Xasan oo ka qayb-galay maamuuska madaxda madasha Shiinaha iyo Afrika
BEIJING (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya Madasha Shiinaha iyo Afrika munaasabad sharafeed uu soo agaasimay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha Mudane Xi Jinping, taas oo hordhac u ah furtaanka Madasha.
Madasha Shiinaha iyo Afrika ayaa diiradda lagu saari doonaa sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada...
Somalia and EU Reaffirm Commitment to Security and Stability in High-Level Talks
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia engaged in a telephone conversation with Josep Borrell Fontelles, the EU's High Representative for Foreign Affairs and Security Policy and Vice-President of the European Commission, discussing critical issues concerning Somalia's stability and international relations.
During the call, President Mohamud emphasized the importance of maintaining Somalia's unity, sovereignty, and territorial integrity.
He expressed...
DF oo faah-faahisay howlgallo ka dhacay Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe
MUQDISHO (SMN) - ku dhawaad 19 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamka kaas oo ka dhacay deegaanno ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.
Hawlgalka koowaad oo socday muddo ka badan 24-saac ayaa ka dhacay tuulada Geed Ma’arke oo hoos tagta Degmada Ruunirgood, halkaas oo ay isku diyaarinayeen Khawaarijta, goobtaas...
RW Xamza oo ka hadlay barakaca daba dheeraaday ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday uu ka mid yahay caqabadaha ugu waaweyn ee dalka soo wajahaya tobannaankii sano ee la soo dhaafay, kuwaas oo ay sababaan arrimo dabiici ah iyo kuwo bini’aadan.
Isaga oo tixraacaya saameynta isdaba jooga ah ee abaaraha, fatahaadaha, xagjirnimada rabshadaha wata iyo colaadaha,...
Madaxweyne Xasan oo xiisadda taagan kala hadlay Ururka Midowga Yurub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell, isaga oo kala hadlay arrimo ku xaadan xiisadda taagan ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.
Xasan Sheekh ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale...
Itoobiya oo xadka ay Soomaaliya la leedahay keentay Gantaalada M-20
JIGJIGA (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa saacadihii lasoo dhaafay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilowday deegaano u dhow xadka Soomaaliya, taas oo sii hurin karta xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in Itoobiya ay soo bandhigtay Gantaallada Balastikada ah ee M-20, kuwaas oo Sawirradeeda si weyn loogu baahiyay baraha bulshada.
Sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha ee dalkaasi, gantaallada iyo ciidamo ayaa...
Airstrikes in Somalia Target Al-Shabaab Strongholds
MOGADISHU, Somalia — The Somali National Armed Forces, backed by international allies, executed a series of airstrikes targeting al-Shabaab hideouts in the Ruunnirgood and Ceeldheer districts, spanning the Middle Shabelle and Galgaduud regions.
The aerial attacks focused on known al-Shabaab locations. Field reports suggest the strikes were accurate, striking multiple terrorist sites and causing significant casualties among the militants. The...
Duqeymo culus oo xalay ka ka dhacay xadka Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe
JOWHAR (SMN) - Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeymo culus ka fuliyay deegaanka Cali Hayle oo ku yaalla xadka u dhexeeya gobollada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe.
Duqeymahan ayaa daba socday howlgal xalay saqdhexe ka dhacay deegaanada Masaajid Hilowle iyo Raydab Boorre oo hoostaga degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Sidoo kale waxaa la soo warinayaa in khasaare xoogan ay dhalisay duqeyntaasi oo...
QM oo ku baaqday in gudaha Soomaaliya laga joojiyo toogashada carruurta
MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo dilka toogasho aanan lagu fulin ciqaabtaasi.
Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta iyo colaadaha hubaysan, iyo Guddiga Qaramada Midoobay ee xuquuqda carruurta,...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Eritrea?
ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eritrea Mudane Isaias Afwerki ayaa kulan-doceed ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
Labada Madaxweyne ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha gobolka.
Kulanka ayay si gaar ah diiradda ugu saareen xoojinta ahmiyadda iskaashiga dagaalka lagula...











