SoDMA management Meets with team from PM Office to Discuss Disaster Risk Planning
MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the National Disaster Management Agency, Mahamuud Moallim, accompanied by his deputy, Dr. Ahmed A. Adan, received officials from the Prime Minister's office led by Deputy Permanent Secretary Abdirizak Ali and the leader of the Social pillar of the National Transformation Plan.
The meeting focused on linking disaster risk planning with the broader social pillar...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay xubno ka socday xafiiska ra’iisul wasaaraha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Masiiboyinka qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo wehlinayo Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa Xarunta Hay’adda SoDMA kulan kula qaatay Ku xigeenka Xoghayaha xaafiiska RW Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Ibraahim iyo madaxa Social pillar ka ee qorshaha isbadalka qaran “National Transformation Plan" oo maanta booqasho ku yimid hay’adda SoDMA.
Kulanka ayaa...
Qatar Amir, Somali president discuss ways to boost bilateral relations in phone call
Doha, Qatar: The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani discussed with the President of the sisterly Federal Republic of Somalia HE Hassan Sheikh Mahmud, bilateral relations between the two brotherly countries and ways to boost them.
This came during a phone conversation HH the Amir held today with the President of the Federal Republic of Somalia.
They also discussed...
Kulan looga hadlayay doorashada qof iyo codka ah ee Puntland oo ka dhacay Garoowe
GAROOWE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee Hoggaanada Ciidanka Booliska Puntland.
kulanka waxaa ka qayb galay Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto Caydiid Axmed Nuur,Taliye ku xigeenka 2-aad ee ciida ka Booliska S/guuto Cismaan Cigge, Hogaanadda booliska iyo fadhiyada madaxa banaan.
Shirka ayaa todobaadkan looga hadlayay Xaaladda...
Madaxweynaha Soomaaliya oo wada-hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo xiriir dhanka qadka taleefoonka ah la sameeyay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa la yeeshay wada-hadallo xasaasi ah.
Labada mas'uul ayaa yeeshay wada-hadal miro dhal ah, waxayna ka arrinsadeen sidii sare loogu qaadi lahaa xoojinta iskaashiga labada dal.
Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen...
Heshiis hordhac ah oo laga gaaray colaadda gobolka Galgaduud + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya beelo walaala ah oo wadaag ahaa.
Madaxweynaha oo halkaas ka furay gogol nabadeed ayaa la kulmay odayaasha iyo wax garadka labada dhinac, isagoo kala hadlay sida ay muhiim ugu tahay in ay...
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo la kulmay ergeyga QM ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) James Swan ayaa magaalada Muqdisho ku yeeashay kulan looga hadlayay horumarka laga gaaray dagaalka Khawaarijta, dhimista ciidamada ATMIS iyo dib u habeynta ammaanka.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya...
AFRICOM denies US airstrike killed Cuban doctors
WASHINGTON - The U.S. military says it was not involved in the reported killing of two Cuban doctors whom the al-Shabab militant group alleges died as a result of a U.S. airstrike in Somalia in February.
The latest quarterly civilian harm assessment published by U.S. Africa Command, also known as AFRICOM, confirms that U.S. forces conducted an airstrike near the town of...
AFRICOM oo beenisay in ay duqeyn ku dileen dhakhaatiir Cuba u dhashay
WASHINGTON - Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in aysan ku lug laheyn dilka la sheegay in lagu dilay labo dhaqaatiir ah oo u dhashay dalka Cuba, kuwaasi oo Al-Shabaab sheegtay in ay ku dhinteen duqeynta Mareykanka uu ka fuliyay Jilib bishii February 2024.
Qiimeyntii ugu dambeysay ee waxyeelada rayidka ee saddexdii biloodba mar ay daabacday Taliska Mareykanka ee Afrika, sidoo kalena...
Sawirro: Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirka oo socon doona mudo laba maalmood ah, ayaa aad loogu lafoguri doonaa qorshaha hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee shanta sano ee soo...









