Southwest state troops claim upper hand in Operation against Al-Shabaab
BAIDOA, Somalia - The Southwest Darwish Army, under the command of Commander Sandheere Hassan Adan, conducted a successful operation against Al-Shabaab in the Burhakaba District of the Bay Region.
The operation, which was recently executed, targeted areas known to be frequented by members of Al-Shabaab, dealing a severe blow to their operations in the region.
Commander Sandheere Hassan Adan, speaking about...
Two Somali MPs narrowly Escape Kidnapping Attempt in Nairobi
NAIROBI, Kenya - Two members of the Somali Federal Parliament, Ahmed Abdi Kooshin and Hassan Abdinur, were briefly detained by unidentified individuals in Nairobi, Kenya.
The MPs were reportedly stopped by men in a vehicle resembling Kenyan security agents while leaving a hotel. A third MP, Ali Mahdi Qalato, managed to escape the clutches of the would-be kidnappers.
According to sources...
Koonfur Galbeed oo guul ka sheegtay howlgal ka dhacay gobolka Baay
BUURHAKABA (SMN) - Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameyey deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay.
Howlgalkan ayaa waxaa horkacayey taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada Buurhakaba Sandheere Xasan Aadan, kaas oo sheegay inay guullo ka gaareen.
Inta uu socday howlgalka ciidanka ayaa burburiyey goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab, sida uu sheegay...
Axmed Madoobe oo maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere
BAARDHEERE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareegto soo saaray ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Sida lagu sheegay wareegtada waxaa Aadan Muxumed Axmed loo magacaabay gudoomiyaha degmada Baardheere, ayadoo ku xigeenka degmada loo magacaabay Mudane Saleebaan Cabdi Badal.
Wareegtada ayaa u qornayd sidatan:-
MADAXWEYNAHA JUBALAND OO MAGACAABAY GUDOOMIYAHA IYO GUDOOMIYE...
Rag dil, dhaawac iyo dhac ka gaystay Muqdisho oo lasoo qabtay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen ku dhowaad 10 eedeysane oo loo haysto inay dil, dhaawac iyo dhac ka gaysteen qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in raggan ay ay ku jirto shabakad abaabulan oo dhibaatooyin ka...
Ciidanka sirdoonka Kenya oo ka xeystay xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya
NAIROBI (SMN) - Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa ka xeystay Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Kooshin oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa magalaada Nerobi.
Ilo xog-ogaal ah ayaa Shabelle u xaqiijiyey in ay Ciidankan ka tirsan Nabadsugida Xildhibaanada ku qasbeen in ay si xoog ah ku raaceen, ilaa hadana lama oga sababta iyo meesha ay la...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti + Sawirro
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka qotoda dheer ee ka dhaxeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan sida amniga iyo dhaqaalaha.
Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa...
Somali Government Gears Up for National Day Celebrations
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation Ali Yusuf Ali Hosh said on Wednesday that the preparations for the upcoming national days on June 26 and July 1 are in full swing.
The members of the ministerial-level committee who are responsible for organizing the celebrations convened to discuss the arrangements needed to ensure a successful and...
Faah-faahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Qoryooley
QORYOOLEY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed uu dib uga qarxay degmada Qoryooley ee gobolkaasi, kaas oo u dhexeeyo labada maleeshiyo beeleed oo ku wada sugan halkaasi.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa kusii fiday xaafado horleh, waxayna labada dhinac isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale waxaa lasoo wariyay inuu...
Islamic State in Somalia poses a growing threat, US officials say
WASHINGTON - The U.S. is intensifying its counterterrorism efforts in Somalia due to a rising threat from ISIS-Somalia, the regional affiliate of the Islamic State (ISIS).
The Concerned U.S. officials report that ISIS-Somalia has evolved from a financial hub to potentially hosting IS's global leader.
Senior U.S. defense officials believe that ISIS leaders see Africa as a strategic expansion zone, with...












