Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Qatar + Sawirro
DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, Ra’iisul Wasaare, Shiikh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani.
Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda kaga wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar – iyo sidii loo adkeyn lahaa...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Mareykanka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka wada kulamo xasaasi ah oo uu la yeelanyo safiirada caalamka..
Qoor Qoor ayaa maanta la kulmay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka Richard H. Riley, iyagoo ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, midda Galmudug, taageerada Mareykanka iyo dagaalka ka dhanka...
Shir looga hadlayo maqaamka gobolka Banaadir oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa si qota dheer looga hadlayaa maqaamka caasimadda iyo xulashooyinka caasimadeed ee miiska saaran ee loo kala doorayo si loogu xulo nuuca ugu haboon,ka qeyb galayaasha ayaa doodo ka yeelanaya dhammaan noocyada xulasho, si ay isugu raacaan...
Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah ka furay magaalada Dooxa + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Dooxa ee dalka aan walaalaha nahay ee Qatar.
Mudane Xamsa oo khudbad muhiim ah ka jeediyay furitaanka shirweynaha oo halkudhiggiisu yahay “Jiheynta awoodda Qurbajoogta Soomaaliyeed si loo gaaro Soomaaliya bilan oo barwaaqo ah” ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay J/Hoose
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay dagaal maanta ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Qoraalka kasoo baxay dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay ka hortageen weerar ay kusoo qaadeen xubnaha Al-Shabaab.
Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dagaalkan lagu dilay in ka...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga Md. Shariif iyo madaxa jaamacadda Cilmi baarista ee ku dhextaalla isbitalka Recep Tayyip Erdogan.
Kulankaan ayaa ahaa mid hay’adda Bisha Cas ay kaga jawaabtay codsi Hay’adda SoDMA ay ku dalbaneysay in gargaarka deg degga ah la baro shaqaalaha...
Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack in Jubbaland, Inflicting Heavy Losses – minister
MOGADISHU, Somalia - The Deputy Minister of Information of Somalia, Abdirahman Yusuf Al-Adala, announced that Al-Shabaab militants suffered heavy losses following an attack on the liberated areas of Bulo-Haji and Harboole in Jubbaland.
The attack was met with a strong and decisive response from the Somali National Army and Jubbaland forces, resulting in a major defeat for the Al-Shabaab combatants.
Al-Adala highlighted...
Wasiir Al-Cadaala oo faah-faahiyay dagaal culus oo ka dhacay Jubbada Hoose
MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in Al-Shabaabkii soo weeraray deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee Jubbaland la gaarsiiyay khasaare xooggan.
Al-Cadaala ayaa tilmaamay in guul darro wayn ay la kulmeen xubnaha weerarka soo qaaday, isla markaana dagaalka lagu jabiyay.
“Khawaarijtii saaka soo weerartay goobihii laga xoreeyay ee Jubbada Hoose waxeey la kulantay...
Somali Diaspora Conference Kicks Off in Doha, Qatar
DOHA, Qatar - The vibrant city of Doha, Qatar, is buzzing with excitement as the Somali Diaspora Conference opens its doors today, Monday with the participation of Somali PM.
The two-day event has attracted a diverse crowd of Somali diaspora members from around the world, all eager to participate in discussions aimed at fostering unity and development in their homeland.
Among...
Jubaland Forces Thwart Coordinated Al-Shabaab Attacks on Recently Seized Territories
JUBALAND, Somalia — Jubaland authorities on Monday reported that federal and regional forces had successfully repelled three coordinated attacks by al-Shabaab militants on newly captured areas west and south of Kismayo.
The attacks occurred early Monday at Harbole and the nearby Mido village, as well as Bulo Haji town base, according to officials. The militants were defeated in all three...












