Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Tropical Cyclone Laly Threatens Coastal Areas of Jubbaland, Southwest, and Benadir Region

MOGADISHU, Somalia - The National Disaster Management Agency (SoDMA) has issued a warning about the potential impact of Tropical Cyclone Laly, which is currently brewing in the Indian Ocean.   The cyclone is expected to affect the coastal areas of Jubbaland and Southwest States, as well as the Benadir region. Cities that may be severely affected include Mogadishu, Barawe, Kismayo, Marka, Jamame,...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqday xarunta SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xarunta dhexe ee Hay'adda SoDMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle.   Soo dhaweeyn kadib Madaxweynaha KGS ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay'adda, ku xigeenkiisa, Agaasimayaal iyo Lataliyayaal sare oo SoDMA ka tirsan,  waxaana...

 Mogadishu Mayor and UAE Ambassador Discuss Development Projects

MOGADISHU, Somalia - In a significant move towards fostering stronger ties between Somalia and the United Arab Emirates, the Mayor of Mogadishu, Yusuf Hussein Jim’ale Madale, welcomed the Ambassador of the United Arab Emirates (UAE), Ahmad Juma Al Rumaithi, at the Banadir Municipality headquarters on Tuesday.   The meeting, which was aimed at enhancing the relationship between the two countries, focused...

Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isutaga Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Dr. Axmed Jumca Al-Rumeysi.   Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta labada dhinac, sii wadida arrimaha gar’aarka oo ay Dowladda Imaaraatka gacan weyn ka geysato iyo...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Ibraahim Aadan Maadeey

MUQDISHO (SMN) - Ibraahim Aadan Maadeey Afgarashadiisuna tahay Cabdiraxmaan, ayaa Khawaarijta kaga biiray degmada Jillib ee Gobolka Jubbada dhexe, Tabbar gaaban oo dhinaca Dillalka Qorsheysan ah kadib waxaa loo soo diray in Muqdisho uu ka howlgallo, Gaar ahaan Kooxda Dilalka Gaadmada ah fulisa, isaggoona mushaar ahaan kaga qaadan jiray Argagixisada Lacag u dhaxeysa Todobaatan iyo ilaa Sagaashan Dollar ka...

Somali Federal Government and Regional Leaders Visit Lido Beach in Mogadishu

Mogadishu, Somalia - In a show of unity and progress, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre, was joined by the Presidents of Jubbaland, Galmudug, and Hirshabelle states, the Interior Minister, and the Governor of Benadir region for a visit to Lido Beach in Mogadishu.   This visit marks a significant moment in Somalia's journey...

Somali president receives Russian Ambassador at the state house

MOGADISHU, Somalia -  Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with the Russian Ambassador to Djibouti and Somalia, Mikhail Golovanov, at the State House in Mogadishu. The meeting, held on May 20, 2024, focused on a range of topics including security, social, and humanitarian issues.   President Mohamud expressed his gratitude and appreciation for the discussions, emphasizing the importance of strengthening bilateral...

Sawirro: Madaxdii ugu badnayd oo xalay kormeer ku tegtay xeebta Liido + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido.   Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ujeedku ahaa nabadda iyo xasilloonida ka hirgashay caasimadda dalka ee Muqdisho, isaga oo kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan doorka kaga aaddan nabadda iyo isdhexgalka. Mudane Xamsa Cabdi Barre, booqashada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saddex arrimood kala hadlay Ruushka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo iskaashiga horumarinta iyo arrimaha bini’aadanimada.   Danjire Mikhail Golovanov ayaa bogaadiyay horumarka dowlada Soomaaliya ka sameysay dagaalka ka dhanka argagixisada, isagoo tilmaamay sida dowladda...

Agaasimaha wasaaradda caafimadka XFS oo shir uga qayb-galay Nairobi

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Guuleed Abdijaliil iyo wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka qaybgalay Shirka heerkiisu sareeyo ee heer farsamo iyo heer Wasiir ee  hindisaha wadajirka ah oo lagu Horumarinayo xiriirka ganacsiga iyo xoojinta dhaqaalaha ee xuduudaha, iyadoo la tixgalinayo hanaanka Caafimaadka Mideysan kaasoo sare loogu qaadayo amniga caafimaadka...

WARAR KALE

Somalia’s New Ambassador Presents Credentials in Libya

TRIPOLI, Libya, June 14 – Somalia's newly appointed ambassador to Libya formally presented his credentials on Sunday to the head of Libya's Presidential Council,...

Somali Army Chief Chairs Security Meeting Ahead of AUSSOM Transition

MOGADISHU, Somalia – Somalia's army chief on Sunday chaired a high-level meeting focused on accelerating military operations, strengthening the armed forces and preparing for...

AUSSOM Welcomes New Ghana Police Force

MOGADISHO – The African Union Mission in Somalia (AUSSOM) has officially welcomed the new Ghana Police Force (GFPU-5) battalion, which has been deployed to...