Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray geerida Ikraan Xooshey

MUQDISHO (SMN) - Guddoonka Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha, Guddoomiyayaasha Degmooyinka, Xafiiska Sports-ka, Madaxda xafiisyada & Dhammaan Shaqaale weynaha Maamulka Gobolka Banaadir & Dowladda Hoose ee Xamar waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada, asxaabta iyo bahda G/Banaadir, ayagoo ka tacsiyeynaya geerida ku timid Allaha u naxariisto Marwo Ikraan Abdullahi Maxamed (Xooshey), Guddoomiyahii Kubadda Koleyga Gobolka Banaadir...

Somali Minister of Transport and Aviation Discusses Road Safety with UN Special Envoy

MOGADISHU, Somalia  - The Minister of Transport and Aviation, Fardowsa Osman Egal, accompanied by the Director General of the Ministry, Bashir Moallim Ali Hassan, recently held a productive meeting with Jean Todt, the Special Envoy of the Secretary General of the United Nations for Road Safety.   During the meeting, the two parties discussed the importance of cooperation and close collaboration...

Somali President Establishes Four New Specialized Commands for the Army

MOGADISHU, Somalia  - In a significant move towards enhancing the operational capabilities of the Somali National Army (SNA), President Hassan Sheikh Mohamud, acting on a proposal from the Minister of Defense, Abdirahman Mohamed Nur, has issued a Presidential Decree establishing four new specialized commands.   The SNA Special Forces Command, led by Brigadier General Ahmed Abdullahi Sheikh, will be tasked with...

DF Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardowsa Osman Egal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan ayaa kullan miro dhal ah la qaaday Mudane Jean Todt, Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Badqabka Wadooyinka.   Labada dhinac ayaa kaa ka wada hadlay muhiimada iskaashi iyo wada shaqeyn dhaw ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliyeyaal cusub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray Talisyo cusub oo Lagu soo biiriyey Ciidanka Xoogga Dalka kuwaas oo kala ah, Taliska Ciidanka Gaarka ah ee CXDS, Taliska Tababarada CXDS,...

SoDMA and Qatar Charity Partner for Enhanced Disaster Response

MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) signed a strategic agreement with Qatar Charity to collaborate on various aspects related to disaster recovery, resilience, humanitarian assistance, and capacity building for SoDMA staff.   This partnership aims to enhance the capabilities of SoDMA in responding to disasters and improving the lives of millions of people affected by humanitarian crises in...

Sawirro: SoDMA oo heshiis la gashay hay’adda Qatar Charity

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis istiraatiiji ah kula saxiixday Guddoomiyaha Hay'adda Qatar Charity Xafiiskeda Soomaaliya Md. Cabdifitaax Aadan Macallin.   U jeedka heshiiskaan ayaa ah in laga wada shaqeeyo ka soo kabashada dhibaatooyinkii ka dhashay musiiboyinka, u adkaysiga aafooyinka, xoojinta gargaarka...

Guddoomiye Yabooh oo soo xiray imtixaanka fasalka 8-aad + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Inka badan 35,307 Arday oo dhiganeysay fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ayaa si rasmi ah ugu soo xirmay Imtixaanka shahaadiga ah ee dalka,kuwaas oo ka kala tirsana 656 School oo gobolka Banaadir ah.   ku-simaha Guddoomiyaha,ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa si wadajir...

Somali Cabinet discusses exit of African Union troops by Dec. 2024

MOGADISHU, Somalia - In a significant move towards strengthening government accountability and transparency, the Somali Cabinet, led by Prime Minister Hamsa Abdi Barre, has approved new regulations for the Office of the Auditor General.   This development occurred during the weekly Council of Ministers meeting, which also focused on critical national security and education matters. The Ministry of Defense briefed the Prime...

Sawirro: Shirka golaha wasiirada oo looga hadlay bixista ciidanka ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin ku saabsan bixitaanka ciidanka ATMIS iyo qorshaha u diyaar garowga Ciidanka Qaranka uu kula wareegi lahaa mas’uuliyadda amniga guud ee dalka, marka ay baxaan bisha Diseember 2024.   Golaha Wasiirrada ayaa bogaadiyey howlgallada dalka...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...