka ah sida wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya, heshiisyada caalamiga ah, xiriirka iskaashiga caalamiga ah, dhaqangelinta shuruucda shaqada dibedda,...

Wiil iyo Aabihiis oo lagu dilay duleedka Dhuusamareeb iyo xiisad ka taagan

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay duleedka Dhuusamareeb lagu dilay wiil iyo aabihiis, kadib markii ay weerareen maleeshiyaad beeleed hubeysan.   Dilka oo ka dhacay deegaan qiyaastii 40 KM u jira caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxaa loo gaystay marxuum Cali Cabdi Shire iyo wiil uu dhalay oo 4...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...