Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and Egypt Ink Historic Defense Pact in Cairo

Cairo, Egypt - In a significant move towards enhancing regional security, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia met with President Abdel Fattah El-Sisi of Egypt today at Al-Ittihadiya Palace. The high-level talks culminated in the signing of a landmark defense agreement, marking a new chapter in the strategic partnership between the two nations.   The agreement, signed in the presence of...

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis Difaac + Sawirro

QAAHIRA (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi.   Shirka, oo ka dhacay magaalada Qaahira, ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirro ka tirsan labada dowladood, kuwaas oo qeyb ka ahaa wada-xaajoodyadii lagu gaari lahaa heshiisyada muhiimka ah ee iskaashiga difaaca iyo amniga ee Soomaaliya iyo Masar. Labada...

Taabid Cabdi Maxamed oo war kasoo saaray dibad-baxyada ka socda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guudoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, Mudane Taabid Cabdi Maxamed ayaa war kasoo saaray dibad-baxyada ka socda Muqdisho oo ay dhigayaan dhalinyarada Bajaajleyda oo ka cabanaya lacago dheeraad ah oo lagu kordhiyay.   Taabid ayaa ku baaqay in aan awood ciidan loo adeegsan dibad-baxayaasha, isaga oo ku taliyay in la dhageysto cabashadooda, kadibna la xalliyo. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa...

Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir loogu gurmanayo ganacsatada Jowhar

JOWHAR (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose ee Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guurre Karoore ayaa garoonka Maxamed Dheere waxa uu kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaamiyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay ku wehliyaan xubno ka tirsan UN-OCHA.   Wafdiga ayaa soo indho-indheeyay baaxada dabkii baabi’iyay hantida ganacsatada suuqa Hanti-wadaag ee magaalada Jowhar. Intaas kaddib...

Dibad-bax ballaaran oo maalintii labaad ka dhacay magaalada Muqdisho + Video

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa mar kale maanta ka dhacay dibad-baxa ay dhigeen darawallada Bajajta oo ka cabanaya lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay.   Dhalinyaradan ayaa isugu soo baxay isgoyska KM4, waxayna isku dhaceen ciidamada ammaanka oo iyagana goobta tagey. Shalay ayaa sidaan oo kale Bajaajleyda, waxa ay dibad-baxa uga dhigee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddada Maka Al-Mukarrama. Halkan hoose...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Jowhar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, qeybna ka yihiin madax ka tirsan hay'adda OCHA ayaa maanta gaaray xarunta maamulka Hirshabeelle ee Jowhar.   Ujeedka wafdiga ayaa ah u kuur-galidda xaaladda dabkii xogganaa ee ka dhashay suuqa ugu weyn magaalada Jowhar ee hantiwadaag, kaas oo sababay in dabkaas ku baa ba'aan 500 oo...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.   Shirkaan oo ahaa mid isla xisaabtan iyo kala war-qaadasho ayaa looga hadlay dar-dargelinta shaqooyinka Dowladda Hoose ee Xamar, tayeynta shaqaalaha iyo sidii looga dhabeyn lahaa qorshayaasha hor-tabinta u leh Maamulka...

Somali Forces Strike Back: Al-Shabaab Militants Ambushed in Galmudug

Galcad, Somalia - In a significant blow to the militant group Al-Shabaab, the Somali National Army (SNA), in collaboration with local forces, executed a daring ambush near the Galcad district of the Galmudug region.   The operation, which unfolded with precision, resulted in the death of ten Al-Shabaab militants, marking a notable victory in the ongoing fight against terrorism in Somalia. The...

Somalia’s President Hassan Sheikh Visits Egypt for Strategic Talks

Cairo, Egypt - In a move aimed at bolstering the longstanding ties between Egypt and Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia has arrived in Cairo for a two-day official visit.   The visit, marked by pomp and ceremony, underscores the strategic importance of the relationship between these two nations, which share historical, cultural, and strategic interests. Bilateral...

Musharrax Liibaan Axmed Xasan oo farriin culus u diray shacabka Galmudug

MUQDISHO (SMN) - Musharrax madaxweyne Galmudug Liiban Axmed Xasan oo warsaxaafadeed so saaray ayaa u hambalyeeyay shacabka Galmudug oo xalay u dabaal-dagay sanad guuradii kasoo wareegtay aas aaska maamulkaasi.   Liiban Axmed Xasan ayaa sidoo kale farriin midnimo ah u diray dhammaan reer Galmudug. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Waxaan hambalyo ballaaran u diraya dhammaan shacabka Galmudug oo maanta u dabaaldagaya 18 guurada...

WARAR KALE

Clashes Erupt in Somalia Amid Tensions Linked to Former Security Minister

MOGADISHU — Heavy fighting broke out Sunday in an area between the districts of Gubadleey in Mogadishu and Warsheekh in Somalia’s Middle Shabelle region...

Mucaaradka oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hanjabaadihii uga Yimid Taliska Booliska Gobolka Banaadir

Muqdisho - Xildhibaan Gama'diid ayaa si adag uga falceliyay hadallo uu dhawaan jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, kaas oo sheegay in...

Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Kuwo Taabacsan Wasiirkii Hore ee Amniga oo Ka...

Muqdisho - Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaan u dhexeeya degmooyinka Gubadleey iyo Warsheekh, kaddib...