Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Masar

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo danaha ay wadijrka u wadaagaan Soomaaliya iyo Masar.   Labada Madaxweyne ayaa wada-hadalkooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga taariikhiga ah ee labada shacab ee walaalaha ah, iyagoo xusay muhiimadda ay...

DF oo qorsheynaysa’ miisaaniyad 50% ka timaada kalluumeysiga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in miisaaniyadda dalka ay sanadaha dhow 50 boqolkiiba ka timaado kalluumeysiga, waxaaa sidaas sheegay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Xamza ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad shalay ka dhacday Muqdisho, oo uu ku daah-furay “Toddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya.” Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in la joogo xilligii ay dadka Soomaaliyeed “ka faa’iideysan lahaayeen kheyraadka...

Ethiopia’s PM Abiy Ahmed Calls for Dialogue with Somalia Amidst Sea MoU Controversy

ADDIS ABABA - Ethiopia's Prime Minister Abiy Ahmed has responded to recent accusations from neighboring Somalia, asserting that any issues between the two countries can be resolved with a simple conversation.   In a speech to lawmakers, Prime Minister Abiy emphasized that Ethiopia has no intention of causing conflict with the Somali government. He stated, "It is very simple because we...

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo si kulul uga hadlay heshiiska Badda

ADDIS ABABA - Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa maanta xildhibaanada u sheegay in aan loo baahneyn in dowladda deriska ah ee Soomaaliya ay ku wareegto dalal kale oo ay Itoobiya ku eedeeyaan marka arrimaha Itoobiya iyo Soomaaliya u dhaxeeya ee isku daygii hore ee ahaa in si toos ah loo galo Badda Cas, lagu dhameyn karo “ hal...

Madaxweyne Qoor Qoor oo shir muhiim ah kusoo xiray Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Madasha Barnaamijka Xasilinta & Soo kabashada oo diiradda lagu saarayay deegaannada la xoreeyay.   Shirkan oo Caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb ka socday labadii maalin ee lasoo dhaafay ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-U heshiinta Dowladda Galmudug, ayuu madaxweynuhu kaga mahadceliyay taabba gelinta shirkan. Madaxweynaha ayaa...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ku qabsoomay xarunta guddoonka Iyo guddiyada ee Villa Hargeysa.   Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka furay ayaa ugu horeyn xubnaha Guddiga Joogtada u faahfaahiyay safaro mudadii uu goluhu xirnaa ku tagay dalka Turkiga halkaas oo...

Somali Prime Minister jets off to Iraq following an invitation

BAGHDAD, July 4, 2024 - Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre and his delegation arrived in Baghdad on Thursday for a visit aimed at enhancing bilateral ties with Iraq. The visit follows an invitation from Iraqi Prime Minister Mohamed Shiaac Al-Sudaani.   During their stay in the Iraqi capital, Barre and his delegation are expected to hold talks with Iraqi officials,...

Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta u ambabaxay dalka Ciraaq

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq.   Xamza ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Ciraaq, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiskiisa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Baghdad waxa uu kulamo la yeelan doonaa...

Hoggaamiyaha SSC oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaal ka Soomoaliya, iyagoo ka wada hadlay sidii loo joogtayn laha wada shaqaynta hay'adaha Dawliga ah ee heer Federaal iyo heer Maamul.   Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaal iyo Dib u heshiisiinta Mud. Xil. Cali Yusuf...

Somali National Army Strikes Blow Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA) successfully neutralized approximately 10 Al-Shabaab members and wounded several others in an operation in Nur-Gare village, located near Barire in the Lower Shabelle region, the defense ministry said on Wednesday.   This decisive action underscores the SNA's unwavering commitment to eradicating terrorism and restoring peace and stability to the nation. The operation carried out...

WARAR KALE

UN Security Council to Discuss Somalia

Muqdisho - The UN Security Council is set to meet in the coming weeks to discuss the situation in Somalia, amid growing concerns over...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Ka Doodaya Xaaladda Soomaaliya

Muqdisho - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in toddobaadyada soo socda ay yeeshaan kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya, xilli ay sii...

Dowlada oo beenisay war kasoo baxay Qaramada Midoobay ee xiisada ka dhacay Muqdisho

Muqdisho - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku faahfaisay khasaaraha ka dhashay dhacdooyinkii amni ee...