Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qaramada Midoobay iyo Sweden oo ka wada-hadlay xaaladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ku simaha wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya Mudane Steen Sonne Andersen, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda guud ee dalka.   Labada Danjire ayaa si gaar ah kulankooda uga hadlay dib u xaqiijinta taageerada ay beesha caalamka siiso...

Guddiyo uu magacaabay Wasiir Axmed Fiqi oo shaqo-galay + Sawirro

MUQDISHO ( SMN) – Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, uu u xilsaarray dib u habaynta xarunta Wasaaradda iyo Ergooyinkeeda Dibadda ayaa waxaa furay Xoghayaha Joogtada, Mudane Xamsa Aadan Xaadow.   Xaadow ayaa kula dardaarmay xubnaha guddiyada inay ka soo dhalaalaan waajibaadka shaqo...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka ka dhacay xafiiska Ra’iisul wasaaraha?

MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, mudane Kamaal Guutaale , ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha wadatashiga Tiirka Adkeysiga Cimilada ee Qorshaha Isbedelka Qaran.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo gorfeyn lahaa qorshaha lagu wajahayo isbedelka cimilada ee dalka, iyada oo la isku diyaarinayo shirweyne wadatashi oo lagu falanqeyn doono arrintan...

Ambassador Ali Abdi Aware Welcomes Defense Deal Between Somalia and Egypt

MOGADISHU, Somalia - Ambassador Ali Abdi Aware, Somalia's Ambassador to Egypt, has issued a press release celebrating the outcomes of the recent summit between President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia and President Abdel Fattah El-Sisi of Egypt.   The meeting, held in Cairo, culminated in a landmark defense agreement, signaling a new era of strategic partnership between the two nations. Ambassador Aware...

Musharax Madaxweyne Galmudug Maxamed Saciid oo farriin culus diray

MUQDISHO (SMN) - Musharax Madaxweyne Galmudug Maxamed Saciid oo warsaxaafeed soo saaray ayaa diray farriin culus iyo hambalyo ku aadan sanad guurada 16-aad ee aas aaska Galmudug.   MUDANAYAAL IYO MARWOOYIN; Hambalyo dhammaan walaalaha dadka ree Galmudug. Waxaan hambalyada iyo farxada la wadaagayaa dadka reer Galmudug ee ku dhaqan dalka iyo dibedda oo sanad waliba u dabaaldaga jiritaanka Galmudug xudun iyo astaan...

Heshiiska difaac ee ay gaareen dalalka Somalia iyo Itoobiya oo la boggaadiyay

MUQDISHO (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa bogaadiyay qodobbadii ka soo baxay shirkii magaalada Qaahira ku dhexmaray Madaxweynaha JFS, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi.   Safiirka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu soo dhawaynayo qodobbadii kasoo baxay shir madaxeedka, isagoo xusay in heshiiska wadajirka ah...

Reformist Candidate Abdimalik Yusuf Declares His Bid for Galmudug Presidency

MOGADISHU, Somalia - Abdimalik Yusuf Mohamud, a renowned academic and media mogul, has thrown his hat into the ring for the presidency. Known for his deep understanding of regional dynamics and a decade-long commitment to development, peace, and community support, Abdimalik's announcement last night coincided with Galmudug's 18th anniversary, adding a festive backdrop to his political debut.   Abdimalik, often hailed...

Former President Farmaajo Slams Government Over Bajaj Driver Crackdown in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has criticized the government's response to recent protests by auto-rickshaw, or Bajaj, drivers in Mogadishu over increased license taxes, which resulted in clashes with security forces.   Farmaajo, in a statement released Wednesday, condemned the government's handling of the situation, which he said led to several injuries among the protesters. He emphasized...

President Sisi hails deeply-rooted, robust ties with Somalia

CAIRO - Egypt’s President Abdel Fattah El Sisi hailed on Wednesday the deeply-rooted and robust ties between Egypt and Somalia.   Addressing a joint press conference held Wednesday with his Somalian counterpart Hassan Sheikh Mohamud, who is on a current visit to Egypt, Sisi extended heartfelt condolences to the Somali president and people over the victims of the terrorist attack in...

Abdimalik Yusuf Mohamud oo isku soo taagay xilka madaxweynaha GALMUDUG

MUQDISHO (SMN) - Mudane Abdimalik Yusuf Mohamud oo ah Aqoonyahan, Dowlad-yaqaan iyo Rugcadaa muddo dheer ku soo jiray Bulshada rayidka ah iyo Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay in uu u taagan yahay tartanka Doorashada Madaxtinimada Galmudug.   Hoggaamiye Abdimalik ayaa dadka yaqaan ku tilmaamaan siyaasi faham fiican ka heysta Dadka iyo Deegaanka Galmudug waxana uu tobankii sano ee u danbeysay uu si...

WARAR KALE

Somalia’s President Appoints Veteran Politician Salad Ali Jeelle as Senior Adviser

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed veteran politician and diplomat Salad Ali Jeelle as his senior adviser, the presidency announced on...

Xasan Sheekh oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Muqdisho, Juun 7, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta,...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo bartilmaameedsaday goobo...