Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo Axmed Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).   Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaanada Jubbaland, la dagaalanka Khawaarijta iyo sidii xal loogu heli lahaa fatahaadaha laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan qaar kamida gobolada dalka,...

Somalia Takes Bold Step to Protect Environment by Halting Coal Export

MOGADISHU, Somalia - In a landmark move to address environmental challenges and preserve the nation's natural resources, the government of Somalia has successfully ceased the export of coal. The decision is part of a broader strategy to combat deforestation, which has been identified as a major environmental threat leading to erosion and increased vulnerability to floods and droughts.   The Ministry...

Dowladda Soomaaliya oo ku guulaystay in gabi ahaanba la joojiyay dhoofinta dhuxusha

MUQDISHO, Soomaaliya - Dalkeena waxa dhibaato ba’an ku haya xaalufinta dhirta. Xaaladda deegaan ee dalkeenu ku suganayahy waa mid adag oo u baahan in cid kasta xil iska saarto dhawridda deegaanka iyo ka warqabkiisa, xaalufka dhirtu waa aafo deegaan taas oo sababta nabaad-guurka iyo u nuglaanta daadadka iyo abaaraha.   Dhirtu waxa ay muhiimad gaar ah u leedahay dadka, deegaanka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay danjira Ruushka u fadhiya Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ruushka u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Mikhail Golovanov.   Duqa Muqdisho ayaa ugu mahadceliyay Danjiraha Ruushka booqashada uu ku yimid Aqalka dowladda hoose ee Xamar, Dadaalkiisa ku aadan xoojinta xiriirka labada shacab, iyo doorka Dowladda Ruushka ee...

Mogadishu Police Detain an Elder for Undermining Judiciary and Denouncing Court Rulings

MOGADISHU, Somalia - The Mogadishu police have arrested Mas'ud Abdullahi Afrah (Garweyne) for allegedly insulting the country's judiciary and publicly denouncing the legitimacy of court rulings.   The arrest has sparked discussions on the importance of maintaining the integrity of the judiciary and the rule of law in Somalia. The Somali government has emphasized the significance of an independent and impartial judiciary...

Jubaland President Ahmed Madobe Visits SODMA Headquarters in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - In a move to address the humanitarian situation in Somalia, President Ahmed Mohamed Madobe of Jubaland State paid a visit to the Somali National Disaster Management Agency (SODMA) headquarters in Mogadishu on May 22, 2024.   The visit aimed to familiarize President Madobe with the humanitarian needs of the country and to discuss the potential impact of the...

Somalia: Unprecedented Flooding in Beledweyne Forces Mass Evacuations

BELEDWEYNE, Somalia - Beledweyne, the capital of the Hiraan Region in central Somalia, is facing a severe humanitarian crisis as the Shabelle River has burst its banks, submerging parts of the city and forcing the evacuation of numerous residents.   The floods have affected thousands of people, leaving many homeless and in desperate need of assistance. The Shabelle River, which runs through...

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku yimid xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay’adda Md. Maxamuud Macallin Cabdulle.   Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay’adda, saameynta taban ee is-beddelka...

Fatahaad xoogan oo mar kale ku dhufatay magaalada Beledweyne + Sawirro

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay wabiga Shabelle uu ku fatahay qeybo ka mid ah xaafadaha bari ee magaalada Beledweyne, kadib roobab xooggan oo ka da’ay halkaasi   Shacabkii degganaa xaafadaha uu ku fatahay wabiga ayaa ka barakacay guryahooda, iyagoo deegaansaday dhulka taagga ah ee ka fog goobaha fatahaadda. Xaaladda...

Turkey to build $6m Somali embassy in Ankara

ANKARA - Turkey is set to construct and donate an embassy building and a plot of land to Somalia at a cost estimated to reach over $6m, according to a deal submitted to the Turkish parliament on Monday.   As per the agreement signed between Turkey and Somalia in 2022, Ankara will make this contribution in exchange for a plot of...

WARAR KALE

AUSSOM Welcomes New Ghana Police Force

MOGADISHO – The African Union Mission in Somalia (AUSSOM) has officially welcomed the new Ghana Police Force (GFPU-5) battalion, which has been deployed to...

AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana

MUQDISHO – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana...

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...