Madaxweynaha HirShabelle oo kulan sanadle uga qayb-galay degaanka Ceeloow
WARSHEEKH (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceeloow ee degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sanadeed uu halkaasi ku qabtay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole).
Kulanka ayaa waxaa ka qey bgalay Xildhibaano heer federaal, Xubno Isugu jira labada gole ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, Siyaasiyiin, Duubabka dhaqanka, qeybaha bulshada iyo Mas’uuliyiin kale.
Madaxweynaha iyo...
Somali President Signals Readiness for Dialogue with Al-Shabaab Militants
MOGADISHU, Somalia - In a bold and unexpected move, Somali President Hassan Sheikh Mohamud has reiterated his government's readiness to engage in dialogue and negotiations with the Al-Shabaab militant group.
This statement was made during a debate in Oslo, Norway, where the President emphasized that the end game of the conflict with Al-Shabaab is through peaceful negotiations.
President Hassan Sheikh Mohamud...
Xasan Sheekh oo sheegay in dhamaadka Al-Shabaab uu yahay wada-hadal
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa ka hadlay arrimo ku aadan Al-Shabaab iyo suuragalnimada wada-hadal lala furo.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisa ay diyaar u tahay wada-hadal lala furo Al-Shabaab, si wax kasta loogu dhameeo miiska wada-hadalka.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dhammaadka Al-Shabaab uu...
Dibad-baxyo xoogan oo ka socda Nairobi iyo sababta ka dambeysa
NAIROBI (SMN) - Tiro badan oo Kenyan ah ayaa isugu soo baxay bannaanka baarlamanka Talaadadii si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay, iyadoo booliiska ay adeegsadeen sunta dadka ka ilmeysiisa, islamarkaana ay xireen saddex qof.
Dalkan Bariga Afrika ugu dhaqaalaha badan ayaa la daalaa dhacayey xasarado dhanka nolosha ah, ayada oo kuwa dowladda dhaliila ay sheegayaan in ay kasii...
Somalia: Mogadishu Police Crack Down on Unregistered Vehicles
MOGADISHU, Somalia - In a recent announcement, the Mogadishu Police have declared a strict ban on all vehicles without registration plates, citing security concerns. The decision comes as part of an ongoing effort to improve safety and curb potential criminal activities within the city.
According to the police statement, drivers of unregistered vehicles will face legal action for compromising security...
Al-Shabab reverses Somali force gains, is working with Houthis in Somalia
WASHINGTON - Al-Shabab has reversed all Somali National Army gains made over the last two years and is now working with the Houthi militant group to expand its capabilities, according to senior U.S. defense officials.
“They are working with the Houthis,” said a senior U.S. defense official, who spoke to reporters on the condition of anonymity. “It’s a bit of...
Taliyihii burcad-badeeddii afduubatay Markabka MV Abddalla oo lasoo qabtay
GAALKACYO (SMN) - Ciidanka booliska Gobolka Mudug oo saacadihii lasoo dhaafay magaalada Gaalkacyo ka sameeyay howlgal ku saabsanaa la dagaalanka burcadbadeeda ayaa gacanta Kusoo dhigay Taliyihii hogaaminayay i burcad badeedii 5 Milan oo madax furashada ah ka qaatay Markabkii MV ABDALLA ee laga alahaa dalka Bangaladesh.
Howlgalkan oo ay ciidanka ka fuliyeen xaafada siinaay ee Magalada Gaalkacyo ayaa lagu soo...
Taliska ciidanka Booliska oo Muqdisho ka mamnuucay gaadiidka Taargo la’aanta ah
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa magaalada Muqdisho ka mamnuucay in lagu dhex wato gaadiidka Taargo la'aanta ah, go'aankan ayaana dhaqangeli doono isla maanta.
Qoraalka kasoo baxay booliska ayaa waxaa sidoo kale shacabka loogu baaqay inay kala shaqeeyaan amniga guud ee caasimadda.
Warsaxaafadeedka ayaa u qormaa sidatan:-
WARGALIN MUHIIM AH.
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu ogaysiinayaan shacabka ku...
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo xiriir la bilowday Al-Shabaab-ka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay, in kooxda Al Shabab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta Yemen, si ay isugu dayaan in awooddooda ay ku ballaariyaan Soomaaliya.
Saraal sare oo ka tirsan ciidamada difaaca Mareykanka oo codsaday inaanan la magac-dhabin ayaa sheegay, in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay labadi sano...
Sawirro: Wasiir Roobow oo kormeeray Xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan Mina
MAKKAH (SMN) - Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Madaxa xafiiska Arrimaha xajka Wasaaradda Dr Khadar Daahir ayaa xalay kormeerayay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed ka deggan yihiin Mina isagoo mid ka mid ah xarumaha Caafimaadka ku booqday xujey lagu dabiibayo.
Xarumaha caafimaadka Xujeyda Soomaaliyeed oo dowladdu soo kordhisay sanadkaan ayaa shaqo muhiim ah u qabanayay...










