Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray dagaal beeleedyada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa boqolaal ka mid ah shacabka caasimadda kula tukaday barxadda shirkoole salaadda Ciiddul Adxaa, isagoo salaadda kaddib shacabka ku boorriyay iney is cafiyaan sidoo kalana is taageeraan.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale khudbaddiisa salaadda kaddib ka hadlay dib u hishiisiinta iyo qasaaraha laga dhaxlo dagaallada qabiillada.
Dhammaad.
function...
Ra’iisul wasaare Xamza oo salaadda ciida la oogay boqolaal shacab ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo xujayda sanadkan gudanaya waajibaadka xajka Alle uga baryey in uu ka aqbalo...
Somali PM wishes to citizens for a joyous celebration of Eid Al Adha.
MOGADISHU, Somalia — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, extended warm wishes to all Somali citizens, both within the country and abroad, for a joyous celebration of Eid Al Adha.
In his message, Barre emphasized the significance of unity, compassion, and faith during this cherished time.
Barre highlighted the importance of coming together as a...
Somali President Hassan Sheikh Mohamud Sends Eid Al Adha Greetings
MOGADISHU, Somalia — The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, extended his warm wishes for Eid Al Adha to Muslims worldwide and especially to the Somali people residing both within and outside the country.
Mohamud highlighted the significance of Eid Al Adha to Muslim communities globally and expressed his heartfelt wishes for a joyous, prosperous, and...
Madaxweynaha JFS oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Carafo
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka Soomaaliyeed inay si cafiyaan oo ay is kaalmeeyaan, kana shaqeeyaan danta guud oo amnigu uu...
Taliyaha booliska Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa Rwanda
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi iyo wadashaqeyn ah oo labada Talis dhexmaray.
Heshiiskaan oo horay u jiray ayaa hadda la cusbooneysiiyey, si sare loogu qaado awoodda iskaashi ee booliska labada dal.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...
R/W Xamza oo diray hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxa
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Adxaa awgeed. dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gudaha iyo dibedda.
Ra’iisul wasaare Xamse oo hambalyo gaar ah la wadaagay geesiyadda ciidamadda qalabka sida ayaa sheegay in ciidan tan xigta uu ku han-weyn yahay in...
Puntland President Deni Condemns Exhumation of Graves in Mogadishu
GAROWE, Somalia - In his annual address to the Puntland regional parliament, President Said Abdullahi Deni expressed deep concern over the Federal Government's decision to exhume graves at the Police Academy cemetery in Mogadishu.
Deni's comments come amidst growing controversy surrounding the government's decision to repurpose the cemetery for other uses.
During his speech, President Deni called on Somali President Hassan...
Muxuu madaxweyne Saciid Deni ka yiri faagista Qabuuraha Iskuul Buluusiya?
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay Maadxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in loo dhimriyo lana ixtiraamo qeyladda kasoo yeereeyso maalamahan magaalada Muqdisho ee ku aadan in dhul qubuuro ah laga saaro meydadkii halkaasi ku jiray, taas oo uu sheegay in sharciga sammaawiga ah iyo kan bulshadeed uu qubuuraha siinayo ixtiraam.
Saciid Deni ayaa intaasi ku...
Explosion Claims Lives of Somali Army Commander and Soldiers in Southwest state
BAIDOA, Somalia - A tragic incident unfolded in the border regions of Bay and Bakool in southern Somalia, as a devastating explosion claimed the lives of the commander of the 8th battalion of the 60th CXDS division and several other soldiers.
The explosion took place while the officers and soldiers were responding to a call for support from government forces...










