Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hoggaamiyaha SSC oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaal ka Soomoaliya, iyagoo ka wada hadlay sidii loo joogtayn laha wada shaqaynta hay'adaha Dawliga ah ee heer Federaal iyo heer Maamul.   Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaal iyo Dib u heshiisiinta Mud. Xil. Cali Yusuf...

Somali National Army Strikes Blow Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA) successfully neutralized approximately 10 Al-Shabaab members and wounded several others in an operation in Nur-Gare village, located near Barire in the Lower Shabelle region, the defense ministry said on Wednesday.   This decisive action underscores the SNA's unwavering commitment to eradicating terrorism and restoring peace and stability to the nation. The operation carried out...

President Biden Sends Heartfelt Independence Day Message to Somalia

WASHINGTON - In a message from the White House, President Joe Biden extended warm wishes from the American people to President Hassan Sheikh Mohamoud and the people of Somalia on the occasion of the 64th anniversary of Somalia's independence.   The President highlighted the strong partnership between the United States and Somalia, emphasizing their collaborative efforts to create a better future...

Ciidamada DF Soomaaliya oo howlgal ku dilay 10 ka tirsanaa Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen agagaarka deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 10 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Howlgal...

Wasiir ku xigeenka W/Caafimaadka XFS oo la kulmay safiirka Sacuudiga

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid ee dalka Soomaaliya.   Kulanka oo ka dhacay Safaaradda Sucuudiga ayaa Wasirku waxaa uu ugu horayn uga mahadceliyay taageerada dowlada Boqortooyada Sucuudigu ay ku bixiso horumarinta adeega caafimaadka, gaar ahaan bangiga dhiiga...

Madaxweynaha Mareykanka oo farriin usoo diray Soomaaliya

WASHINGTON (SMN) -  Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayuu ku muujiyay garab istaaga guulaha Soomaaliya ka gaartay Dowlad-dhiska iyo tahniyadda debbaal degga maalmaha taarriikhiga ah ee xorriyadda iyo midnimada qaranka Soomaaliyeed.   Mudane Biden waxaa uu ugu horeyn ku...

Somali President Returns to Frontlines Against Al-Shabaab

WARGHADHI, Middle Shabelle - Somali President Hassan Sheikh Mohamud returned to the frontlines against Al-Shabaab on Tuesday, meeting with traditional elders and local community leaders in Warghadhi.   Mohamud, who has been closely monitoring the situation of the Somali Armed Forces, spoke to the Warghadhi elders about their role in liberating the remaining areas of the region from Al-Shabaab. He emphasized...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan furinta dagaaalka

JOWHAR (SMN) - MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LABO MAALMOOD KU SUGAN SALDHIGGA MILATARI EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED EE DEEGAANKA WARGAADHI Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa deegaanka Wargaadhi ee Shabeelaha Dhexe kulan kula qaatay Odeyaasha dhaqanka iyo hormuudka bulshada...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo war kasoo saaray kalluumeysiga sharci darrada ah

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisulwasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan cidna laga aqbalayn Kalluumeysi sharci darro ah dowlado badanna lagu dacweeyay jiriifka ay ka sameeyaan xeebaha Soomaaliya.   Ra’iisulwasaaraha oo ka hadlayay munaasabadda Todobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho ayaa intaa ku daray in ay jiraan dowlado iyo shirkado ku jooga badda heshiis, kuwaas oo qaarkood...

Somali Minister of Internal Security Meets Italian Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation

MOGADISHU, Somalia - Minister of Internal Security of the Federal Government of Somalia, General Abdullahi Sheikh Ismail, met with the Italian Ambassador, Pier Mario Daccò Coppi, to discuss the enhancement of bilateral cooperation between the two nations, particularly focusing on security matters involving the Somali Police Force.   The meeting, which took place at the Ministry of Internal Security, marked a...

WARAR KALE

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...

Former Somali President Warns of Deepening Political and Security Crisis

MOGADISHU, Somalia – Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed has warned that Somalia is entering a dangerous phase of political and security instability, accusing...

UN Security Council to Discuss Somalia

NEW YORK - The UN Security Council is set to meet in the coming weeks to discuss the situation in Somalia, amid growing concerns...