Duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jiray waddo cusub oo laami ah + Sawirro
BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Maagaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Waddo cusub oo laami ah, taasi oo laga hirgeliyay Degmada Yaaqshiid, iskuna xirta Waddada Jeneral Daa’uud ilaa Dahabshiil – Suuq Bacaad.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in qorshaha isku tashiga dhismaha Kaabayaasha waddooyinka uu qeyb weyn ka qaatay soo celinta bilicda, kobaca...
Al-Shabaab Attack on Baidoa Airport Repelled by Southwest Forces
BAIDOA, Somalia — Al-Shabaab militants launched an attack on Baidoa Airport late last night, targeting a key military hub in Somalia. The assault, which commenced with artillery fire, led to a confrontation with Southwest and Ethiopian forces stationed at the airport.
Residents reported hearing intense gunfire as the Southwest forces engaged with the attackers. The skirmish, though brief, was marked...
Al-Shabaab Attack in Central Somalia Kills One, Injures Thirteen
BULOBURDE, Somalia - At least one person was killed and thirteen others injured in a teashop explosion in Buloburde, Somalia, on Saturday, local officials reported.
The blast, attributed to an improvised explosive device (IED), occurred in the Hantiwadaag neighborhood, a hub often crowded with locals, security personnel, and militia.
A local security source, speaking on condition of anonymity, confirmed that Al-Shabaab...
Egyptian PM, Somali counterpart discuss investment, trade, regional security
CAIRO - Egyptian Prime Minister Mostafa Madbouly met with Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre in Cairo to discuss areas of mutual interest and strengthen bilateral relations.
The Saturday meeting, which included Somali Ambassador to Cairo Ali Abdi Aware and Ibrahim El-Khouly, Deputy Assistant Foreign Minister for the Horn of Africa, underscored the deep historical and strategic ties between the...
Faah-faahin ku saabsan qarax ka dhacay degmada Buulo-burte + Khasaaraha
BUULO-BURTE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo lala beegsaday dad rayid ah, kaasi oo ka dhacay degamadda Buulo-burte ee gobalka Hiiraan.
Qaraxa oo inta badan jugtiisa laga maqlay xaafadda degmadaasi ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay suuq ku yaalla degmadaasi, waxanaa jira khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qaraxaasi.
Inta...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday garoonka diyaaradaha Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay xubno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, kaas oo uu xigay dagaal toos ah
Weerarka ayaa ku bilowday madaafiic ay Al-Shabaab ku garaaceen garoonka oo ay ku sugan yihiin ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya oo dagaal kala hortegay xubnaha weerarka qaaday.
Ilo dadka deegaanka ah...
Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar + Sawirro
QAAHIRA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar.
Labada Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga, horumarka, ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan leh.
Ra’iisul...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay kulan ka dhacay wasaaradda difaaca
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliiska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, kulamadaas oo goob joog uu ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa ku saabsanaa amniga iyo xoreynta dalka.
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Saraakiisha hoggaaminaya qeybaha kala duwan ee...
Djibouti Proposes Port Control to Ethiopia to Ease Somalia Tensions
NAIROBI, Kenya — In a bid to resolve ongoing tensions between Somalia and Ethiopia, Djibouti's Foreign Minister Mohamud Ali Yusuf has floated a proposal to grant Ethiopia full control over a port located less than 100 km from their shared border.
This initiative revealed in recent statements, aims to provide Ethiopia with direct sea access, potentially de-escalating regional conflicts over...
Daawo: Xildhibaanada kasoo jeeda K/Galbeed oo taageeray Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa war culus kasoo saaray xiisadda kasii dareysa ee Soomaaliya iyo Itoobiya.
Xildhibaanadan oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa taageeray Itoobiya iyo shacabka ku dhaqan gobolka Bakool oo dhigay dibad-baxyo ay ku taageerayaan ciidamada Itoobiya, kuna diidaan kuwa Masar.
Sidoo kale...










