Somali MPs Move to Oust Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi
MOGADISHU, Somalia — Over 90 members of Somalia's Federal Parliament have initiated proceedings to remove Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi from his position. The motion, filed today, accuses Fiqi of various administrative failures and overstepping his authority, according to reports.
The parliamentarians have criticized Fiqi for what they describe as a unilateral approach in ministry operations, alleging he has sidelined...
NUSOJ Steps Up Campaign for Unrestricted Access to Information in Somalia
MOGADISHU, Somalia — On this year’s International Day for Universal Access to Information, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has raised an urgent alert about the recently approved Official Information Bill. Enacted by the Council of Ministers in March, this law has faced significant backlash due to its broad definitions of classified data, sparking fears that it could...
Ururka NUSOJ oo ku baaqay in Helitaanka Macluumaadka aan Xadidneyn laga hirgeliyo Soomaaliya
MUQDISHO, Somalia – SIyadoo maanta loo dabbaaldegayo Maalinta Caalamiga ah ee Helitaanka Macluumaadka, Ururka Qaranka ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) wuxuu si buuxda u taageeray Helitaanka Xaddid la'aanta ee macluumaadka Soomaaliya. Mawduuca sanadkaani wuxuu muujinayaa in qaybgalka bulshada ay muhiim u tahay kor u qaadista maamul wanaagga iyo horumarinta dimuqraadiyadda.
Bayaan ka soo baxay Ururka NUSOJ ayaa lagu xusay in muwaadiintu...
Ku dhawaad 100 xildhibaan oo mooshin ka gudbiyay wasiir Fiqi + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta gudbiyay mooshin culus oo ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi.
Illaa 90 xildhibaan ayaa saxiixay mooshinkan, kuwaas oo wasiirka ku eedeeyay inuu cuuryaamiyay shaqadii wasaaradda arrimaha dibadda.
"Fiqi wuxuu curyaamiyay shaqaddii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, isagoo ku amray ku xigeenadiisa iyo Agaasimaha inaysan saxiixin wax warqad ah...
Car Bomb Goes Off at Crowded Restaurant In Somali Capital
MOGADISHU, Somalia — A powerful car bomb exploded outside the Geeldooh restaurant in Mogadishu on Saturday at noon, leading to numerous casualties and shattering the fragile peace that had settled over the city in recent weeks.
According to local police reports, the blast occurred when the restaurant was bustling with patrons. The exact number of casualties remains unconfirmed, but reports...
Qarax xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka.
Maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa lagu magacaabaa Geel-doox waana mid aad u mashquul badan.
Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay qaraxan, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan.
Halkan hoose ka daawo Wararkii...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharci muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, kaas oo ay ku meel-mariyeen sharci muhiim ah.
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka.
Sharcigan ayaa waxaa ogolaatay 137-Xildhibaan, 2 Xildhibaannna waa ay ka aamuseen, sida uu ku dhawaaqay guddoonka sare ee...
UN Assembly Sees Somalia Engage in Global Fight Against Antimicrobial Resistance
New York, United States – During the United Nations General Assembly, a delegation from Somalia's Ministry of Health, headed by Deputy Minister Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale and Director General Dr. Guled Abdijalil Sheikh Ali, engaged in discussions centered on the global health threat of antimicrobial resistance.
The assembly, presided over by Mr. Philemon Yang, adopted a comprehensive policy to...
Somalia’s PM Meets UN Cheif in New York, Discusses Security Council Seat and Future Cooperation
NEW YORK — Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia held a pivotal meeting with United Nations Secretary-General Antonio Guterres on the sidelines of the 79th United Nations General Assembly session.
The meeting, which took place on September 27, 2024, in New York, focused on deepening the strategic partnership between Somalia and the United Nations, especially in light of Somalia's...
Hezbollah leader Hassan Nasrallah killed by airstrike in Beirut: IDF
Hassan Nasrallah — the secretary-general of Hezbollah — was killed by an Israeli airstrike in Beirut on Friday in what is a major escalation in Israel’s military action in Lebanon, according to the Israeli Defense Forces.
“Hassan Nasrallah will no longer be able to terrorize the world,” the IDF claimed on X on Saturday.
Nasrallah, 64, was in a bunker beneath...










