DF Soomaaliya oo Sweden kala hadashay taageerada dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern ayaa kala hadlay xoojinta dadaalada socda, taageerada dowladda Sweden ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaan iyo kaabayaasha kale ee muhiimka u ah Soomaaliya.
Wasiir Cabdulqaadir ayaa sharaxay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga go’antahay...
Israel troops detain man planning to join ISIS im Somalia
TEL AVIV - Israeli security forces recently arrested a resident of the country’s north on suspicion of preparing to join ISIS in Somalia, the Israel Police revealed on Monday.
The suspect, who was identified as a 17-and-a-half-year-old male from the almost entirely Muslim village of ‘Ara northeast of Hadera, was apprehended by officers of the police’s Coastal District and the...
AU considers plea to delay troop withdrawal from Somalia
ADDIS ABABA - The African Union was studying a request from Somalia Thursday to slow down the withdrawal of its forces deployed in the country against Islamist militants, officials from the body said.
Al-Shabaab, an Al-Qaeda-affiliated group, has been waging a deadly insurgency against the fragile central government in Somalia for more than 17 years.
UN resolutions called for forces in...
Sawirro: Fiqi oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Richard H. Riley.
Wasiir Axmed Fiqi ayaa yididdiilo u muujiyay Danjire Richard Riley, isaga oo u rajeeyay in uu...
Somali Minister of Internal Security Meets with EU Delegation to Discuss Key Issues
MOGADISHU, Somalia - Somali Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, hosted an EU delegation led by Karin Johansson on the morning of June 20, 2024. The meeting, held in Mogadishu, focused on a range of critical issues, including the security transition, Darawish training, and stabilizing liberated areas.
Minister Fartaag expressed his commitment to continuing cooperation with the European...
U.S. Ambassador Presents Credentials to Somali Foreign Minister
MOGADISHU, Somalia - The newly appointed Ambassador of the United States of America to the Federal Republic of Somalia, Richard H. Riley, presented his credentials to the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, in the capital city of Mogadishu on Thursday.
Minister Ahmed Fiqi warmly welcomed Ambassador Riley, expressing his best wishes for the ambassador's...
Sawirro: Wasiirka amniga oo qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Somaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo Karen Johanson.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta iyo iskaashiga labada dhinac, qorshaha marxaladda kala-guurka ee Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS, tababarrada Ciidamada Daraawishta Boliiska, horumarinta sharciyada iyo qorshaha xasillinta goobaha laga...
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay dalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku tagay dalalka Norwey, Switzerland, Turkiga iyo Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway uga qeybgaley Madasha Nabadda ee Oslo , halkaas oo uu hadal ka jeediyay. Waxaa sidoo kale uu Madaxweynaha uu kulamo...
Somalia asks peacekeepers to slow withdrawal, fears Islamist resurgence
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia's government is seeking to slow the withdrawal of African peacekeepers and warning of a potential security vacuum, documents seen by Reuters show, with neighboring countries fretting that resurgent al-Shabaab militants could seize power.
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), a peacekeeping force, is committed to withdrawing by Dec. 31, when a smaller new force is...
Guddoomiyaha SoDMA oo shir uga qaybgalay dalka Japan + Sawirro
HIMEJI (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Himeji ee dalka Japan kaga qeybgalay Shirka madasha caalamiga ah ee fahamka khatarta musiibada “Understanding Risk Global Forum “.
Gudoomiyaha ayaa madashaan ka jeediyay khudbad uu kaga hadlaayo sooyaalka hay’adda SoDMA, guulaha ay gaartay labadii sanno ee la soo dhaafay, howlaha hortabinta u leh hay’adda iyo caqabadaha horyaala,...












